Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiiska Laga Qaadanayo Warqadda Dhalashada Daawo Sawiro
Muqdisho 23.Dec 2013 (SDN)- Xaruntan maanta uu xariga ka jaray Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Mudane Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” ayaa ah Waaxda dad dhigista Dowladda Hoose, halka laga qaadanayo Warqadda dhallashada Muwaadinka Soomaaliya. Munaasibad Kooban oo xariga looga jarayey xafiiska waaxda dad dhigista Dowladda Hoose, ayaa waxaa ka soo qeyb-galeen Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho,…
