Riyadh Oct 29,2013(SDN)-Laba maal mood uun ka dib kolkii ay soo baxday hees uu qaado nin majaajiliiste ah oo Sucuudi ah o la yidhaahdo No Woman No Drine ayaa waxa youtube-ka ka daawada malaayiin ruux.
Heestan oo uu hore u qaadi jiray fanaankii caanka ahaa lana oran jiray Bob Marley lana oran jiray No Woman No Cry ayaa haatan caalamka oo idil la dhacay.
Ma cada in majaajiliiste Haashim Fageeh uu ku taageerayo heestan uu bedelay Haweenka Sucuudiga ee doonaya in ay wadaan gawaarida iyo in uu ka soo hortjeedo toona.
HALKAN HOOSE KA DAAWO HEESTA
SDN-Riyadh
contact@somalidiasporanews.com
