Meydadka laba ruux o Soomaali ah oo laga soo saaray Dabaq ku gubtay Minneapolis
Minneapolis Jan 04,2013(SDN)-Fooq ku yaal magaalada Minneapolis oo ay ku noolaayeen dad Soomaali ah oo dab qabsaday maalmo ka hor ayaa laga helay meydka laba ruux oo dabka ku dhintay. Dabkan oo sarta ka qarxay aroornimadii Arbacadii ayaa waxa ku dhaawacmay 14 ruux oo Soomaali ah,ilaa iyo ahaatana lama shaacin sababta dabka dhalisay. Maalinimadii Jimcaha…
