Webmaster

    Xoghayaha Arrimaha Bulshada Xisbiga Ucid oo Eedihii Ugu Kululaa dusha Ka Saaray Hannaanka Maamul ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland

    Hargeysa:22-Nov-2013(SDN) -Xoghayaha  Arrimaha Bulshada ee Xisbiga UCID Cabbiraxmaan Axmed Cali, ayaa dhaliilo culus u jeediyey Xukuumadda somaliland iyo Hannaankeeda maamul oo uu ku sheegay mid fishil ku dhaw. Xoghaye Cabdiraxmaan oo maalintii shalay warbaahinta ugu warramayey xafiiska xisbigu ku leeyahay Magaalada Hargeysa, ayaa soo faqay arrimo tiro badan oo xukuumaddani ku guuldarraysatay inay wax ka…

    Read More

      Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo ka hadlay xaalada Suxuufiyad Muqdisho lagu kufsaday

      New York Nov22,2013(SDN)-Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomalaiya ayaa ka hadlay xaalka Suxuufiyad Muqdisho lagu kufsaday oo ay xabsiga dhigeen ciidamada dawlada Soomaaliya. Gabar Suxuufiyada oo soo bandhigtay kufsi uu u geystay suxuufi kale oo ka hawlgala warbaahinta dawlada Soomalaiya iyo weriyihii dhacdadan ka wareystay oo xabsiga la dhigay. “Qaramada Midoobey waxa…

      Read More

        Xisbiga Tiir oo baaq u diray Madaxweynaha iyo Raiisul wasaaraha Soomaaliya

        Muqdisho Nov 22,2013(SDN)-Mudane Madaxweyne iyo Mudane Ra’iisul Wasaare, markahore waxaan idiinka mahad calinaynaa wadashaqaynta wacan ee aad muujiseyn khilaafkan hadda kahor. Waxaa xaqiiqo ah in dalkiina iyo dadkiina Soomaaliyeed idinka sugayaan waxqabad iyo hormar aad gaarsiisaan, markastana badbaadada dalkiina iyo dadkiina aad kahormarisaan khilaafka dhaxdiina ah iyo danaha siyaasadeed eed leedihiin. Waxaa muhiimah in aad…

        Read More

          Suxuufiyad Muqdisho lagu kufsaday oo xarigna loogu daray iyo beeninta Xogtan ee Afhayeenka Villa Soomaaliya

          Muqdisho Nov 22,2013(SDN)-Ciidamada amaanka ee dalka Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay gabar suxuufiyad ah oo da’adeedu tahay 19 jir oo dhawaan la kufsaday iyo suxufi xogtan soo bandhigay. Gabadha la kufsaday iyo Maxamed Bashir oo ah suxuufiga wareysatay oo u shaqeeya Shabeelle Radio ayaa xabsiga loo dhigay ceebeyn. Sidaana waxa Al Jazeera u sheegay afhayeenka dawlada…

          Read More

            Waa kuma Siyaasi Aadan Axmed Cilmi “Dhoolayare”?

            Waxan ku kalsoonahay in bulshada reer Somaliland aanay u baahnayn maanta in loo sharraxo shakhsiyadda cabqariga ah ee Siyaasi Aadan Axmed Cilmi “Dhoolayare”. Wax badan ayaad  ka garanaysaan taariikhda dahabiga ah ee siyaasi Aadan dhoolayare uu dalka ku leeyahay. Iyada oo ay sidaasi jirto ayaa dhawaan waxan mareegaha ku arkay shakhsi dhawaan soo bax ah…

            Read More

              Donor projects undo the “New Deal for Somalia”

              Donor projects and practices are undoing the principles and goals of the New Deal for Somalia, a partnership Compact intended to consolidate the “national political settlement” spelled out in the “Provisional Constitution” as a foundation for the Somali State. The central tenet of the New Deal Approach is the commitment that the international community seeks…

              Read More

                SOMALILAND WAA WADAN 95% AY WAX UGA YIMAADAAN WADAMADA DIBADA HADANA HORUMAR AYAYNU RABNAA IYO MUHIIMADA WARSHADAHA INOO LEEYIHIIN

