Webmaster

    Banaan bax Balaadhan oo Xisbiga Ucid Hargaysa ku Qabtay,Suxufiyiinta oo Afxidhasho ku Qaabilay iyo Ciidamada Amaanka oo Xabsiga u Taxaabay Qaar ka mid ah Mudaharaadayaasha

    Hargaysa 10.Dec 2013 (SDN)- Xisbiga mucaaradka ah ee ucid ayaa banaan-baxan ay ku dalbanayeen ee xukuumada tacadiga iyo hagar-daamada ka dayso ayaa waxa uu kusoo beegmayaa xil maanta laga xusya aduunka maalinta Xuquuqul Insaanka. Hadaba hadal kooban uu halkaasi ka jeediyey guddoomiyaha sadddexaad ee xisbiga ucid Mujaadi Cali Guray ayaa waxa uu sheegay inuu wasiir…

    Read More

      Markii u Horaysay laga hirgaliyay Deegaanka Carrooley oo dhinaca bari ka xigta Magaalada Laascaanood

      Laascaanood 10.Dec 2013 (SDN)- Ceel biyoodkii ugu horreeyay ayaa laga hirgeliyay tuulada Carrooley oo 100 km dhinaca bari ka xigta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Hayad laga leeyahay dalka Norway oo lagu magacaabo Gargaarka Dadweynaha Norway (NPA) ayaa maalgelisay hirgelinta ceel-biyoodka laga qoday tuulada, kaas oo qodistiisa ay socotay muddo afar bilood ah, sida…

      Read More

        Gollaha Wakiilada Somaliland oo gacanta la isula tegay iyo mudeneyaal ku dhaawacmay

        Hargeysa Dec10,2013(SDN)-Mudeneyaasha gollaha wakiilada Somaliland ayaa weli aan ku qanacsaneyn isku shaandheyntii dhawaan lagu sameeyay guddi hoosaadyada gollahaasi. Dood ay arinkan ka yeesheena waxa ka dhashay gacan ka hadal ay ku waxyeeloobeen laba ka mida mudeneyaasha gollaha wakiilada ee Somaliland. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cusmaan Caalin iyo Ibrahim Jaamac Reyte ayaa gacan isula tegay maalinimadii Axadii ka…

        Read More

          Baroor-diiqa Nelson Mandela oo ay ka qeybgelayaan Madaxdii ugu badaneyd ebid ee goob isugu tagta

          Johannesburg Dec 10,2013(SDN)-Baroor-diiqa Madaxweynihii u horeeyay ee nidaam dimuqraadiyadeed lagu doorto dalka Konfur Afrika ayaa waxa ay noqoneysaa tii ugu daawasho iyo ka qeybgalka badneynd ee ebid dunida ka dhacda. Maalinta berito ayaa lagu wadaa in baroor-diiq loo sameynayo Nelson Mandela in ay ka qeybgalaan in ka badan Boqol ka mida madaxda dalalka Caalamka ugu…

          Read More

            Djibouti-Canadians welcome Hussein Abdourahman Djama Andholeh nomination as USN representative in Canada

            Ottawa Dec 10,2013(SDN)-On Saturday, December 7th, Djibouti opposition umbrella USN leaders in an unanimous vote decided to nominate Hussein Abdourahman Djama Andholeh as their  representative in Canada. USN militants throughout Canada welcomed this landmark decision with joy since Hussein Andholeh , as he is commonly referred to,  was during the last decade the face of…

            Read More

              Boobe Yousuf Duale lacks the vision of neutrality‏

              Our Islamic region, which universal to ALL mankind and the  international law as well preaches that people are equal under the law and that doctrine was absent at the time of the former administration. Many somaliland politician, which are actively engaged for politics presently were soundless and noiseless when many many somaliland citizens were denied…

              Read More

                Loollanka Jagada Ra’iisal wasaaraha Oo Xiiso Gaar ah Yeelatay Iyo Tiro Kooban Oo Haatan isku Soo Hadhay

                Muqdisho:10-Dec-2013(SDN)-Wali waxa Aqalka Somalida looga Taliyo ee Villa Somalia ka socda  Kulamo iyo fadhiyo Qarsoodi ah oo looga gol leeyahay xulashada cidda noqonaysa Ra’iisal wasaaraha Somalia. Tirada Xubnaha u tafo-xaydan inay helaan jagadaas, ayaa aad u badan,waxase Hubaal ah inaanu madaxweynuhu dhammaantood ku wada qanacsanayn oo uu tiro kooban kala xulan doono, balse wali waxa…

