Webmaster

    Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo sheegay in aanay jirin Wax laysla qaatay oo Saddexda Xisbi ku heshiiyen {DHAGAYSO}

    Hargaysa 21.Dec 2013 (SDN) Guddomiyaha Xisbiga Tallada Dalka haya ee Kulmiye Muj.Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay heshiiskii Maalintii Khamiistii ay gaadheen Saddexda Xisbi  waxaanu sheegay in aanay Jirin wax laysla qaatay oo lagu heshiiyey, sidda Magac wax laga hadlayo iyo Ajandaha Shirkaasi. Sidaasi waxa uu ku sheegay Mar uu warbaahinta ugu waramayey Xafiiskiisa,Hadaba Waraysigaasi…

    Read More

      Baarlamanka Somalia oo ansixiyay Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia

      Muqdisho 21.Dec 2013 (SDN)-Mudaneyaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah cod gacan-taag ah ku ansixiyay magacaabista raysul wasaaraha cusub ee dalka, Cabdiweli Sheekh Axmed. Kulanka ansixinta raysul wasaaraha oo ka dhacay xarunta Golaha Shacabka ayaa waxaa ka qeyb-galay 243 mudane, waxaana shir guddoominayay afhayeenka baarlamaanka, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. 239 xildhibaanno ayaa codka…

      Read More

        “Ma aha Golihii Wakiilada ee Waa Gole uu Leeyahay Xisbiga Waddani” Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Wakiilada (DAAWO)

        Hargaysa 21.Dec 2013 (SDN)- Labada Guddoomiye ku-xigeen ee Golaha wakiiladdaSomaliland Baashe Maxamed Faarax iyo Maxamed Yuusuf ayaa Dacwad ka dhan ah GuddoomiyeCirro geeyey Maxkamadda sare ee Dalka, si ay Maxkamaddu Golaha ugu soo qorto in la hakiyo Kal-fadhiga Golaha. Guddoomiye Cirro oo saaka furay kal-fadhiga Golaha isla markaana meel mariyey qorshayashii ay isku hayeen labadiisa…

        Read More

          Fall Athletic Banquet Speech

          By: Mohamed Hussein When Mr. Pratt asked me to give speech at this banquet, he emphasized that NMH has given me more than I have contributed. Of course, I am a beneficiary of a great education at NMH, but more importantly I have learned through NMH athletics that I can control what is under my…

          Read More

            Ra’isal Wasaare Saacid oo ku baanay in Muddadii uu Xilka hayay uu ku dadaalay adkaynta hay’adaha dawlada

            Muqdisho 21.Dec 2013 (SDN)- Raysul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo maanta kulan sagootin ah la qaatay shaqaalaha ka howlgala xafiiskiisa ayaa sheegay in intii uu hayay xafiiska uu ku dadaalay adkeynta hay’adaha dowladda. Wuxuu xusay inuusan waligiis qaadan go’aan ka hor imanaya qarannimada iyo horumarka dalka. Shirdoon ayaa qiray in shaqaalaha…

            Read More

              Somali Parliament Approves New Prime Minister

              Mogadishu, 21 Dec 2013 (SDN) -Somalia’s parliament has approved a new prime minister in Abdiweli Sheikh Ahmed, a political newcomer and economist who faces tough challenges in the war-torn nation. All but three MPs in parliament voted on Saturday to approve President Hassan Sheikh Mohamud’s nomination of the economist who has worked with several international…

              Read More

                Somalia to Rebuild National Library

                Mogadishu, 21 Dec 2013 (SDN) -A project has been launched in the Somali capital, Mogadishu, to rebuild the country’s national library.  Dozens of displaced families had been sheltering inside the building which has been badly damaged by decades of conflict. The project director, Zainab Hassan, told the BBC that thousands of students currently had no…

                Read More

                  Golaha Wakiilada oo uu furmay Kalfadhigoodii 23aad iyo Shirguddoonka Wakiilada oo Weli ka Jabsan

                  Hargaysa 21.Dec 2013 (SDN)- KalFadhigii sedex iyo labaatanaad ee Golaha Wakiilada JSL  ayaa maanta si rasmi ah ugu furmay xarunta golaha wakiilada ee magaalada hargaysa. Fadhigaas oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [ cirrro]  ayaa mudanayaashii kasoo xaadiray madasha waxa loogu qaybiyay ajanadaha kalfadhiga sedex iy labaatanaad ee Golaha wakiilada kaas…

