Webmaster

Dawlada Somaliland oo Jawaab ka bixisay Hadalkii Madaxweyne Farmaajo Ku Sheegay inay Dabo Gal ku hayaan Heshiiskii Imaaraadka lagaga Kireeyay Saldhiga Mileteri ee uu Ka Samaysanayo Magaaladda Berbera

Hargaysa 10. July 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ku sheegay in dawladiisu ku daba-joogto sidii ay u heli lahayd xog dhammaystiran oo ku saabsan heshiiska saldhiga Berbera ee Imaaraadka Carabta oo uu sheegay in bilowgiisu ka horeeyay dawladiisa. Mr. Farmaajo oo hadal ka jeediyay kalfadhiga labaad…

Read More

“Dawladdu waxay ku hawlantay helista Xog dhammaystiran oo la xidhiidha Heshiiska Dekedda Berbera,Sidoo Kale Waxaan Rajaynaynaa in Dhamaadka Sannadkan aanu la Wareegno Maamulka Hawada Somalia..” Madaxweyne Farmaajo DAAWO

Muqdisho 10. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa sheegay in Heshiiska dhex-maray Somaliland iyo Shirkadda Imaaraadka Carabta laga leeyahay ee DP World ee lagu wareejiyey Maamulka iyo Maalgelinta Dekedda Berbera oo ay 30-ka sano ee soo socda gacanta ku hayn doonto in uu ka horreeyey Maamulkiisa, isla markaana ay dawladdu hawlo…

Read More

“Hadda wakhtigii Ololaha Lama Joogo, Lamana Gaadhin, Ee Xisbiyadu Ha Joojiyaan Ololaha Iyo Dhaliilaha Ay Is Weydaarsanayaan’’ Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Golaha Wakiiladda

Hargaysa 10. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Dr Cali Yuusuf Axmed, ayaa Xisbiyada ugu baaqay inay joojiyaan ololaha iyo dhaliilaha ay is weydaarsanayaan, waxaanu kula taliyey inay Bulshada ku wacyigeliyaan sidii ay kaadhka cod bixinta u qaadan lahaayeen. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Dr Cali Yuusuf Axmed, oo…

Read More

Somaliland Oo Doonaysa Inay Isticmaasho Furaha Isgaadhsiinta Boosta Ee Jabuuti Iyo Wefti Ka Socda Dalkaasi Oo Hargeysa Yimid

Hargaysa 10. July 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliland, ayaa shaacisay inay doonayso inay isticmaasho furaha Boosta ee Dalka Jabuuti, ka dib marka ay hawl-geliso Isgaadhsiinta loo yaqaanno Boosta. Sidaana waxa Shaaca ka qaaday Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Mustafe Faarax Abraar oo Shalay kulan Hargeysa kula yeeshay Wefti ka socda Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Jabuuti…

Read More

Xukuumadda Oo Sheegtay Inay Tallaabo Ka Qaadayso Hay’adaha Aan Diwaangelin Shaqaalahooda DAAWO

Hargaysa 10. July 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Shaqada Arrimaha Bulshada Somaliland, ayaa Awaamiir ku soo rogtay Hay’adaha aan Dawliga ahayn iyo Shirkadaha Dalka ka shaqeeya, kuwaasi oo khuseeya qaababka ay u qaataan Shaqaalahooda.. Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Maxamed Cabdillaahi Obsiiye oo Shir-jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa Hay’adaha iyo Shirkadaha aan Dawliga ahayn…

Read More

Sicir-Bararka Ku Habsaday Somaliland Oo Galay Marxaladii Ugu Xumayd, Bulshadana Ku Riday Quus

Hargaysa 10. July 2017 (SDN/QJ):- Sicir-bararka iyo sarrif-bararka is biirsaday  ee ka taagan Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galay marxaladdii ugu xumeyd taariikhda 26-kii sannadood ee dalkani  madax-bannaanidiisa la soo noqday, waxaanay  xaalad aad u adag oo nololeed soo wajahday dadka danyarta ah oo markii horeba ay haysatay dhaqaale xumo iyo shaqo la’aan. Maceeshada daruuriga ah, ayaa…

Read More

Wefti ka Socda Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Oo La Kulmay Dhiggooda Jabuuti & Arrimaha ay ka wada hadleen

