Masuuliyiintii Xukuumaddu U Dirtay Daminta Shaqaaqadii Burco Oo Isku Maan-dhaafsan Xadhiga Abaabulayaashii Mudaharaadka
Burco:25-Dec-2013(SDN)-Wararka laga Helayo Magaalada Burco ayaa sheegaya inuu Jiro Khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay Taliye-ku-xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Cabdiraxmaan Fooxle iyo Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Cabdi Aw Daahir, kaas oo la xidhiidha xadhiga Xubno looga shakisan yahay Wixii Burco ka dhacay. Taliye Fooxle ayaa la sheegay inuu qorshaytay sidii gacan bir ah…
