Webmaster

    Shirkii Cullimada oo Muqdisho lagu soo Xidhay iyo Qodobo la isku raacay oo Xambaarsan Fatwo

    Muqdisho 11.Sep 2013 (SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid) ayaa maanta  soo xiray shirkii heerka qaran ee latacaalidda mushkiladdaha xagjirnimada ee ka jira Soomaaliya. Shirkaan ayaa ka socday Muqdisho mudo shan maalmood ah, waxaana soo agaasimey Culimada Soomaaliyeed iyagoo taageero ka helaya Dowladda federaalka ee Soomaaliya, shirkaan ayaa waxaa…

    Read More

      Wada hadal dhex maray Madaxweynaha Juba land iyo Madaxda Dawlada Federaalka Somalia

      Muqdisho 11.Sep 2013 (SDN)- Madaxwaynaha mamulka Jubaland Shiikh Axmad Madoobe oo maalmihi ugu danbeeyay ku sugnaa Muqdisho ayaa kulamo la qaatay madaxda dowlada Federaalka iyo qaar ka mid ah Odayaasha gobolka. Dhismaha Maamulka iyo dhamaystirka heshiiskii DF Somalia iyo maamulka KMG Juba ayaa laga Axmed Madoobe wafdiga uu hogaaminayo kala hadleen madaxda Federaalka ee Muqdisho….

      Read More

        Wasiiro Si adag uga Hadlay Dhaliilaha Mucaaridka ee Sahaminta Shiidaalka,& Diyaaradda Itoobiya oo Hakisay Duulimaadyadeedii {DHAGAYSO}

        Hargaysa 11.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo uu weheliyo Wasiirul dawlaha Wasaarada Maaliyada Md. Cisman C/laahi Saxardiid (Cadaani) ayaa shir jaraa’id oo ay maanta si wadajir ah ugu qabteen xarunta Wasaarada Warfafinta waxa ay caddeeyeen in aanay jirin wax nabadgalyo darro ah oo sababi kara in…

        Read More

          Lacag dhan 124 Milyan oo Euro ah oo Midowga Yurub u Qoondeeyay Ciidamada Nabad ilaalinta ee AMISOM

          Nairobi 11.Sep 2013 (SDN)-Guddiga Midowga Yurub ayaa maanta sheegay in 124 milyan oo Euro ugu siin doono ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) si loo xoojiyo howlgallada lagu xaqiijinayo ammaanka iyo horumarka Soomaaliya. Madaxa arrimaha siyaasadda ee Midowga Yurub Catherine Ashton ayaa  sheegtay in lacagta loogu deeqayo AMISOM  ay gacan weyn ka geysan doonto…

          Read More

            Nabad doon caan ka ahaa Magaalada Beledweyne oo dablay Hubaysani Caawa Toogteen

            Beledweyne 11.Sep 2013 (SDN)- Rag bastoolado ku hubeysan ayaa caawa  degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dilay nin nabaddoon ah oo degmadaas caan ka ahaa. Taliyaha qeybta booliska ee gobolka Hiiraan Korneyl Isaaq Cali Cabdulle ayaa Warfidiyeenada u xaqiijiyay in labo nin oo dhallinyaro ah oo hubeysan ayaa xilli uu masaajid ka soo baxay toogtay nabaddoonka…

            Read More

              Madaxwayne Somalia oo ka qayb galay shir Caalami ah oo looga hadlayo arrimaha burcad badeedda iyo Wasiirka Arrimaha Dibada ee Imaaraadka oo ka Hadlay

              Dubai 11.Sep 2013 (SDN)- Shir caalami ah oo looga hadlayo ka hortaga burcad badeeda ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Dubai ee dalka Isku tagga Imaaraadka Carabta. Shirkani oo ay martigelineyso dowlada Imaaradka Carabta ayaa wuxuu yahay  kii seddexaad  oo looga hadlo arrimaha burcad badeeda waxaana diirada lagu saarayaa  ka hortagga burcad-badeedda iyo iska…

              Read More

                “Shirka Dib U Heshiisiinta Jubbooyinka Waa Inuu Ka Dhacaa Muqdisho” Cabdi Shire Warsame

                Muqdisho 11.Sep 2013 (SDN)- Cabdi Shire oo ka mid ah siyaasiyiinta JubBooyinka ayaa sheegay in aysan ku qanceynin in shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka loo wareejiyo magaalada Kismaayo. Sababta ayaa waxa uu ku sheegay inaysan suurta gal ahayn in Kismaayo uu ka dhaco shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka iyada oo aan marka hore lagu heshiin…

                Read More

                  Marwada Madaxweynaha Somaliland oo Kulan u qabatay Haweenka Ciidamada ee darajooyinka qaatay

                  Hargaysa 11.Sep 2013 (SDN)- Marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina X Maxamed Jirde (A Weris) ayaa maanta xaflad u samaysay haweenkii ka tirsanaa ciidamada ee helay derejooyinka kuna sugan magaalada caasimadda ah ee hargaysa. Munaasabadaasi oo ka dhacday Hotel Ambassador ee magaalada Hargaysa waxaa ka soo qayb galay wasiir ku xigeenada wasaaradaha shaqada iyo arimaha bulshada…

                  Read More

                    Wasiiro beeniyay in Somaliland aanay ka Jirin Sabab Nabadgalyo daro oo sababi kara in Shirkadaha Maalgashi ka baxaan

                    Hargaysa 11.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta md. c/llaahi maxamed Daahir cukuse oo uu weheliyo wasiiru dawlaha wasaarada maaliyada md.cisman c/laahi saxardiid cadaani ayaa shir jaraa’id oo ay maanta si wadajir ah ugu qabteen xarunta wasaarada warfafinta waxa ay caddeeyeen in aanay jirin wax nabadgalyo daro ah oo sababi kara in ay…

