Webmaster

    Nin Soomalai ah oo lagu dilay Mareykanka oo qoyskiisu abaal marin ku bixinayaan soo qabashada cidii dishay

    Columbus Nov 23,2013(SDN)-Ciidamada amaanka ee magaalada Columbus ayaa baadi goobaya ugu yaraan sadex nin oo toogasho ku dilay nin Soomalai ah oo magaaladaas ku noolaa. Qoyska Allaha Unaxariistee Cabdulfataax Yuusuf ayaa u balan qaadaya ruuxii xog ka soo dhiiba cidii ka danbeysay dilka loo geystay marxuumka. Booliska ayaa sheegay kolkii ay gaareen halka ay iska…

    Read More

      “Waxaan u socdaa sidii loo sii wadi lahaa wada hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya” Safiirka Turkiga u fadhiya Muqdisho

      Hargaysa 22.Nov 2013 (SDN)- Safiirka Turkiga u fadhiya Somaliland/Soomaaliya Cemalettin Kanu iyo wefti uu Hoggaaminayo oo Ganacsato ah ayaa socdaal shaqo oo qaadan doona muddo afar maalmood ah ku yimid Somaliland, waxaana madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyay xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada. Safiirka Turkiga oo ka hadlay booqashadiisa ayaa sheegay inay la xidhiidho sidii…

      Read More

        Somaliland: Rising Road Accidents: Where Lies The Causes?

        Editorial Once again road accidents have become a common occurrence on our roads and motorways with its accompanying fatalities and casualties. We have lost our parents, brothers, sisters and friends. It is still reported that Somaliland’s road accident record is strangely high among African countries Highways and motorways created to enhance mobility and traveling have…

        Read More

          Gudoomiyaha Gudida Dhismaha Wadada Cad Mudane Cali Sanyare oo dhismaha Wadada Ceerigaabo ku sifeeyay Mid Wacyigelinteedu Siyaasadeedsan tahay

          Hargaysa 22.Nov (SDN)- Gudoomiyaha Guddida Mahruuca Dhismaha Wadada cad ee  Hargeysa jihada Koonfureed kaga xidh-dha   Magaalada Sallaxley iyo Illaa Deegaanka Ina-guuxaa ayaa ka hadlay Mashruuca Ololeysan ee xukuumaddu qaadhaanka ugu yaboohayso dhismaha  Wadada Ceerigaabo. Guddoomiyaha Guddida  Mashruuca Wadada Cad Aqoonyahan Cali Ibraahim Maxamed (Cali-Sanyare) oo ahaa Wasiirkii hore ee Qorshaynta ee Xukuumaddii UDUB ayaa Sheegay…

          Read More

            Wasiirka Amniga Qaranka oo Socdaal ku Tagay Maanta Magaalada Beledweyn

            Beledweyn 22.Nov 2013 (SDN)-Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta booqday saldhigga booliska ee magaalada Beledweyne oo labo maalin ka hor ay weertay Al-Shabaab. Wasiirka ayaa u kuurgalayay raadadka uu reebay weerarka, iyadoo ay safarkiisa ku wehliyeen xubno xildhibaanno ah iyo taliyeyaal ciidan. Ma jirto…

            Read More

              Weftigii Wasiirka Kalluumaysiga oo soo gaadhay Magaalada Berbera kadib socdaal ay ku soo mareen Xeebaha Bari ee dalka

              Berbera 22.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda kalluumaysiga ee JSL MD Cali Jaamac Faarax Buureed  iyo weftigii uu hogaaminayey ee maalmahan socdaalka ku marayey deegaanada xeebta ee Bariga Somaliland ayaa maanta soo gaadhay Magaalada Dekedda ah ee Berbera. Wasiirka oo uu safarkiisa ku wehelinayo Agaasimaha guud ee wasaaradaasi  Md Maxamed Aadan Cilmi (Ilkacase) ayaa socdaalkooda shaqo oo maraya…