Jabuuti 10. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdirisaaq Waaberi Rooble iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabbeeye) oo ka mid ah wefti ka socda Somaliland ku sugan waddanka Jabuuti, ayaa kulan la qaatay Wasiirka Dhallinta iyo Ciyaaraha Jabuuti Md. Xasan Maxamed Kaamil oo uu weheliyo…

Read More

Dawlada Masar oo Dalbatay in Farogalin Siyaasi ah lagu Sameeyo Biyo Xidheenka Itoobiya & Dulucda Baqdinta ay Qabto

Qaahira 10. July 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Qaahira ayaa shalay soo saartay qaylodhaan la xidhiidha biyo-xidheenka ‘Hidase’ ee dalka Itoobiya uu dhisanayso, waxa aanay ka digtay waxa ay ugu yeedhay in ‘waqti intaas ka badan la lumiyo, iyada oo dhinaca kalana dalbatay in farogelin siyaasi ah lagu sameeyo arrintan, si loo qaado caqabadaha hortaagan dhamaystirka cilmibaadhis…

Read More

Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge oo Si Kooban uga Hadlay Dhallinyarta Reer Somaliland ee u Shaqo Tagta Magaalada Muqdisho

Hargaysa 10. July 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge Liibaan oo ka mid ah siyaasiyiinta dalka, ayaa si kooban uga hadlay dhallinyarta muddooyinkii dambe magaalada Muqdisho u tagta arrimo la xidhiidha dhanka shaqada, waxaana uu dhallinyartaas u soo jeediyey in aanay masiirka umaddooda siisanin wax aad u liita. “Dhalinyarada Xamar u shaqo doonatey hal ayaan…

Read More

Wax Ka Baro Barnaamijka SWIFT iyo Basaasida Bangiyada Caalamiga ah ( Macluumaad Mahadho Reebay)

Hargaysa 10. July 2017 (SDN/QJ):- Weligeedba waa ay dhici jirtay in wakaaladaha sirdoonka ee dawladaha waaweyni u dhacaan nidaamyada bangiyada caalamiga ah, iyada oo ujeedadoodu ay tahay in ay baadhaan oo fahmaan akoonnada iyo xiisaabaha gaarka ah ee dadka siyaasiyiinta waaweyn ah, gaar ahaan dadka ay dano sirdoon ka leeyihiin ee ay doonayaan in ay…

Read More

Khilaafka ka taagan Khaliijka Carabta Oo Laga Digay In Uu Daganaansho La’aan Ka Abuurayo Geeska Afrika

Addis Ababa 10. July 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Itoobiya ayaa ka digtay in khilaafka ka taagan Wadamada Khaliijka Carabta gaar ahaan kan u dhaxeea Dowlada Qadar iyo Xulufada uu Sacuudiga hogaaminayo in uu xasilooni daro ka abuuro Geeska Afrika. Ra’iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn oo Khudbad laga baahiyay telefishinka u jeedinayay Baarlamaanka dalkaasi ayaa ka…

Read More

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamanka Uk Lana filayo inuu Hogaamiyo Xisbiga Afaraad ee Ingiriiska oo Shaki Geliyey in Britain ay ka Baxayso Midowga Yurub

London 10. July 2017 (SDN/QJ):- Mudane ka tirsan baarlamaanka Dalka Ingiriiska ayaa shaki geliyey inay suurogasho ka bixitaanka Ingiriiska ee Midowga yurub. Xildhibaan Vince Cable oo ku talo jira inuu hogaamiyo xisbiga afraad ee dalkaasi ugu weyn oo ah xisbiga dimuqraadiyiinta xorta ah ayaa sheegay in aanay suurogal noqon doonin in Britain ka baxdo midowga…

Read More

Gabadha uu Dhalay Madaxweynaha Maraykanku ee Ivanka Trump oo Samaysay Arrin aad loola yaabay iyo Warbaahinta Oo Si Weyn uga Faalootay

