Webmaster

    Ciidamo dalka Africada dhexe kun ruux ku dilay laba maal mood gudahood

    Bangui Dec 20,2013(SDN)-Hay’ada Amnesty International ayaa warbixin ay shaacisay ku sheegtay in denbiyo dagaal ay ka dhacayaan dalka Africada Dhexe oo ay bilihii u danbeeyay ka socdeen dagaalo sokeeye. Ciidamo u badan Muslimiinta dalkaas oo la yiraahdo Seleka ayaa xilka ka tuuray dawladii uu hogaaminayay madaxweyne Francios Bozize oo u baxsaday dalka Cameron. Xilka Madaxweynenimona…

    Read More

      Cuba oo markii u horeysay la fasaxay in Gawaarida casriga ah shicibku iibsan karaan

      Havana Dec 20,2013(SDN)-Dawlada dalka Cuba ayaa golleheeda wasiiradu waxa ay ansixiyeen in shicibka dalkaasi aaney iminka wixii ka danbeeya u baahneyn ogolaasho ay ka helan dawlada si ay u iibsadaan gawaarida casriga ah. Shacabka Cuba ayaan intii ka danbeysay afganbigii ay talada kula wareegeen jebhadii uu hogaaminayay Fidel Castro. Ilaa iyo sanadii afgenbiga ee 1959kii…

      Read More

        XUKUUMADDU WAY KU MERGATAY GUDOOMIYIHII WAKIILADA (Qaybtii 3aad)

        Hargeysa Dec 20,2013(SDN)-iyaasadaha qaladka iyo qardoofada badan ee xukuumaddu ay mucaaridka kula soo dhaqmaysay intii ay xilka haysay waxa barbar socday cabudhinta xoriyadda hadalka iyo burburinta saxaafadda madaxabanaan. Musuq maasuqa ayaa gaadhay heerkii ugu xumaa tan iyo intii ay Somaliland dib ula soo noqotay madaxbanaani deeda taas oo keentay in ay fashilaan mashaariicda ugu muhiim…

        Read More

          Ethiopia arrests five for bomb plot

          Dec 19 (Reuters) – Ethiopian police have arrested five more people suspected of plotting suicide bombings during Ethiopia’s World Cup qualifying match against Nigeria in October, security officials said on Thursday. The planned attack failed when two Somali accidentally blew themselves up a few kilometres (miles) from Addis Ababa Stadium where soccer fans were gathering….

          Read More

            UN Envoy Denounces Attack On Medical Convoy In Somalia

            The top United Nations envoy in Somalia has strongly condemned the attack on a medical convoy outside Mogadishu on Wednesday, killing at least six people. “Somalia, still struggling to build up its health services, relies on the goodwill of NGOs [non-governmental organizations] and medical personnel who work in incredibly difficult conditions to save Somali lives,”…

            Read More

              500 killed in violent clashes

              At least 500 people, most of them soldiers, have been killed in South Sudan since Sunday, a senior government official said, as an ethnic rivalry threatened to tear apart the world’s newest country. The clashes apparently are pitting soldiers from the majority Dinka tribe of President Salva Kiir against those from ousted vice president Riek…

              Read More

                War Deg Deg ah:Rag Hubaysan oo dhaawacyo Khatar ah Gaadhsiiyay Madaxii Shaqaalaha ee Shirkada Korontada ee Ilyaas ee Hargaysa

                Hargeisa 19.Dec 2013 (SDN)-Maddaxii shaqaalah Hayada Korontada oo Lagu magacaabo Ilyaas Daa’uud Ibraahin, ayaa laba nin oo hubaysani dhaawac halis ah soo gaadhsiiyeen wakhti uu ku sii jeeday gurigiisa,Ragan Hubaysan oo Gaadhigiisa ku jaray baabuur ay wateen ayaa waxa Goobtaasi ku dhex maray is Af dhaaf Ay doonayeen Inuu ka soo dego ,Kadib markii uu…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaare Saacid oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Sokorlin

                  Muqdisho, 19 December 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timi Xildhibaan Xasan Muxumed Cali (Sokorlin) oo maalmihii ugu dameeyey ku xanuunsanayey magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa tacsi u diray Guddoonka Baarlamanka, Xubnaha Golaha Shacabka, Ehelkii iyo Qaraabadii uu xildhibaanku ka geeriyooday…

