Nuxurka Shirka Jaraa’id ee Wasiirka Warfaafinta Somaliland {DHAGAYSO}
Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigelinta ee JSL MD Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay mowqifka xukuumada Somaliland ee ku aaddan sadex arimood oo kala ah Khasaarihii ka dhashay Mudaharaadkii maalintii shalay ka dhacay magaalada Burco, qabanqaabada dooda qaran ee xisbiyada qaranka iyo khilaaf…
