Webmaster

    Taliska Ciidanka Booliska Oo Daaha Ka Qaaday Inay Hayaan Eedaysanaha Toogashadii Khamiistii Hargeysa Ka Dhacday

    Hargeysa:21-Dec-2013(SDN)-Iyadoo ay wali dhegaha shacabka Reer Hargeysa kasii Guuxayso Toogashadii loo Geystay Madaxii Shaqaalaha Hay’dda Korontada Hargeysa, ayuu Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan uu sheegay inay Ciidanku Gacanta ku soo dhigeen ninkii  falkaas fuliyey. Taliye Fadal oo u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta dalka, ayaa sidoo kale ka warramayey sababaha keenay in…

    Read More

      Somali government calls for peace in Hiran region

      The Somali government has issued a decree calling for the cessation of clan fighting in Hiran region, government-run Radio Mogadishu reported Friday (December 20th). A delegation led by Minister of Natural Resources Abdirizak Omar Mohamed has been in Beledweyne since Sunday to mediate between two clans who fought in Kabahanley area over grazing land. The…

      Read More

        Shirkad shidaal oo caalami ah oo heshiis la gashay Dalsan Somaliland engery iyo qodobadii lagu heshiyey

        London 21Dec13(SDN) Waxaa  kulan ku dhex maray  magaalada London shirkada caalamiya oo  laga leyahay Uk oo lagu magacaabo  London international energy iyo shirkada ka socota Somaliland oo la magac baxday  Somaliland  Dalsan energy Ltd. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen wasiirkii hore ee Difaaca    Somaliland Mr Cabdilaahi Cali Ibrahim, oo ka mid ah…

        Read More

          Maxaa Qabsoomay Laba Gu’ Oo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Siyaasadda Ku jiray?

          Maanta oo kale, labaatankii bishii Diisambar, sannadkii 2011kii, mid ka mid ah jileyaasha ugu waaweyn siyaasadda Somaliland ahna dhaqaaleyahan, qoraa iyo hal-abuur ayaa uu si rasmi ah shaaca uga qaaday inuu ku biirayo fagaaraha siyaasadda Somaliland… Waa Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID.. Waxa aynu qormadan kooban ku eegi doonnaa guulihii,…

          Read More

            Marwo Fowsiya Yusuf oo Juba uga qeybgaleysa shir deg dega oo IGAD isugu imaneyso

            Juba Dec 20,2013(SDN)-Ra’iisul wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam ayaan kaga qeybgaleysa maanta Caasimadda Juba ee South Sudan Shirka degdega ah ee Wasiiradda Arrimaha dibadda ee ku mideysan Urur goboleedka “IGAD” , kaasoo lagu qiimeynayo , xalna loogu raadinayo xasaradaha iyo rabshadaha dagaal ee ka soo cusboonaaday…

            Read More

              Bitter Splits Ahead of Puntland Election

              Nairobi, 20 Dec 2013 (SDN) -As presidential elections approach in Puntland, the candidates in the running have accused one another of failing Somalia’s semi-autonomous region. The international community is closely watching Puntland’s January 8 election, worrying that increased instability in the region could damage Somalia’s efforts to recover from decades of chaos and civil war….

              Read More

                TAARIIKH KOOBAN:BANKIGA GANACSIGA IYO KEYDKA SOOMAALIYEED

                Muqdisho Dec 20,2013(SDN)-Taariikhdu Marki ay aheyd: January 1, 1971 ayaa Dowladdii Soomaaliyeed ee Kacaanka waxay Sameeysey Laba Banki Ganacsi oo kala ah: 1-      Baniga Keydka iyo Deynta Soomaaliyeed (Somali Saving and credit Bank) 2-      Bankiga Ganacsiga Soomaaliyeed  (Somali Commercial Bank) Sanadkii 1975 ayaa Dowladda Soomaaliya Isku dartay labadii Banki ee kor ku soo sheegay waxayna…

                Read More

                  Mayor ku Xigeenka Magaalada Hargeysa Xildhibaan Cabdi Casiis Maxamed Xaashi ayaa Shalay la Kulmay Mayor Ku Xigeenka Magaalada London Marwo Victoria Burnett MA

                  London Dec 20,2013(SDN)-Mayorka ku Xigeenka  oo ay Wahelinayeen Safiirka Wareega ee Jamhuuriyada Somaliland Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed iyo Madaxa Ururka HAYA mudane Cabdirashiid Aadan iyo Mudane Xuseen Ibraahim Askar oo ka tirsan Hormuudka Jaaliyada reer Somaliland ee UK ayaa waxa kulankaas lagaga wada hadlay arrimo badan oo ka turjumayay sidii ay Magaalada London u caawin…

