Taleex 02.Dec 2013 (SDN)- Axmed Karaash oo ka mid ahaa Qabqablayaasha sheegta inay hor joogaha u yihiin Kooxda Nabad-diidka ah ee Khaatumo ayaa sheegay in aanu jirin shir ay kooxdaasi ku qabsanayso Magaalada Taleex .
Axmed Karaash waxa uu hanjabaad u diray Siyaasiga Cali Khaliif galaydh iyo Indho Sheel .
Guji halkan si aad Mobilkaaga uga dhagaysato hadalka axmed karaash
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Karaash2.mp3″]
Taleex SDN.
Qurbejoog.com
