Webmaster

    نعم اصبت ياالمرحوم (محمد عجال ) وأخطات يا وزير الخارجية (موسى بيحى)

      ترددت فى الاونة الاخيرة عبر شبكات المواقع الالكترونية شائعات مفادها ان لوزير خارجية صوماليلاند ضلوعا فى احتجاز التاجر الكبير جامع أومار فى جيبوتى.ومما يعزز صدق هذه الشائعة و قد تكون من قبيل المصادفة تواجده على اراضى جيبوتى  فى حين كانت الحكومة الجيبوتية تدعى بتدفق السوق الجيبوتى بسجائر مهربة من الصوماليلاند. وعقب ذلك  القى القبض على التاجر …

    Read More

      War Deg Dega :Dawlada Ingriiska oo dhaqan galisay Joojinta Jaadka laga bilaabo 08/1/2014 iyo kulan bari dhex mari doona Gudiga La dagalanka Khadka

      London 03Dec13(SDN) waxa maalinta bari dhex mari doona kulan gaara wasiirka arimaha gudaha ee wadankan Uk iyo madaxdaxa la dagaalanka Jaadka oo ka xogwaramaya habka loo dhaqan galinayo joojinta khaadka iyaga oo qurbejoog u shegay in laga biilabo 08/1/2014 in aan wax khaada lagu canu karin wadankan lana soo galin karin iyada oo fursad la…

      Read More

        Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay Go’aanka ay Baarlamanku Kalsoonidii kala noqdeen Xukuumadii Ra’isal Wasaare Saacid

        Muqdisho 02.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay kalsooni kala noqoshada uu maanta baarlamaanka ku sameeyay raysul wasaaraha xilka ka degaya ee Soomaaliya Cabduqaadir Faarax Shirdoon. Xasan Sheekh ayaa sheegay in go’aanka uu gaaray baarlamaanka uu caddayn u yahay awoodda hay’adaha dalka. Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyay xildhibaannada shaqada adag ee ay qabteen iyo sida ay…

        Read More

          Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo furay Tababar ku Saabsan fahmida axkaamta iyo barashada khudbadaha {DHAGAYSO}

          Hargaysa 02.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda  diinta iyo awqaafta J S L  Sheikh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa maanta tababar u furay afartan xubnood oo ka mid ah  imaamyada  iyo khudbad soo jeediyeyaasha masaajida  kaas oo socon doona mudo laba maalmood ah. Tababrkaas oo lagu qabtay xarunta wasaarada diinta iyo aqaafta ee magaalada hargaysa ayaa lagu…

          Read More

            Siyaasi Sheegay inuu u Sharaxan yahay Jagada Madaxweyne ku Xigeen ee Xisbiga Waddani

            Birmingham 02.Dec 2013 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa shirweynihiisii koobaad ku qabsaday dalweynaha ingiriiska magaalada Birmingham, shirkan oo sannadkiiba mar ka qabsooma carriga ingiriiska ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiinta ugu sarsaraysa xisbigaasi oo ay ka mid ahaayeen Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac Xoog, Maxamed Saleebaan wayne (wasiirkii hore ee warshadaha Somaliland) musharaxa madaxweyne ku…

            Read More

              Qaar ka Mid ah Xeer beegtida doorashooyinka Punt land oo loo furay Kulan hawleed

              Garowe 02.Dec 2013 (SDN)- Sagaal xeer ilaaliye iyo 38 ka tirsan wakiilada xeer ilaaliyaasha degmooyinka Puntland ayaa maanta  magaalada Garowe waxa uga furmey kulan ku saabsan sidii loo dhowri lahaa xuquuqda Aadanaha , iyaga oo gacan ka helaya xafiiska howl-galka Siyaasadda Somalia ee UNSOM. Wasiirka Wasaarada Cadaalada Puntland Cabdi Khaliif (Ajaayo) iyo Xubno ka socda…

              Read More

                Somali Parliament Seals PM’s Ouster-(Audio)

                Mogadishu, 02 Dec 2013 (SDN) -The Parliament in Somalia passed a vote of no confidence in Prime Minister Abdi Farah Shirdon “Sacid”on Monday, ousting him after falling out with President Hassan Sheikh Mohamoud. 184 MPs out of 250 voted for the motion against the PM, Abdi Farah Shirdon. He’s now officially out of office. Somalia’s…

