Qurbejooga UK oo ku guuleystay in magaalada Leicestershire Debdemiskii Afraad ugu deeqdo Muqdisho
Leicestershire Sept 11,2013(SDN)-Magaalada Leicestershire ee dalka UK ayaa magaalada Muqdisho ugu deeqday gaari debdemis ah Gaarigan oo lagu qiimeeyay £14,000 ayaa waxa in Muqdisho loogu deeqo gacan ka geystay hay’ada Samafalka Iqra. Dave Webb oo ah madaxa debdemiska Leicestershire oo ka waramay caqabadaha heysta ciidanka dabdemiska Muqdisho ayaa yiri”dhibaatooyinka ugu waaweyn ee heysta Muqdisho waa…