                    Read More

                      Ra’isal Wasaare Cabdi Shirdoon Saacid oo Muqdisho ku soo laabtay

                      Muqdisho 11.Sep 2013 (SDN)- Raisal wasaaraha xukumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon iyo weftigiisi oo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda soomaaliya ee Magaalada Muqdisho,waxaana halkaasi loogu soo dhaweeyey si heer sare ah iyadoo ay soo dhaweyntiisa ka qayb qaateen qaar ka tirsan golaha wasiiradda. Raisalwasaaraha oo masuuliyiintii iyo shacabkii ku…

                      Read More

                        Kulamo lagaga Hadlayo Xoojinta Nabadgalyada oo ka socda Baay iyo Bakool

                        Baladweyn 11.Sep (SDN)- Mas’uuliyiinta gobollada Baay iyo Bakool ayaa kulamo looga hadlayo horumarinta iyo nabad-gelyada gobollada waxa ay la qaadanayaan bulshada qeybaheeda kala duwan ee ku dhaqan gobolladaasi, xilli la filayo in dhowaan ay billowdaan qorshayaasha maamul u sameynta gobolladaasi. Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow ayaa sheegay in bulshada ku…

                        Read More

                          Laba Wasiir oo Xidid isu ah oo ay Jaamacada Golis ku Maamuustay Shahaadooyin Aqooneed iyo ka fal celintooda

                          Hargaysa 11.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Beeraha Somaliland Prof; Faarax Cilmi Muxumad “Geedoole” oo ka mid ah hormoodyada Fara ku tiriska ah ee wasaaradihiisa ka adkaaday horumar baaxad lehna gaadhsiiyay ayaa ka mid ahaa wasiiro xukuumada Siilaanyo ka tirsan oo ay shalay Jaamacadda Golis Shahaado sharafyo waxqabadkooda ku gudoonsiiyay munaasabadaas qalinjabineed ee ka dhacday Hargeysa.  …

                          Read More

                            Baro 39-Sifo Oo Shacabka Soomaaliyeed ku Qeexeen Dawladda Xasan ee Sanad-jirsatay

                            Muqdisho:11-Sep-2013(SDN)-Dawladda Xasan Sheekh Xasan Maxamuud, hadda waa ay sanad jirsatay, waxana wali aan la isku waafaqsanayn tallaabooyinka ay ilaa iyo hadda qaadday xukuumaddu, iyadoo dadweynuhuna ka bixiyeen sifooyin kala duwan. Sifooyinka kala duwan ee Shacabka soomaaliyeed ku sheegaan dawladda xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ah qaar aad u kala fog oo aan isku dhaweyn, haddaba bal…

                            Read More

                              Gobolka Quebec ee dalka Canada oo xafiisyada Gobolka hoostaga ka mamnuucaysa Astaamaha Diimeed iyo dawlada dhexe oo ka hadashay

                              Montreal Sept 11,2013(SDN)-Gobolka Quebec ee dalka Canada ayaa shalay shaacisay in dhamaan astaamaha diimaha kala duwan laga mamnuucay xafiisyada dawlada iyo kuwa ay dawlada Gobolku maalgeliso. Guddoomiyaha Gobolka Quebec Pouline Marois ayaa sheegtay in dawladeedu aaney u dulqaadan doonin in diimaha kala duwani lagu soo bandhigo xafiisyada dawlada Gobolka. Xeerarkan oo haatan la soo bandhigay…

                              Read More

                                Ku Dhawaad Toban Hay’adood oo Caalami ah oo Bankiga Barlays Ka Codsaday inaanu Xidhin Xisaabaadka Soomaalidu leedahay

                                London:11-Sep-2013 (SDN)-ugu yaraan Toban Hay’adood oo Caalami ah ayaa banigiga Barclays u diray farriin ah inaanu xidhin xisaabaadka uga dhex furan xawaaladaha soomaalida. Hay’adda Oxfam, CARE International iyo toddobo hay’adood oo kale oo kuwa gargaarka ah ayaa Bankiga Barclays ugu baaqay inuu ka noqdo qorshaha uu ku xidhayo akoonnada dhowr xawaaladood oo kuwa Soomaalida ah….

                                Read More

                                  Dubai: Saylici iyo Xasan Sheekh Maxamuud iyo Saylici oo si wada jir ah Kulaalaya Shirka Budhcad-badeedda ee Imaaraadku Qabanayo

                                  Dubai:11-Sep-2013 (SDN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin, Wasiirka Arriimaha Dibadda ee Soomaaliya Fowsiya Xaaji Aadan, Xildhibaano  Baarlmaanka Soomaaliya ka tirsan, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda Soomaaliya  iyo masuuliyiin kale  ayaa habeenkii xalay ahaa gaadhay magaalada  Dubai ee  Isutaga Imaaraadka Carabta.   Garoonka  Diyaaaradaha ee  Madaarka…

                                  Read More

                                    Hambalyo ku socota ardeyda ka qalin-jebisey Golis University Hargeysa iyo Talooyin ku wajahan Xukuumadeena Hadh-dacaarka ah

                                    Waxaan Hambalyo iyo bogaadin aan u dirayaa dhamaan ardeydii dhameysatey Jamacada, waalidiintood, macalimiintoodii iyo cidii kasta ee ka gacan geysatey in ay ardeydaasi ay dhameystaan waxbarashadoodii jaamacadeed, taas oo uu ugu horeeyo madaxa Jamacada Dr Siciid Ahmed Hassan oo lahaa bud-dhiga Golis University Hargeysa kuna da-daalay sidii Jamacadaasi u hana- qaadi laheyd ee ay wadanka…

                                    Read More