                Read More

                  War Deg Deg ah “Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Xilkii laga Xayuubiyay isaga iyo Xukuumadiisa”

                  Muqdisho 02.Dec 2013 (SDN)- Waxaa lasoo gaba-gabeeyay codeyntii loo qaadayay xukuumadda ra’iisul wasaare Saacid, kaddib iyadoo xildhibaanada ay si aqlabiyad ah codka ugu diideen xukuumadda. Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cismaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay natiijada, isagoo sheegay in 249-xildhibaan ay codkooda dhiibteen, ayna 184 xildhibaan oo ka mid ahna ay ogolaadeen in xukuumadda kalsoonida lagala…

                  Read More

                    Khudbadii Ugu Dheerayd oo Goodi,Garnaqsi iyo Baane ah oo Ra’isal Wasaare Saacid Maanta Ku sii Wadacay Xilkiisii {DHAGAYSO}

                    Muqdisho 2 Dec 2013 (SDN) Ra’isal Wasaaraha dawlada Federaalka ee Somalia Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa Khudbadii Ugu dheerayd kaga hadlay Maanta Khilaafka Soo kala dhex galay isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud Soo kala dhex galay iyo aragtidiisa Mooshinka Maamuus ka Xayuubinta ah ee Baarlamanku ku guda Jiro . Ra’isal Wasaare Saacid ayaa Xalka…

                    Read More

                      Maamuus ka Xayuubintii Ra’isal Wasaare Saacid oo Maanta iyo Beri la filayo iyo Dood Xasaasi ah oo Weli socota

                      Muqdisho 02.Dec. 2013(SDN)- Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah billaabay doodda mooshinka ka dhanka ah raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon. 247 xildhibaan ayaa ka qeyb-galaya doodda, waxaana is diiwaan-geliyay in ka badan 80 xildhibaan oo doonaya inay ka hadlaan kulanka, kuwaas oo midkiiba loo qoondeeyay min saddex daqiiqo. Xildhibaan Cabdiraxmaan…

                      Read More

                        Wasiirka Caafimaadku Muxuu kala Kulmay Socdaalkii uu ku Tagay Wadanka Jabuuti

                        Hargaysa 02.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada caafimaadka J S L  Mudane Saleebaan Ciise Axmed [ xaglo toosiye] ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu soo dhamaystay dafar shaqo oo uu ku tagay dalka aynu jaarka nahay ee Jamhuuriyadda Jabbuuti. Ujeedada safarka wasiirka wasaarada  caafimaadka  Somaliland ayaa la xidhiidhay  hawlo shaqo  oo…

                        Read More

                          Xaflad aad u weynoo lagu soo dhawaynayey musharaxa madaxwayne ku xigeen ee xisbiga UCID Mudane C/rashiid Xasan Matan oo ka dhacday Minnesota (USA)

                          Minnesota 02Dec13(SDN)  Habeenkii xalay ahaa ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota xaflad aad u weyn oo lagu maamuusayay ku xigeenka musharaxa madaxweyne ee UCID, mudane C/rashiid Xasan Mataan. Xafladaas oo ahayd mid run ahaantii aad iyo aad looga soo shaqeeyay ayaa waxa iskugu yimid dadweyne aad iyo aad u tiro badan oo ka…

                          Read More

                            Kulan balaadhan oo ay isugu yimaden gudida wadad cad ee beesha Hargaysa iyo salaxlay ee magalada Birmigham

                            Birmingham 02Dec13(SDN) Kulan balaadhan oo ay isuguyimaden gudida wadad cad ee beesha Hargaysa iyo salaxlay ee magalada Birmigham ee dalka Ingiriiska aya lagu qabtay magaladas. kulankan waxa ka so qaybgalay, Shakhul baladka magalaga Hargaysa. Mudane Ismail Mahamed Ciise oo imika socdal ku joga dalkan Uk. waxanu gudida uga waramay heerka ay marayso wadada,iyo in markasta laga…

                            Read More