Webmaster

    Xukuumadda Oo Wafti Uu Ciilmooge Hoggaaminayo Uga Dhaaratay Inay Hargeysa Ka Soo Degaan

    Hargeysa:09-Dec-2013 (SDN)-Dawladda Somaliland ayaa Maalintii Sabtidii La Soo Dhaafay Diidday Codsi Kaga Yimi Dhinaca Xukuumadda Federalka Somalia oo ay ku doonayeen inay Hargeysa Kaga Soo Degaan Wafti Balllaadhan oo Wasiiro iyo Xildhibaano Iskugu jira, Kuwaas Oo Doonayey inay ka qaybgalaan xuska Maalinta Qoomiyadaha Ethiopia. Waftigan ayaa la sheegay inuu Hoggaaminayey Wasiirka Boostada iyo Isgaadhsiinta Cabdilaahi…

    Read More

      Dilka Taliyihii Sirdoonka Saraar Oo Aan Xal Laga Gaadhin Iyo Waan-waan Wali Deegaanadaas Laga Wado

      Ceel-dhaab:09-Dec-2013(SDN)-Magaalada Ceel-dhaab ee Gobolka Saraar, ayaa waxa ka socda shirar waan-waan lagaga gaadhay Dilkii Lagula kacay Alla Ha u Naxariistii Taliyihii Sirdoonka Gobolka Saraar Marxuum Axmed Caydiid oo arrintiisu in badan taagnayd. Taliyaha oo ay muddo dheer ka hor magaalada Caynaba ku dileen koox Hubaysani ayaa keenay kala qoqobnaan ku timaadda Beelaha ku dhaqan deegaanada…

      Read More

        CAWAR XAREED WARKIISII MEE

        Oo malaha ma waxay moodayaan in aynu ilownay mise way inagu dayayaan oo taagta tijaabo ayey ka tahey!. Xassan Guure, mar u shalay la hadlayay wasiirka arrimaha gudaha wuxuu yidhi” Waar intaad iska dayso cadaymaha Xamar yaal Maad kuwan aan cadaynta u baahnayn ee daahir yaa shamas la wada ogyahay wax ka qabatid. Arrinka Mujaahidku…

        Read More

          MUDANE M/WEYNE : W/DAWLAAHA MAALIYADA MA QAADHANKA WADADA CEERIGABO AYAAD U SOO DIRTEY MISE CAYDA XIL-NACNAC IYO WADOOYINKA DADKU SAMEYSTEEN?

          Marka hore waxaan salaamaya dhamaan reer Somaliland, gaar ahaan inta jecel horumarka, nabada,dimuquraadiyada iyo is qadarinta. Afeef… Qofkii Alle yaqaana waxaan uga afeefanaya inaanu qoraalkeygani shaqo ku laheyn wax damac,dacaayad, mucaaradanimo,muxaafidnimo , qabyaalad, horumar diidid iyo dibindaabmayo midnaba. Waa fariin ka dhalatey dareen aan hayn kari waayey oo aan kala kulmey shir ka dhacey magaalada…

          Read More

            Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta oo dalka dib ugu soo noqday iyo kulamo uu la qaatay wafti ka socda dalka Japan

            Hargeysa Dec 08,2013(SDN)-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamuud Xasan Sulaymaan ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib Shirar caalami ah oo Wasiirku uga qayb galay dalalka   biljamka iyo Franca kuwaasi oo looga hadlayay arimaha Soomaaliya. Wasiirka ayaa waxaa kusoo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho…

            Read More

              Ethiopia: 8th Nationalities’ Day Colorfully Celebrated In Jigjiga-(Video)

              Jigjiga, 08 Dec 2013 (SDN) -The 8th Ethiopian Nations, Nationalities and Peoples’ Day was colorfully celebrated on Sunday in Jigjiga town of the Somali regional state. The day was celebrated with the motto “Our constitution for our renaissance”. It was celebrated in the presence of Prime Minister Hailemariam Desalegn, Djiboutian President Ismail Omar Guelleh, Somaliland…

              Read More

                Somalia’s Information Minister Denied Entry to Somaliland

                Hargeisa, 08 Dec 2013 (SDN) -Somalia’s Information, Telecommunication and Transportation Minister Abdullahi Elmoge Hersi has been denied entry to Somaliland on Friday, Horn of Africa Newspaper reports. According to the newspaper report, Elmoge along with Somali-Ethiopian officials were heading to Jigjiga to attend the 8th Ethiopian Nations, Nationalities and Peoples’ Day celebrations hosted in the…

                Read More

                  Daawo Xuska Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya iyo Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo ka qayb galay

                  Jig-Jiga 08.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey ayaa saaka waxa ay ka qaybgaleen sidii ujeedada socdaalkuba ahaa inay kala qayb-qaataan xuska sanad guurada 8aad ee Qoomiyadaha iyo shucuubta Reer Ethiopia oo lagu qabtay Maamulka Dawlad Deegaanka Somalida ee jigjiga. Waxaana madaxweynaha iyo weftigiisu ay la qaateen…

