Webmaster

    Wareegii 7aad ee Ololaha Cidhib tirka Cudurka Dabaysha oo ka Bilaabmay Punt land

    Garoowe 15.Sep 2013 (SDN)- Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Puntland ayaa maanta  bilowday wareega 7-aad ee tallaalka Dabaysha,kaasoo lagu rajo wayn yahay in la tallaalo caruurta ka yar tobanka sano. Wasiir ku xigeenka Cafimaadka Puntland Sayban Ugaas Yaasiin oo maanta war-fidiyeenada kula hadlaysay magaalada Garowe ayaa fariin adag u jeedisay waalidiinta,waxayna sheegtay waalid kasta in looga baahan…

    Read More

      3 Qof oo ku Naf waayay dagaal al-Shabaab iyo ciidanka dowladda ku dhex maray gobolka Baay

      Gobolka Bay 15.Sep 2013 (SDN)- Saddex qof ayaa ku dhimatay, tiro kalena waa ay ku dhaawacantay dagaal u dhaxeeyey ciidamada dowladda iyo maleshiyada al-Shabaab oo xalay ka dhacay deegaanka Dambal oo ka tirsan degmada Aw-diinle ee gobolka Baay. Guddoomiyaha degmada Aw-diinle, Maxamed Sheekh Cabdullaahi ayaa Bar-kulan u sheegay in dagaalku yimid markii al-Shabaab ay weerar…

      Read More

        Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land oo Gaadhay Brussels

        Brussels 15.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium iyagoo ka qeyb-gali doona shirka berri halkaas ka furmaya ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.   Ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone d’Urso ayaa wafdiga madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh…

        Read More

          Mudanayaasha Golaha Guurtida oo dood ka Yeeshay Xaalada Arrimaha Gudaha ee dalka

          Hargaysa 15.Sep 2013 (SDN)- Golaha Guurtida ee Jamhuuriyadda S/land fadhigoodii maanta oo uu shirgudoominaayey Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha  Md: Siciid Jaamac Cali ayaa  dood qoto dheer ka yeeshay Arrimaha Gudaha ee dalka. Mudanayaashii dooda maanta  ka qaybqaatay ayaa  badankoodu   soo jeediyay in Golaha ay  hor yimaadaan Taliyayaasha  Ciidanka Booliska iyo  sii-aydhiida si goluhu uga xogwaraysto   falal dilal ah oo mudooyinkii dambe ka…

          Read More

            Madaxwayena ku xigeenka S/L oo la kulmay masuuliyiin ka soo jeeda qaarada africa‏ iyo Safiirka Liberia in Dubai. Mr Arun Panchariya

            Dubai 15sep13 (SDN)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Abdirahman Saylici  oo ku sugnaa baryahan danbe magaalada Dubai ayaa la kulamay Madax ka tirsan wadamda Afrika oo ka wada hadleen xidhiidhka ka dhaxeeya somaliland iyo wadamda Africa madaxwayne ku xigeenka ayaa waxa ku waheliyeyey Kulankan oo u qaban-qaabadiisa lahaa Mr Hussein alquraishi oo ah madaxa sanduuqa horumarinta…

            Read More

              “Genel Energy Only Temporarily Paused Their Chores Hence Have Not Left the Country” –President Silanyo

              Hargeisa, Sep 15, 2013 (SDN) -Somaliland president Ahmed Mohamed Mohaoud Silanyo has strongly denied reports claiming that Genel Energy completely left the country. The president also denied alleged hence dispelled rumours that the Ethiopian Airlines claimed Egal Airport as a substandard and unworthy one to land its crafts. “Brethren, Genel Energy only temporarily paused their…

              Read More

                Somaliland University Gains International Recognition

                Hargeisa, Sep 15, 2013 (SDN) -British, Canadian and African universities have been partnering with the University of Hargeisa, in the breakaway state of Somaliland, to boost the institution’s international credibility and the recognition of its qualifications. Although international recognition has yet to be conferred on Somaliland since it separated from Somalia in 1991, its largest…

                Read More

                  Mujj Cali Gurey:Silanyo wadanka uu madaxwaynaha ka yahay waxa uga war roon islaanta gidaarka ku iibinaysa inta yar ee tamaandhada ah

                  Hargeysa Sept 15,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga UCID Md Cali Gurey ayaa sidii ugu adkeyd uga hadlay ogaalka Xaalada dalka ee madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale waxa uu si badheedha u sheegay waxa la gudboon reer Somaliland hadii la waayo xal loo dhan yahay oo cadaalad ku saleysan oo lagu maamulo hawlaha shidaal sahaminta…

                  Read More

                    Socdaalka Soof daran Habowga ah ee Galaafta Nolosha Da’a Yar badan iyo Weedha Shabakada Qurbejoog.com Qaybtii 2aad

                    Wajaale 15.Sep 2013 (SDN)- Waxaan ku soo Arkay Tog Wajaale dhallinyaro  {Weriye ka Tirsan Shabakada Qurbejoog.com} Kooxo Kooxo ah oo laga soo qaaday Xuduuda ay wadaagaan Itoobiya iyo Suudan iyagoo u Jihaysan dhanka Liibiya si ay halkaas uga raacaan doonyo geeya qaarada Yurub oo ay aaminsan yihiin inay ka helayaan nolol dhaanta tii dalkooda ….

