Webmaster

    Wasaarada Wershadaha ee Somaliland oo Heshiis Ganacsi la Saxeexatay Ganacsato ka Socota Dalka Chine {DHAGAYSO}

    Hargaysa 21.Nov 2013 (SDN)- Wasaaradda Warashada  ee JSL ayaa maanta heshiis ka kooban mashaariic kala duwan oo maalgashi waxa ay la gashay Warashadlayda Dalka shiinaha. Munaasabad  Balaadhan Oo ka qabsoontay Xarunta wasaarada warashada ee Magaalada Hargaysa ayaa  Md Abiib Diiriye Nuur Wasiirka wasaaradaasi oo ay  Wehelinayaan madaxda Kale ee wasaarada iyo Wafti Chane’s Ah Oo…

    Read More

      Xildhibaano difaacay Hakintii Gudi hoosaadyada Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

      Hargaysa 21.Nov 2013 (SDN)- Xubno ka Tirsan Xildhibaanda Golaha Wakiilada ayaa Difaacay Hakintii uu Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladu ku sameeyay Isku Shaandhayntii Gudi hoosaadyada Golaha Wakiilada ee uu sameeyay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada waxaa kale oo ay Jawaab ka bixiyeen hadalo ay Shalay Warbaahinta Siiyeen qaar ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada. Xildhibaanadan oo…

      Read More

        Weftigii Wasaarada Kalluumaysiga oo Gaadhay Degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag

        Hargaysa 21.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka Badaha Somaliland Mudane Cali Jaamac Faarax (Buurreed) oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee wasaaraddaasi Maxamed Aadan Cilmi (Ilkacase) ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay degmadda Laasqoray ee gobolka Sanaag, Wasiirka iyo weftigiisa oo socdaal xog ogaal noqoshada xaalada guud ee xeebaha ku maraya xeebaha goboladda Saaxil…

        Read More

          Golaha Wasiirada Somalia oo Fadhi ay Maanta Yeeshen kaga hadlay Xiisadaha Colaadeed ee Shabeelooyinka

          Muqdisho 21.Nov 2013 (SDN)- Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaaka ee Soomaaliya oo uu maanta shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa looga hadlay ammaanka guud ee dalka , colaado maalmihii ugu dameeyey ka jiray gobolada Shabeelooyinka . Golaha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa warbixin ka dhegeystay guddi wasiirro ah oo xukuumaddu u dirtay…

          Read More

            Xanuun La Garan waayey Oo Faro Baas Ku Haya Nolosha Shacabka Gobolka Hiiraan

            Hiiraan:21-Nov-2013(SDN)-Sida uu Idaacadda Maraykanka laga leeyahay ee VOA-da u sheegay ildhibaan Maxamed Maxamuud Goodir, waxa Deegaanada Gobolada Hiiraan iyo Bakool Ka dilaacay xanuun halis ah oo qofka uu haleelo ku dilaya muddo 48-saac ah. . Deegaanka ugu daran ee cudurkaani xilligan ka jiro ayuu  Xildhibaan Maxamed Maxamuud Goodir ku sheegay agagaarka Ceel Cali ee gobal…

            Read More

              Shil Naxdin leh oo Goor dhaweyd ka Dhacay Waddada u Dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera iyo Tirada Dhimashada

              Hargeysa:21-Nov-2013(SDN)- Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyey  ee naga soo gaadhaya shil baabuur oo goor dhaweyd ka dhacay Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera dhexdooda, waxa ku dhintay Shan qof, halka ay kaga dhaawacmeen tiro kale oo ku dhaw ilaa saddex qof. Baabuurtan ayaa la sheegay inay Noocyadoodu kala ahaayeen Gaadhi Surf ah iyo mid kale oo…

              Read More

              Christiano Rolando oo Qarka u Saaran Inuu Ku Guuleysto Abaalmarinta Ballon d’Or.(By Jaahuur)

              Stockholm-Sweden-Nov-21-2013-(SDN)-Saaxiibayaal qormdadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa xiddigii reer Portugal iyo Real Madrid Christiano Rolando oo qarka u saran inuu ku guuleysto Abaalmarinta Ballon d’Or,markii uu ciyaartii dhex martey xulkiisa iyo xulka Sweden boodhka iska jafey. Xulka Portugal ayaa labadii kulan kana tirsnaa isreebreebka kubadda cagta aduunka 1-0 iyo 3-2 uga badeiyey xulka Sweden marka…

              Read More

                Magaalada Newport ee dalka Wales oo dooratay xildhibaan Somaliland ka soo jeeda oo UK ku dhashay

                Newport Nov 21,2013(SDN)-Magaalada Newport ee dalka Wales ayaa kolkii u horeysay u doortay xildhibaan gollaha degaanka ah shakhsi asal ahaan ka soo jeeda Somaliland. Xildhibaan Cumar Cali oo 46 jir ah ayaa ku dhashay magaalada Manchester ayaa Degmeda Pill ee magaalada Newport laga soo doortay. Xildhibaanka ayaa aabihii Axmed Cali degaanka u soo wareegay sanadii…

                Read More

                  Abu Dhabi:Tagsiile nin Soomaali ah u celiyay Lacago xad-dhaaf ah oo uu gaarigiisa uga tegay iyo abaal marinada uu helay tii ugu qiimaha badneyd

                  Abu Dhabi Nov 21,2013(SDN)-Nin Tagsiile ah oo magaalada Dubai ka shaqeeya ayaa dhawaan qaaday nin Soomaali ah oo gaarigiisa lacago xad-dhaaf ah uga tagay. Nuur Calam ayaa caadi ay la noqotay shandaha iyo telephonada rakaabkiisu ku iloobaan tagsigiisa,balse Nin Soomalai ah oo u shaqeeya mid ka mida shirkadaha dawladeed ee dalkaas ayaa gaarigiisa ku iloobay…

                  Read More

                    Xildhibaan ku dhaawacmay qaraxii Hotel Maka Al Mukarama oo Canada ugu soo noqday caafimaad

                    Toronto Nov 21,2013(SDN)-Mid ka mida Xildhibaanada dalka Soomaaliya oo ku dhaawacmay qarax horaantii bishan ka dhacay Muqdisho ayaa ku soo guryo noqday dalka Canada. Xildhibaan Sooyaan Cabdi Warsame ayaa ka soo dhoofay magaalada Dubai soona gaaray magaalada Toronto. Xildhibaanka ayaa Canada u soo caafimaad doontay inkasta oo aaney dhawacyadiisu halis aheyn. Xildhibaan Sooyaan ayaa sanadkii…

                    Read More

                      Wasiir Xirsi Oo Dalka Ku Jeeda iyo Wasiirro Heegan Ugu Jira Soo Dhaweyntiisa

                      Hargeysa:21-Nov-2013(SDN)- Wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo in muddo ah safar arrimo badan la xidhiidhay ugu maqnaa waddanka ingiriiska, ayaa la filayaa inuu maanta Gelinka Dameb ka soo Dego Magaalada Hargeysa. Wasiirka ugu saamaynta badan xukuumadda Somaliland oo muddo hawlo gaar u ah ka maamulnayey dalka England, ayaa soo dhaweyntiisa laga dareemayaa caasimadda…

                      Read More