Ciidanka Israa’il oo Toogasho ku Dilay Nin Falastiini ah oo Baabuur Jiidhsiiyey Ciidanka Yuhuuda
Gaza 12. July 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka Israa’iil ayaa toogasho ku diley nin Falastiini ah oo baabuur jiidhsiiyey askar Yuhuud ahaa, Shilkan ayaa ka dhacay Daanta bari ee Falastiin. ninkani wuxuu dhaawacay askari Israa’iili ah ka hor intii aan isagana toogasho lagu dilin. Afhayeen u hadlay ciidank israa’iil ayaa sheegay inuu ninkani baabuurka markii hore jiidhsiiyey…