                    Read More

                      Ruushka iyo Mareykanka oo isku raacay Qorshe Hubka Chemical-ka looga qaadayo iyo Syria oo aamusnaan ku soo dhaweysay

                      Geneva Sept 2013(SDN)-Kulamo dhawr maalmood qaatay oo u dhexeeyay dalalka Mareykanka iyo Ruushka oo Geneva ka dhacay ayaa la iskula qaatay sidii beesha caalamku  hubka sunta ah uga guri laheyd dalka Syria oo dagaal sokeeye ka socdo. Wasiirka arrimaha dibeda ee Ruushka Sergei Lavrov iyo Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka John Kerry ayaa isla qaatay in…

                      Read More

                        Isbahaysi uu hogaaminayo C/samad Cali Shirre oo ku soo Jeeda Carrooley iyo Shacabka Halkaas Ku Nool oo Ka Werwersan

                        Taleex:15-Sep-2013(SDN)-Wararka ka Imanaya Deegaanka Carroolay ee Gobolka Sool, ayaa sheegaya in xiisad Dagaal  iyo Deggenaansho la’aan ah halkaas laga dareemayo. Xiisaddan ayaa timi ka dib markii shacabka deegaankaasi ku war heleen inuu ku soo Fool leeyahay Wafti culus oo uu hoggaaminayo Madaxweyne-ku-xigeenka puntland Cabdisamad Cali shire iyo  oo wata kooxo ka soo dhmbalmay  maleeshiyada Khaatumo….

                        Read More

                          DHULCUNAW : MEE DAMIIRKAAGII ?

                          Waa haben madaw oo mugdiya, oo cirkuna hadoodilan yahay , waa dhaxan , wadooyinkuna waa juuqla jaaqla , askari waar diya ah uun baa lugeynaaya . Axmed guriguusu wuxuu ku yaalaa koonaha magaalada , wuu dhaxamoonayaa , koofiyaddii uu gashanaana waxba kama tarayso , kolba wuu yara kacayaa , si uu dhaxanta isaga duuliyo ,…

                          Read More

                            Guddoomiyaha xisbiga UCID ee UK oo ka hadlay fadeexadaha hareeyay Madaarka Hargeysa iyo Shidaal Baadhista

                            WAA AYAAN DARRO HADII ILAA HADA GUULDAROOYINKA KU SAABSAN AIRPORTKA, DIYAARADII ITIYOOBIYA, SHIRKADII SHIDAAL CIDNA U QOOLNEYN IYO waxaa hubaal ah in aqoonsiga Somaliland xukuumadani xiyiraad ku tahay London Sept 16,2013(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Maxamed Jaamac Koodbuur(Shiine) ayaa qoraal uu soo bandhigay waxa uu uga hadlay sida aaney u jirin la xisaabtan…

                            Read More

                              Maamulka Gobolka Maroodi Jeex oo Kormeer hawleed ku maraya Deegaamo ka Tirsan Gobolkaas

                              Hargaysa 15.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyaha maamulka Gobolka maroodi jeex Maxamed Maxamuud Cali {jeeniyare} oo ay wehelinaayeen Gudoomiyaha degmadda daarusalaam Axmed Ibraahin Cumar iyo xoghayaha gobolka Maroodijeex ayaa kormeer ku tegay deegaanka Ceel-Sheekh oo ka tirtsan degmada daarul-salaam. Ujeeddada kormeerkooda ee weftigan oo la xidhiidha u kuurgalka xaaladda nololeed iyo ta bulsho gaar ahaan adeegyada aasaasiga…

                              Read More

                                Madaxweyne Ma Waxa Aad Af-miishaarnimo u Taqaannaa?

                                Hargeysa:15-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland md Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa  maalintii shalay qaab ay ka muuqato dulqaad-yaraan iyo masuuliyad-darro ka uga jawaabay eedihii loogu soo jeediyey maamul-xumadii lagu sameeyey dib-u-dhiska madaarka Haygeysa iyo Bixitaankii shirkadda Shidaal-baadhista ee Genel Energy. Madaxweynaha oo ka hadlayey munaasibaddii xadhiga lagaga jarayey Dugsiga Tababarka ciidanka ee Dererweyne kaga tiraabay Hadallo qoraal ahaa…

                                Read More

                                  “Ilaa xad baa la gaadhay magtii la kala qaadanayey ee ee shareecada islaamku jidaysay ee qudh-baxa ahayd in la yidhaahdo cashuur baanu ku soo rognay.” Xildh. M. F. Qabille

                                    Hargeysa:15-Sep-2013 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka mid ah xildhibaanada Golaha wakiillada Somaliland ayaa si walaac weyn ka muujiyey Cashuuraha xad-dhaafka ah ee uu wasiirka maaliyaddu ku kordhiyey qaybaha kala duwan ee ganacsiga Somaliland. Xildhibaan Qabille oo maalintii shalay shir jaraa’id ku  qabtay xarunta Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa dhaliilo culculus dusha ka saaray…

                                  Read More

                                    Jamhuuriyadda Somaliland Khayraadkeeda Way Lasoo Baxaysaa!

                                    London Sept 16,2013(SDN)-Danjiraha Wareega ee Jamhuuriyada Somaliland Md Kaysar Cabdilaahi Maxamed ayaa qoraal dheer uga war siyaasada xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo ee ku wejahan Soo saarida kheyraadka dalka. Danjiraha ayaa qoraalkiisa waxa uu u dhignaa sidan:”Mid ka mid ah ah Qodobada ugu mihiimsan ee dedaalka ugu weyn ay galinayso Xukuumada uu Hogaaminayo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud…

                                    Read More