                Read More

                  Dhaawac Soo Gaadhay Wiil Soomaaliyeed Oo Arday ka Ahaa Jaamacadda AL-Azhar Ee Dalka Masar

                  Cairo:10-Dec-2013(SDN)-Wiil Soomaaliyeed Oo Wax ka barta Jaamacadda AL-Azhar ayaa la sheegay inuu ku dhaawacmay Mudaharaadadda ka socda  Waddanka Masar ee ay Ardaydu wadaan. Wiilka dhaawacmay oo lagu magacaabo Cilmi Xaaji Daahir, ayaa ku dhaawacmay rabshado Jaamacadda Azhar ka dhacday oo u dhexeysay ardayda iyo ciidanka booliska, halkaas oo ciidanka ammaankuna ardaydaas kala hor tegay Rasaas…

                  Read More

                    Isuduwihii Wasaaradda Qorshaynta Gobolka Sanaag Oo Qori Uu Sitay Isku Qarxiyey

                    Ceerigaabo:10-Dec-2013 (SDN)-Sida ay sheegayaan wararka ka soo Baxaya Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag, waxa qori AK-47  ah oo uu sitay isku qarxiyey Isuduwaha wasaaradda qorshaynta qaranka ee gobolka sanaag Faysal C/kariim Xirsi (Shalmad). Dhaawaca isu-duwaha  ayaa la sheegay in loola cararay Cisbitaalka Manhal ee magaaladaas ku yaalla si xaaladdiisa wax looga qabto, waxana la sheegayaa…

                    Read More

                      “Wallaahi Waa Layska Celinayaa Oo Cidna Kama Qoriweyna, Cidna kama Ciidan Badna, Halgankii SNM-na Wali Muu Dhammaan.”Muj. Ibraahim Dhegoweyne

                      Hargeysa:10-Dec-2013(SDN)-Mujaahid Ibraahim Dhegoweyne oo haatan ka tirsan madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland, ayaa ka Hadlay Tacaddiyada ay dhawaanahan xukuumaddu la soo baxday iyo Cabudhinta ay ku haysto Xorriyatul-qawlka. Mujaahid Ibraahim Dhegoweyne oo maalintii shalay la hadlay Saxaafadda Somaliland, ayaa ugu horrayn soo hadal qaaday dhibaatada ay xukuumaddu ku hayso Axsaabta qaranka, isagoo tilmaamay inaan…

                      Read More

                        Somaliland: Of Titans and Trolls

                        By: Ahmed Mohamed I. Egal During the last two weeks we have lost two titans of African politics: the first, and somewhat lesser giant, was Ambassador Axmed Maxamed Adan (Qaybe) of Somaliland, and the second, was the inestimable Madiba – Nelson Mandela of South Africa.  Clearly, Mandela was a figure of global renown that is…

                        Read More

                          Somaliland: Human Rights Center releases 2013 Annual Report

                          Press release 10 December is a day celebrated worldwide for human rights. Human Rights Center in Somaliland released 25 pages report titled “The Chained Constitution” on the human rights situation in Somaliland. The following is the summary and the recommendations of the report. Somaliland was a British protectorate from 1884 to 26th June 1960. Somaliland…

                          Read More

                            The Dangers of Reporting Rape in Somalia

                            Mogadishu, 09 Dec 2013 (SDN) -A court in Somalia’s capital has handed down six-month jail sentences to a 19-year-old alleged rape victim and the journalist who interviewed her after convicting them on defamation charges brought by the accused. The alleged rape victim – a reporter for the UN-funded Kasmo FM radio station – gave a video…

                            Read More

                              Kulamo lagaga hadlayay dib u habaynta Maamulka Maaliyada Qaranka iyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland oo Hargaysa lagu soo Gabo gabeeyay

                              Hargaysa 09.Dec 2013 (SDN) Wasiirada Maaliyada Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale oo uu Weheliyo Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire ayaa galabta soo gabo gabeeyay Laba kulan oo lagaga arrinsanayay dib u habaynta Maamulka Maaliyada Qaranka , iyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland,kaas oo dhawaan uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland heshiiska kula saxeexday Dawladaha Ingiriiska iyo Denmark…

                              Read More