                  Read More

                    Kalfadhigii 52aad ee Golaha Guurtida oo Maanta Si rasmi ah ugu Furmay

                    Hargaysa 21.Dec 2013 (SDN)- Kal fadhigii laba iyo kontanaad ee golaha guurtida jsl ayaa maanta ka furmay xarunta golahaasi ee magaalada hargaysa Gudoomiyaha GoLaha Guurtida jsl   Md Saleebaan maxamuud Aadan  oo shir gudoominaayay  kalfadhigaasi ayaa mudanayaashii kasoo xaadiray ku wargaliyay gudo galka kalfadhiga iyo u diyaar garawga ajanadaha kalfadhiga laba iyo kontanaad ee golaha  kaas oo ka kooban sagaal qodob  oo…

                    Read More

                      Jaaliyada West Somaliland Community ayaa sanadkan abaal marino kala duwan gudoon sisay Haldoorka Somaliland ee ku dhaqan Uk

                      London 21Dec13 (SD)Ururka  jaaliyadeedka West London Somaliland Community wuxu sanad walba qabanqaabiyaa  munaasibad lagu xuso laguna dhiiri galiyo Haldoorka  reer Somaliland ee horumar fiican naftooda u gaadha  umadda reer Somaliland horumarkooda qayb libaaxna ka qaata.  Ururku wuxu si gaar ah u dhiiri galliya ardayda reer Somaliland ee xagga tacliinta, siiba GCSE-ka iyo A-Levels-ka, darajooyin sare…

                      Read More

                        Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo soo dhaweeyay Wefti ka Socda dalka Sucuudiga

                        Hargaysa 21,Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Diinta iyo awqaafta ee JSL Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradiisa ayaa maanta dalka ku soo dhoweeyey wefti ka kooban lix xubnood oo ka socday Boqortooyada Sucuudi Arabia, weftigaas oo socdaalkoodu ku saabsan yahay ka qayb qaadashada fursadaha maalgashi iyo kuwo taageero ee caalamku ka wado…

                        Read More

                          Badda Boosaaso Oo Shan Dhallinyaro ah Liqday iyo Laba Ka Mid ah Oo Maydadkooda La Helay

                          Bosaso:21-Dec-2013(SDN)-Magaalo-xeebeedda Boosaaso Ee Deegaanada Puntland ayaa cisbitaal ku yaalla Saaka la keenay Maydadka Laba dhallinyaro ah oo ka mid ahaa Shan qof oo shalay ku qarraqmay xilli ay dabbaalnayeen. Waxaa lagu kala magacaabi jiray dhalinyarada geeriyootay Bashiir Maxamad Cali oo ka mid ahaa dhalinyarada wax ka barata iskuulka sare ee Bosaso(Bosaso Public Secondry School) iyo…

                          Read More

                            Dawladda Xasan Sheekh Oo Ku Dhawaaqday Xalka ay U Hayso Dagaalada Lagu Riiqmay Ee Gobolo Dalka ka Mid ah Ka Socda

                            Muqdisho:21-Dec-2013(SDN)-Maadaama Aan Wali wax xal ah oo waara loo haynin mashaqada dagaal ee Labada Qabiil ku dhex maraysa Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose, waxa ay dawladda Federalka ahi ku dhawaaqday inay Halkaas ciidan Geyn Doonto.  Dagaaladan oo ku sii fiday Gobolada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan, ayey Dawladdu ku dhawaaqday inay ciidamo kala dhex dhigi…

                            Read More

                              Kal-fadhigii 23-aad Ee Golaha Barlamaanka Somaliland Oo Maanta Furmaya Iyo Dareenada Ku Xeeran

                              Hargeysa:21-Dec-2013(SDN)-Waxa Maanta oo Sabti ah qorshuhu yahay inuu si Rasmi ah u furmo Kal-fadhigii 23-aad ee Golaha Baarlamaanka Somaliland oo Sabtidii hore dib u dhacay murano jira aawadood. Kal-fadhigan maanta ayaa lagu wadaa inuu la kawsado khilaafkii ugu horreeyey ee soo kala dhex gala Shirguddoonka Golahaas tan iyo  intii la sameeyey, waxana si aad ah…

                              Read More

                                Ra’isal Wasaaraha Cusub Ee Somalia Oo Maanta Baarlamaanka Hortegi Doona iyo Dhaqdhaqaaqyadii ugu dambeeyey ee Xildhibaanadu wadeen

                                Muqdisho:21-Dec-2013(SDN)-Waxa Lagu Wadaa In Maanta Oo Sabti ah uu Ra’iisal wasaaraha cusub ee la magacaabay, Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed uu Baarlamaanka hortago si codka Kalsoonida ah loo siiyo. Ilaa xalay waxa Magaalada Muqdisho gaar ahaa goobaha Huteelada ah ee Xildhibaanadu ku kulmaana laga Dareemayey Dhaqdhaqaaqyo Xooggan oo loogu diyaargaroobayo sidii Loo Ansaxin lahaa Ra’isal wasaaraha…

                                Read More