“Anigu amarkan waxaan u maleynayaa inuu ka soo baxay kijinka madaxtooyada Somaliland xukuumadu ha cadeyso inay gabiley ka tirsan tahay Somaliland iyo inay” Marwo Faadumo Siciid Xoghayaha Maaliyada Ucid Sawiro
Hargaysa 04.Dec 2013 (SDN)-Musharax madaxweyne mino ee xisbiga ucid aqoonyahan Jamaal cali xuseen iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa ciidanka boolisku ku joojiyeen kaantaroolka cabula, waxaan ciidanka boolisku u sheegeen inay iyagu amar haystaan taliyaha qaybta gobolka gabiley oo ay weheliyan taliyeyaash kala duwn ee saldhigyda gobolka gabiley. Jamaal cali xuseen oo warbaahinta saaka halkaasi…
