Aqalka Cad ee Maraykanka laga Maamulo oo Qalday Magaca Dalalka uu ka Taliyo Madaxweynaha Shiinuhu
Washington 11. July 2017 (SDN/QJ):- Qoraal rasmi ah ka soo baxay Aqalka Cad ee waddanka Maraykanka laga hoggaamiyo ama looga taliyo, ayaa lagu arkay Qalad weyn, ka dib markii la isku qalday Magacyada dalalka Shiinaha iyo Taiwan oo iyaga dhexdooda khilaaf ka dhexeeyo, balse Madaxweynaha Shiinaha lagu sheegay Madaxweynaha Taiwan. Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo…