              Read More

                Xukuumadda Oo Siyaasi Wasiir Waran-cadde Gacan-saar La Leh U Adeegsatay Inuu U Matalo Masuul Xisbiga WADDANI Ka Tirsan Si Uu Xaal Iyo Raaligalin U Siiyo Wasiir Cali Warancadde TVga Qarankana Kasoo Daysay

                hargeysa 22.Nov (SDN)  Axmed Maxamed Filanwaa oo Xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin  ka ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga, isla-markaana ka mid ahaa Garabkii uu hogaamin-jiray Wasiirka Arrimaha Guddaha Cali Maxamed Waran-cadde wakhtigii uu loolanka adagi Musharaxnimaddii Madaxweynaha ku dhex-maray Jamaal Cali Xuseen xiligii  uu Saxaadadda Siyaasadda ka sii baxayey Xisbigii UDUB. Axmed Filanwaa oo Shalay…

                Read More

                  Mooshinka Ka Dhanka ah Ra’iisal Wasaare Saacid Oo Lagu Wado In La Qaado Sabtida Berri

                  Muqdisho:22-Nov-2013 (SDN)-Iyadoo Xubnaha Baarlamaanka Dawladda Federalka Somaliya intooda Badani ay Saxeexeen Mooshin ah in Kalsooni Golaha loo weydiiyo Ra’iisal Wasaare Saacid iyo Xukuumaddiisa, ayaa waxa soo Baxaya Warar Tilmaamaya Xilliga Rasmiga ah ee Mooshinkaasi Golaha Hor iman doono. Guddoomiye-ku-xigeenka Baarlamaanka Somaliya Mahad Axmed, oo la rumeysan yahay inuu ka mid yahay xubnaha doonaya in Saacid…

                  Read More

                    Borama: Marwadii Xukuumaddu Xoogga Kagala Wareegtay Ubadkii ay Ku Soo Tacabtay Oo Xarun Cusub Ka Dhagax Dhigtay Halkaas

                    Borama:22-Nov-2013(SDN) -Waxa maalintii shalay  magaalada borama ee xarunta gobolka awdal si weyn loogu soo dhawayey hooyada samafal caruurta darbajiifta somaliland haldoor luul xasan mataanXaruntii Derbi-jiifka Hargeysa oo ay ku xannaanayn jirtey ubad yaryar. Maamo Luul ayaa lagaga Horyimi  dila ee ka tirsan gobolkan awdal iyada oo ay halkaasi ay ku sugnaayeen Kumanaan qof oo isku…

                    Read More

                      Wasiir Waran-cadde Oo Fallaadh Uu Si Fudud Mucaaradkiisa Ugu Ganay Jawaabteeda ka Helay Dhiggiisa Somaliya

                      Hargeysa:22-Nov-2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa Hadal uu mucaaradkiisa ku durayey waxa ka cadhooday kana Jawaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya Cabdikarin Xuseen Guuleed. Wasiir Waran-cadde oo Hadalkan uga Dan lahaa inuu Dabar uga dhigo mucaaradka Xukuumaddiisa oo Beryahan loo Waayey Wax lagaga Hor istaago Shir Xukuumadda Laf Dhuun Gashay oo…

                      Read More

                        Dhimbiil Dab ah Oo Madaxtooyada Somaliland ku Dhex Tuurtay Wakiillada Oo Meeshii ay Rabtay gaadhay iyo Dhinacyada is Haya Oo dhaliilo is Dhaafsaday

                        Hargeysa:22-Nov-2013(SDN)-Gantaashii sumaysnayd ee toddobaadkan madaxtoyadu ku soo dhex tuurtay Golaha Sharcidejinta, ayaa midhaheedii la arkay, waxana  dhinacooda jawaab ay sharcijebintaas ku difaacayaan jeediyey koox madaxtooyada raadkoodu ku batay. Koox uu Hoggaaminayo xildhibaan Saleeb cawad cali(Bukhaari), islamarkaana ka soo Horjeeda  isku shaandhaynta  ay Guddoomiye Cirro iyo Cali Yuusuf oo sheegay inuu  dib wax ka ogaaday ku…

                        Read More