Maxey wasiirada Siilaanyo kala bixi karaan ayaan darada ka taagan wasaarada warfaafinta
Hargeysa Dec 08,2013(SDN)-Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa waxa wasiirada ka tirsan lagu xaman jiray in aaney aheyn qaar talada wasaaradaha ay ka arimiyaan ay ka godo,balse ay yihiin uun qaar maqaar saar ah oo aaney talo gacan ugu jirin. Iyada oo taasi hore u jirtay ayaa haatan waxa soo dibedda u soo baxay khilaaf soo…