Hamburg 10. July 2017 (SDN/QJ):- Gabadha uu dhalay Madaxweynaha Dalka Mareykanka ee Ivanka Trump ayaa sameesay tilaabo aad loola yaabay oo dhanka Diblumaasiyada ah , waxaana arintan si weyn u hadal haya Wakaaladaha iyo Warbaahinta kale ee Caalamka. Ivanka Trump oo kamid ah dadka ka qayb galaya kulanka wadamada G20 ee ka socda dalka Jarmalka…

Read More

Markab Xambaarsan Gantaalaha Riddada Dheer oo Ruushku u diray Xeebaha Suuriya

Moscow 10. July 2017 (SDN/QJ):- Mas’uul sare oo u hadlay Dawlada Ruushka ayaa waxa uu sheegay in Dalkiisu xeebaha Suuriya u diray Markab dagaaal oo ah nooca xambaarsan gantaalaha ridada dheer. Telefishinka Russia-Today ayaa baahiyey hadalka mas’uulkaasi oo sheegaya in Raashiya ay xeebaha Suuriya u dirtay Markabka lagu magacaabo Admiral Essen, kaasoo ay suurogal u…

Read More

Mucjiso: Mattaano Hal Madax Waddaaga, Jidhkuna U Kala Gooni Yahay Oo Muddo Saddex Sano Ah Sidaasi Ku Nool !

Delhi 10. July 2017 (SDN/QJ):- Mucjisooyinka Ilaahay SWT waa kuwo aan xad lahayn, waana tusaale ina tusinaya awoodaha Ilaahay SWT, haddaba waxa Dalka Hindiya ku nool laba mattaano oo hal madax waddaaga waxaanay dhakhaatiirtu sheegeen inay waddaagan hal maskax oo kaliya, iyadoo dhakhaatiir tiro badan deraasaynayaan inay suurta gal tahay in qaliin lagu sameeyo isla markaana…

Read More

Maxaad Kala Socotaa Halista Caafimaad Ee Ay Sababaan Biyaha La Cabo Cuntada Kadib? !

Hargaysa 10. July 2017 (SDN/QJ):- Dad badan oo inaga mid ah ayaa waxay caado u leeyihiin inay cabbaan biyaha marka ay cuntooyinka culus cunaan isla markaana ay dharag badan dareemaan, iyaga oo aan ogeyn in arrintaasi ay dhibaatooyin dhinaca caafimaadka ah ay leedahay, habdhaqankan ayaa waxa uu sababaa in habdhiska dheefshiidku uu shaqadiisa si toos…

Read More

In ka badan 100 Dal oo Saxiixay Sharci mamnuucaya hubka Nukliyeerka iyo Somalia Dibada ka Joogtay

New York 10. July 2017 (SDN/QJ):- Shir ay isugu yimaadeen inta badan dalalka Xubnaha ka ah Qaramada Midoobay ayaa lagu saxiixay sharci cusub oo mamnuucaya gebi ahaan hubka Nukliyeerka. Codbixinta ka dhacday magaalada New York ayey diideen inay ka qeyb qaataan in ka badan 40 wadan oo u badan dalalka iyagu heysta hubka nukliyeerka iyo…

Read More

Al Shabaab oo Imaam Cusub u Caleemo saartay Beesha Abgaal Cismaan SAWIRO

Shabeelada Dhexe 10. July 2017 (SDN/QJ):- Xarakada Al Shabaab ayaa munaasabad ka dhacday deegaan hoos taga Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhaxe waxa ay ku caleemo saareen Imaam cusub oo ay sheegeen in ay yeelaneyso Beesha Abgaal Cismaan . Munaasabadan lagu caleemo saarayay Imaamka cusub ee yeelaneyso Beesha Abgaal gaar ahaan kuwa kunool deegaanada…

Read More

Gudoomiye Muuse Biixi oo Kulan la qaatay Dhallinyaro ka Tirsan Gobolka Togdheer Si Waayeelnimo Ku Jirtana uga Hadlay Xaalada Caafimaad ee Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Burco 09. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye & Madax Kale oo Wehelisa ayaa Kulan Balaadhan la qaatay Dhallinyaradda Gobolka Togdheer Kaas oo lagaga Hadlayay Sidii Bulshada Loogu dhiirigelin lahaa qaadashada Kaadhka Codbixiyeyaasha Isla markaana loo Xoojin lahaa Taageerada Xisbiga.

Read More