Wasiirka Madaxtooyada oo Cadeeyay Sababta ay Dollar badhkii u saareen Cashuurta Xoolaha {DHAGAYSO}
Burco 16.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay in Dhismaha Wadada isku xidhaysa Gobolada Sanaag iyo Togdheer uu dhararkeedu yahay 370 Km isla markaana ay tahay Mashruuc Qiimo weyn u leh Guud ahaan dalka. Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland waxa uu ugu baaqay dhamaanba Golayaasha qaranku…
