Webmaster

    Somaliland iyo Maanta, Xogta iyo Xaqiiqda dhabta ah, Allow sahal Amuuraha !!

    Waxaa dastuurka Somaliland uu muwaadinkasta oo Somalilander ah uu u-damaanad qaadayaa oo uu xaq-u-siinayaa in uu aragtida fikirkiisa, dhiibashada rayigiisa, cabirista maskaxdiisa, hilaadinta indheer-garad-nimadiisa, abaabulka dhigiisa, sheegista iyo meel-marinta taladiisa, edeeynta iyo toosinta xukuumadiisa in uu intaba uu xor u-yahay ,xaqna u-leeyahay isaga oo dhawraaya oo aan ku-talax tegeyn milgaha, karaamada iyo xuquuqda muwaadin-kasta  uu…

    Read More

      Somalia Oo Ka Baxday Wada-hadalladii ay La Lahayd Somliland Iyo Wasiir Biixi Oo Jawaab Kulul Bixiyey

      London:23-Dec-2013 (SDN)-Dawladda Federalka Somalia ayaa Si Badheedh ah Daneeyayaasha Dhexdhexaadinaya Labada Dhinac ugu bandhigtay inaanay dib u soo xaadiri doonin Wada-hadal dambe oo ay Somaliland la leedahay ilaa iyo inta ay somaliland ka Tanaasulayso Qoddobka Qaddiyaddda Madax-bannaanida.  Waraaq uu wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha dibadda ee dawladda Soomaaliya Maxamed Nuur Gacal uu u kala diray dawladaha…

      Read More

        Waa wareeeeeeey!!!!!!by Xaashi Yaasiin Cismaan

            Hordhac   Bisinka! Bisinka! Aniga laftigaygaaba cinwaanka maqaalka  ku naxay oo dhinacyada dhugtay. Ma anigaa waa warey iri mise cid kale? Tolow ma riyaa? Mise waa run? Runta u badi!   Maxaa keenay dhididka faraha badan ee wejiga ka da’aya?  Muxuu wadnuhu ila dikaamayaa? Muxuu yahay sangororka dhididkii ku darsamay? Maxaan la hiinraagayaa?…

        Read More

          Qatar iyo Sacuudiga oo Somalia ka dhisay koox ka halis badan Al-Shabaab

          Dilalkii ugu dambeeyay ee Muqdisho ka dhacay,sida dilkii Xildhibaan Mohamed Warsame {Faysal} iyo Xasuuqii dhaqaatiirta Syria iyo Somalia u dhashay waxaa fuliyay  Ciidamadda sida gaarka u tababaran ee Ruuxaanta Damu Jadiid kuwaas oo la mida Amniyaat-ka Al-Shabaab. Ciidamadda Nabadsugida Ruuxaanta Damu Jadiid waxaa taliye looga dhigay Gaashaanle sare Abdalla Abdalla Mohamed oo loo yaqaan Abdalla…

          Read More

            Ruqsad kale Oo Madaxtooyadu ku Siisay Shirkad Gaar Dhismaha Shirkaddii Nec-fish Oo Berbera Qasay Iyo Shacabka Oo Aad U Kacsan

            Berbera:23-Dec-2013( SDN)-Waxa aad u kacsan Xaaladda Guud ee Magaalada Berbera, kadib markii ay ay  xukuumaddu Ruqsad u siisay Shir gaar loo leeyahay Dhismaha iyo Agabka Shirkaddii Nec-fish xarunteedii Bebbera.   Amarka shirkaddan gaarka ah lagu siiyey dhismahan ayaa la sheegay inuu ka soo baxay Madaxtooyada ka hor intii aanu u gudbin wasaaradda Kalluumaysiga oo iyadu…

            Read More

              Ali joins District 3 school board field

              Siad Ali formalized his entry into the District 3 race for school board in a well-attended announcement Saturday at the Phillips Community Center. Judging by the mostly Somali-American crowd of close to 100, the Somali-born staffer for U.S. Sen. Amy Klobuchar can claim fairly broad support. The most notable figures there in terms of school board politics were…