                Somaliland  oo ah wadan aad balaadhan kaas  oo leh  dhulkii loogu talo galay waxbeerashada iyo booqashada ayaa hadana waxa aynu markasta wax ka sugnaa Wadamo dibadeed kuwaas oo  bari hore khayraadkoodii dhameeyay hadana  inoo soo sameeyo waxyaalo copy ah, cida aynu wax ka sugnaana waa Wadamo aan cadceedna arag ama sanadkii sadex bilood wax ka…

                Read More

                  Somaliland Parliament Members who plant barriers for the development of their constituencies‏

                  Parliament is a form of a nation’s governing body. Parliamentary systems ascend to power through a popular vote and represent specific constituencies throughout the country for a set period of time. Each Member of Parliament adheres to several specific duties, including debates within the house of parliament, sitting on committees, representing his constituency and voting…

                  Read More

                    لماذا لا نكتب بالعربية

                        لماذا لا نكتب بالعربية (1)       بعد اقتضاب سريع فى النظر على المواقع الصومالية للوقوف على اخر المستجدات،خرجت من البيت هاربا صراخ العيال وأنانيتهم فى تمللك الاشياء وخصام الزوجة وبناتها والفصل بين كل هذه النزاعات شبه اليومية والشجار المستمرالذى أحل المودة والرحمة، وكثيرا ما يسبب هذا الأمرضغوظا نفسية عند الأزواج فى…

                    Read More

                      Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Tacsi u diray Shan Ruux oo galabta ku Geeriyooday Shil gaadhi

                      Hargaysa 21.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Eheladii, Qoysaskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo guud ahaan Shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geeridii ku timid Alle ha u naxariistee 5 qof oo muwaadiniin ah oo isku dhac shil baabuur ugu geeriyooday 21/11/2013 agagaarka Tuulada Xamaas ee duleedka…

                      Read More

                        Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada oo Hargaysa ku soo laabtay iyo Su’aalo daran doori ah oo lala beegsaday {DAAWO}

                        Hargaysa 21.Nov 2013 (SDN)- Wasiirkaasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu Socdaal Gaar ah iyo Mid Shaqo ugu maqnaa Wadanka Ingiriiska. Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland oo Warbaahinta kula hadlayay qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal International Airpote ee Caasimada hargaysa waxa uu ka warbixiyay hawl galada…

                        Read More

                          Xukuumada Somalia oo Beenisay inay ku hawlan tahay falal lagu wiiqayo nabadgalyada Somaliland

                          Muqdisho 21.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka xukuumadda Soomaaliya, C/kariin Xuseen Guuleed oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka jawaabay eedeymo ay Xukuumada Somaliland uu u soo jeedisay dowladda Soomaaliya, kuwaasoo ahaa in dowladdu ay ku mashquulsan tahay sidii fowdo uga abuuri lahayd Somaliland. Guuleed ayaa sheegay in hadalkan uu waxyeelleyn…

                          Read More

                            Madaxweyne Xasan Sheekh oo balanqaaday Sidii Macalimiinta ay u heli lahaayeen Nolol Wanaagsan

                            Muqdisho 21.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta macallimiinta Soomaaliyeed ku ammaanay inay door geesinnimo leh ka soo qaateen sidii uu dalka uga dhici lahaa isbeddel dhanka nabadda ah oo looga soo kabanayo colaadihii dhacay. Madaxweynaha oo ka hadlay maalinta macallinka Soomaaliyeed oo ku beegan maanta (21-ka November) ayaa sheegay inay macallimiinta…

                            Read More

                              “Adigu in maxkamad lagu soo taago ayaad istaahishaa, sababta oo ah waxa shaki leh inaad mar wada jawaabteen dawladdii Soomaaliya,”Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga WADDANI

                              Hargaysa 21.Nov 2013 (SDN)- Xoghayaha Arrimaha Gudaha iyo Difaaca ee xisbiga WADDANI Axmed Maxamed Filanwaa, ayaa raali-gelin ka bixiyay eedo iyo naqdi uu Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee xisbigaasi Axmed Muumin Seed u jeediyay Wasiirka Daakhiliga oo uu ku tilmaamay inuu ahaa dadkii UDUB soo baa’biiyay. Mr. Axmed Maxamed Filanwaa waxa uu sidaasi ku sheegay…

                              Read More