Muqdisho: Banaan bax lagaga soo hor jeedo dilkii lagu khaarajiyay Dhakhaatiirtii Suuriya u dhashay oo maanta dhacay
Muqdisho 22.Dec 2013 (SDN)- Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo dilkii dhowaan duleedka magaalada Muqdisho loogu geystay dhaqaatiir u dhashay dalka Syria ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Boqollaal arday ah iyo dadweyne caadi ah ayaa ka qeyb-galay dibadbaxa oo ay ku muujinayeen sida ay uga caraysan yihiin dilka dhaqaatiirta iyo shaqaalaha gargaarka ee aan…