                  Read More

                    R.W. Cusub ee la Magacaabay Dr. Cabdiweli Ayaa Cambaareeyey Dilkii Dhakhaaiirta Kana Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan (Sokorliin)

                    Muqdisho, 19, Dec, 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dhawaan la magacaabay Dr, Cabdiweli Sh. Axmed Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii axmqanimada ahaa ee lagu laayey dhaqaatiir isugu jirtay Soomaali iyo Suuriyaan, kuwaas oo ka howl gali jiray xarun caafimaad oo ku taal duleedka magaalada Muqdisho. Dr, Cabdiweli ayaa ku tilmaamay dilkaas mid…

                    Read More

                      Doodii Qaran ee Xisbiyada Mucaaridku ku baaqeen oo ay la Wareegeen Akaademiga Nabada iyo Qodobada lagaga hadlayo {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 19.Dec 2013 (SDN)-Sadexda Xisbi Qaran ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inay si wadajir ah oo kalsooni leh isula qaateen in qabashada dooda qaran loo wakiisho Akademiyadda nabadda iyo horumarinta Somaliland. Hadal ay si wada jir ah saxaafadda u siiyeen kulankoodii maanta ka bacdi Gudoomiyayaasha sadexda Xisbi Qaran oo kala…

                      Read More

                        Wasiirada Arrimaha Dibada Somalia oo u Kicitintay Konfurta Sudan kana Mid ah Gudi Xal u raadinta dagaalka ka Socda Dalkaasi

                        Muqdisho 19.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta oo Khamiis ah u duushay dalka Koonfur Sudan si ay uga mid noqoto koox urur goboleedka IGAD uu u xil saaray inay billowdo dadaallo lagu soo afjarayo dagaal dhowrkii maalmood ee ugu dambeeyay ka socda dalka Koonfur Sudan. Marwo Fowsiya…

                        Read More

                          Muxuu Daarran Yahay Xadhigga Hoggaanka Caafimaadka Booliska Somaliland Dr. Maxamed Cali Oday

                          (Sdnnews)9-kii bishii November ee sannadkan sii dhamaanaya wakhti barqo ah, ayaa waxa ka dhacay magaalada Hargeysa fal lagu weeraray Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga KULMIYE Muj. Maxamed Kaahin, kaasoo ay dadweynaha reer Somaliland aad uga xumaadeen. Ciidammadda booliska ayaa intaa kadib xidhay dad ay ku jiraan Oday Xaashi Muuse oo ka mid ah dadka sharafta iyo karaamada…

                          Read More

                            Liis ku Meel Gaadh ah oo noqonaya Gudida Olombikada Qaranka Somaliland oo la Shaaciyay

                            Hargaysa 19.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada Ciyaaraha ,dhalinyaradda iyo dalxiiska   mudane: Cali Siciid Raygal  ayaa maanta si ku meel gaadha ah u shaaciyey liiska xubnaha  Guddida Olimbikada  ciyaaraha Qaranaka Somaliland oo ka koobnaan doona todoba xubnood Wasiirka wasaaradda ciyaaruha oo shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa wuxuu Kaga waramay in maanta ay si ku meelgaadh ah u magacaabayaan Guddidii Olimbikada…

                            Read More

                              Ra’iisul Wasaare Saacid oo Canbaareyey weerarkii lagu dilay Dhakaatiirta

                              Muqdisho, 19 December 2013(SDN)- Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Sirdoon ayaa canbaareeyey weerarkii maalintii shalay lagu dilay 3 dhakhaatiir Suuriyaan ah iyo muwaadin Soomaaliyeed, waxana uu weerarkaasi ku tilmaamay mid arxandarro ah oo ka horjeeda qiyamka iyo akhlaaqda diinta iyo dhaqanka Soomaaliyeed. “ Weerarka noocan ah waxa uu baalmarsan yahay dhaqanka…

                              Read More

                                jaaliyada Somaliland ee uk iyo sualahii la waydiyey Moyerka Casimada Somaliland oo soo diyariyeen qurbejoog.com iyo Somaliland Youth Network sidee loo hagaajin karaa Bilicda Magaalooyinka somaliland Dawasho wacan

                                London 19//Dec13(SDN) jaaliyada Somaliland ee uk iyo sualahii la waydiyey Mayerka  Casimada Somaliland oo soo diyariyeen qurbejoog.com iyo Somaliland Youth Network sidee loo hagaajin karaa Bilicda Magaalooyinka somaliland Dawasho wacan    

                                Read More