              Read More

                Somali pop idol offers escape to Somali youth

                After more than two decades of conflict, some semblance of normality is returning to the Somalia capital, Mogadishu. A UN-backed government is consolidating its control of the city, and services such as rubbish collection and traffic lights have been restored. Now, a TV reality show has been launched, as the BBC’s Kate Forbes reports. A…

                Read More

                  Wasaarada Khaarejiga Soomaaliya oo Aduun aad u faro badan Safaro ku khasaarisay xili dalka xaalado bini-adam ka jiraan

                  Muqdisho Dec 23,2013(SDN)-Wasaarada arrimaha dibedda ee dalka Soomaaliya ayaa lacagta ugu badan ku kharash gareysay safaro ay masuuliyiinta wasaaradaasi dalka dibediisa ku tegeen. Ilo wareedyo ka mida shaqaalaha Baanka dhexe ee Soomaaliya ayaa iddaacada Dalsan u sheegay in Aduun ku dhaw Million Dollar ku bixiyay safaro ay shirar caalemi ah uga qeyb galeen. Safaradan oo…

                  Read More

                    Marwada Madaxweynaha Somaliland oo Hadal ka Jeedisay Kulan hawleed ku Saabsan Wax ka qabashada Tacadiyada Haweenka iyo Caruurta

                    Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare  Dr. Yusuf Ismaaciil Cali, ayaa   Magaalada  Xubno ka kala Socda, Xeer ilaalinta, Dembi baadhista, Bilayska iyo Gudoomiyayaasha Maxkamadaha  uga furay Magaalada Hargaysa kulan howleed  Ku saabsan    waxka qabashada  tacadiyada Haweenka iyo caruurta lagula kaco iyada oo loo marayo sharciga. Kulan howleed-kan oo uu soo qaban-qaabiyay Xafiiska Baahi-koob kana …

                    Read More

                      Sannad Guuradii 1aad ee Aasaaska Jaamacada Umulisonimada ee Edna Aadan oo Hargaysa lagu qabtay

                      Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- AGaasimaha  Tacliinta sare ee wasaaradda waxbarashadda iyo taclinta sare Md :KHadar Axmed Diiriye ayaa  Ka qayb galay xaflad loo sameeyey sanad guurada aas aaskii jaamacadda adna Aadan university oo Lagu qabtay  magaaladda Hargaysa. AGaasimaha Tacliinta sare ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare oo ka hadlay xafadaasi ayaa ka waramay faaiidada barashada…

                      Read More

                        Maamulka Gobolka Salal oo ka Hadlay Mudaharaad Xoogana oo doraad Gilgilay magaalada Lawyacado {DHAGAYSO}

                        Lawyacado23.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Gobolka Salal iyo Ku Xigeenkiisa ayaa  ka hadlay Mudaharaad ka dhacay Magaalada ku taala Xuduuda ay Wadaagaan Somaliland iyo Jabuuti ee Law yacado kuna diidanaayeen Cashuur ay Sheegeen in Wasaarada Maaliyada ee Somaliland ay kordhisay. Maamulka Gobolka Salal waxay sheegeen in aanu jirin wax cashuur ah oo la kordhiyay iyagoo intaas…

                        Read More

                          The Somali prime minister received message of congratula​tion from his Ethiopian counterpar​t

                          The Somali prime minister received message of congratulation from his Ethiopian counterpart Mogadishu, December 22, 2013…… His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed received message of congratulation from his Ethiopian counterpart His Excellency Hailemariam Desalegn on his appointment and approval as the prime minister of the federal republic of Somalia. On behalf of the government and the…

                          Read More

                            Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo dhanbaal hanbalyo ah ka helay dhiggiisa Ethiopia

                            Muqdisho, Dec, 22, 20139SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamuud ayaa dhanbaal  hambalyo  ah ka helay dhiggiiisa  dalka Ethiopia mudane Hailemariam Desalegn, waxana  warqadda  hanbalyada ah  ku aaddan tahay  magacaabistiisa iyo ansixintiisa ee xilka Ra’iisul Wasaarenimada Soomaaliya. Isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dowlada iyo kan shacabka Ethiopia, ayuu Ra’iisul Wasaare Heilemariam ugu…

                            Read More