                  Read More

                    Waan Yaabey! “Waxaan La yaabey Bar-barad Weliba Khushi-talaabsaanaya”

                    Waa Taxanaheenii iyo Tirsiyadeenii Tusmada iyoTilmaanta ahaa.- Waa Qormooyinkeenii qiraayey Qusumka, Qoonta iyo Qaleylkii lagu qeybsadey maalkii, moodkii, magantii iyo mooradii ummaddena baahan ee debedyaalka u-ah dacdarada dabeecada iyo duruufaha adag ee is barkan. Waa taxanaheenii iyo tirsiyadeenii turuntureynaayey isbaarooyinka hor taagan danta ummadda, danta qaranka iyo dariiqa loo socdo. Waa tirsiyadeenii duraayey kuwa dawaada ka…

                    Read More

                      Ethiopia: State Minister Ambassador Berhane Held Talks With U.S. Special Representative to Somalia

                      Addis Ababa, 20 Dec 2013 (SDN) -State Minister Ambassador Berhane Gebre-Christos received a US delegation led by James Mc Anulty , US Special Representative to Somalia at his offices. The Special Envoy expressed his appreciation to Ethiopia’s continued commitment to stability in Somalia and the region as a whole and for its support in hosting huge number of war…

                      Read More

                        Ra’iisul Wasaare Saacid oo ugu hambalyeeyay Booliska Soomaaliyeed munaasabadda sanadguuradooda 70-aad

                        Muqdisho, December 20, 2013(SDN)-Ra’iisul Wasaare Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ugu hambalyeeyey ciidanka Booliska Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabada aas aaska ciidanka Booliska oo ku beegan maanta oo kale 1943, wuxuuna u rajeeyay caafimaad qab saraakiisha, saraakiil xigeenada, Alifley, Dabley iyo qoyaskoodaba. Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa sheegay in isaga oo ka faa’iideysanaya…

                        Read More

                          Uhure Kenyata Oo Ku Diirsaday War uu Ka Helay Maxkamadda Caalamiga ah Ee Dembiyada

                          Haegue:20-Dec-2013(SDN)-Iyadoo ay taagan tahay Hadal-haynta Dacwadda ka dhanka ah Madaxweynaha Dalka Kenya, ayaa uu Dacwad Oogaha arrintantan gacanta ku hayaa haatan war kale soo saaray.  Dacwad soo oogaha maxkamada caalamiga ah ee dambiyada dagaalka Fatou Bensouda ayaa codsatay in dib loo dhigo dhagaysiga dacwada ka dhanka ah madaxweynaha  dalka Kenya Uhuru Kenyatta kadib markii ay…

                          Read More

                            Ugaandha oo Dumarka laga mamnuucay dharka gaagaaban

                            Kampala Dec 20,2013(SDN)-Xildhibaanada dalka Ugaandha ayaa cod aqlebiyad ah ku ansixiyay sharci iska hortaagaya Dumarka dalkaasi in ay xirtaan dharka gaagaaban isla markaana xakamaneynayaa waxyaabaha anshax xumada horseeda. Wasiirka anshaxa ee dalkaasi Simon Lokodo ayaa baarlamaanka u gudbiyay horaantii sanadkan sharci oranaya dumarka xirta dhar ka gaaban jilbahooda in xabsiga la dhigo. Sharcigan xakameynaya anshax…

                            Read More

                              Xohyihii Guud ee Hore Ee Xisbiga Ucid Oo Cambaareeyey Hadallo dhawaan Ka Soo Yeedhay Nicholas Kay

                              Hargeysa:20-Dec-2013(SDN)-Wasiir Kuxigeenkii hore ee Wasaarada Arimaha Dabada ee Xukuumada Madaxweyne Rayale, isla-markaana muddo gaaban ka hor iska casilay xilkii Xoghayaha guud ee Xisbiga Ucid Md Axmed Aaden Ismaaciil (Axmed Kayse), oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in cadowga Somaliland xoogeystay, waxaanu ku baaqay in loo midoobo.   Axmed Kayse,  ayaa xusay in…

                              Read More

                                Maalinta Ciidanka Boliska Soomaaliyeed Oo La Filayo In Si Weyn Waddanka Looga Xuso Maanta

                                Muqdisho:20-Dec-2013(SDN)-Waxa Maanta Oo Bishu Tahay La Filayaa In Dalka Laga Xuso Sanad-guuradii 74-aad ee Ka soo Wareegta Maalintii la Aasaasay Ciidanka Booliska Somaliyeed. Qiimaha Maalintan darteed ayaa lagu wadaa in meelo kala duwan oo dalka ka mid ah lagu qabto munaasibado waaweyn oo maalintan lagu weynaynayo, iyadoo si weyn looga filayo meelaha ay xukuumaddu gacanta…

                                Read More