Somaliland: Xukuumadda oo La Ogaaday Sababta ay Wakiillada Muranka Ugu Soo Dhextuurtay
Hargeysa:21-Nove-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ayaamahan mashquul ku ahayd sidii ay u kala irdhayn lahayd Shirguddoonka Golaha Wakiillada Somaliland oo tan iyo intii ay shaqadan hayeen aan mar kaliya wax khilaaf ahi dhexdooda imanin. Saddexda Xubnood ee Golaha Hoggaamiya, ayaa caan ku ahaa Dulqaad iyo isu tanaasul, waxase Haatan dhinac wada maray lab aka mid ah…
