Wasiirka Ciyaaraha ee Somaliland oo Sida Fiinta uga Qayliyay Mudaharaad Salmi ah oo beri la qaban doono Isla markaana Digniin u diray Dhallinyarada {DAAWO}
Hargaysa 09.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal oo Maanta Warbaahinta u Waramayay ayaa uga digay dhallinyarada Somaliland in aanay ka qayb qaadan isu soo bax kasta oo wax u dhimaya nabadgalyada iyo Jiritaanka dalka . Wasiirku waxa uu sheegay in Somaliland Xiligan ay ku gudo jirto Marxaladii…