                  Read More

                    Jaaliyada Somalilda Ethiopia ee ku dhaqan Uk oo munasabad lagu xusayo maalinta qomiyadaha lagu qabtay Safarada Ethiopia, London

                    London 08Dec13(SDN) Jaaliyada Somalida  Ethiopia ee ku dhaqan Uk  oo munasabad lagu xusayo  maalinta qomiyadaha  lagu qabtay Safarada Ethiopia  ay ku leedahay London xafladan oo loogu dabal dagayo maalinta qawmiyadaha Ethiopa oo marti galisay dawlad deeganka somalida munasabadan oo ay soo qaban qabisay jaaliyada ayaa waxa ka soo qayb galay dad wayne aad u tiro badan…

                    Read More

                      Garabka Haweenka Ucid ee London oo qabtay xaflad loogu magac daray Habeenka Haweenka Ucid oo lagu qabtay London Dawo Sawirad xaflad

                      London 08Dec13(SDN)Xaflad aad u baaladhan oo lagu qabtay Galbeedka London magaaladda London xaflad aad u balaadhan oo ay soo abaabuleen garabka Haweenka ee Xisbiga UCID  taas oo loogu magac daray Haweenka iyo Habeenkii Ucid ,Kulankan oo aad u baalaadhnaa oo ka  soo qaybgaleen Haween aad u tiro badan  oo isaga kala yimid daafaha Cariga Ingiriiska…

                      Read More

                        Maareeyaha Tv oo Kulan dhagaraysan doonayay inuu u Maleego Madax qaybeedyada Telefishanka Qaranka ,Iyo Mas’uuliyiinta oo ku Gacan Saydhay

                        Hargaysa 08.Dec 2013 (SDN)Madax qaybeedyada Telefishanka Qaranka ayaa maanta ku gacan saydhay Kulan uu rabay inuu Maareeyaha Telefishanku la yeesho isla markaana ay ka wada hadlaan Xurguftii u dhaxaysay . Qoraal ay soo gaadhsiiyeen Warbaahinta ayay kaga hadleen Sababta ay ku qaadaceen Kulankaas kaas oo u dhignaa Sidan- “Anagoo ah Madax qaybeedyada Telefishanka Qaranka waxaanu…

                        Read More

                          Gudidad Dhismaha Dawga Cad Oo Saaka Bilaabay Qaybtii Labaad Ee Dawga Cad iyo Baaq Taageero Ahna U Diray Qurba Joogta Dalka DAAWO

                          Hargeisa 08.Dec 2013 (SDN)Gudida Isku Xilqaantay Dhismaha Dawga Cad Ee Isku Xidha Dawladaha Somaliland iyo Jabouti ayaa Safar Ugu Baxay Jidkaasi oo In Mudo Ah Uu Dhismihiisu Socday ,Iyagoo Dhamaystiray Qaybtii Koowaad Isla Markaana dhameeyay Sadexdii Km Ee Ugu Dhibta Badnaa isku Xidhka Dadwaynaha Labada Dal. Jidkan Ayaa Ahaa Mid ay Ku Soo Halaagmeen Dadbadan…

                          Read More

                            Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Qaadacday Banaan bax Salmi ah oo ay ka dalbadeen Xisbiga Ucid iyo Sababta ay u daliishadeen

                            Hargaysa 08.Dec 2013 (SDN)- Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, ayaa war ka soo saartay Mudaharaad uu shalay ku baaqay xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, kaasi oo war-saxaafadeed ay shalay soo saareen ku sheegeen inay qabanayaan Salaasada Toddobaadkan. Wasiir ku xigeenka Aminga Ee Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, Cabdilaahi Abokor Cismaan, oo deba socda qoraal codsi ah oo…

                            Read More

                              Xukuumadda Somaliland Oo Mabnuucday inay Madaaradda dalka Adeegsadaan dadka aan sidan Baasaabooro.

                              Hargaysa 08.Dec 2013 (SDN)- -War ka soo baxay Wasaarada Duulista iyo Hawada kuna Saxeexan yahay Afhayeenka Wasaaradaasi Saddam Maxamed Axmed Ayaa  u dhignaa Sidan;-  “ Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka cirka Somaliland waxay dhamaan dadweynaha isaga goosha madaarada Somaliland ee ka soo dega ama ka dhoofa ku wargalinaynsaa inay waajib ku tahay inay sitaan baasaabooro…

                              Read More

                                Support Message to Somali-land Minister of Information, Abdullahi Mohamed Dahir‏

                                Taken into consideration your dedication, enthusiasm, sincerity, honesty and the manner, which you have handled the recent case of Somali-land National TV manger, which committed the worst corruption ever noticed in Somali-land, the majority of Somali-land Diasporas here in UK fully support the heroic acts, which you have administered the corruption scandal no matter the…

                                Read More