Tanzania oo taariikhda markii ugu Horraysay Lagu Maxkamadaynayo Soomaali Budhcad-badeednimo ku Eedaysan
Dar esalam:16-Sep-2013(SDN)-Maxkamadeynta toddoba ruux oo looga shakiyay budhcad badeed ayaa ka bilaabanaysa maxkamada sare ee magaalada Dar Es Salaam, taasi oo ka dhigaysa markii ugu horeysay oo dalkaasi kiis dacwadeedkan oo kale uu qaado. Dhalinyarada Soomaalida ee lagu maxkamadeynayo dalka Tanzania ayaa kala ah Maxamed Nuur Aadam, Bashiir Yuusuf Rooble, Muxsin Sheikh Xaaji, Cabdiwali Cabdiraxman,…
