Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah u furay Kalfadhigii 3aad ee Baarlamanka Somalia
Muqdisho 10.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qudbad ka jeediyay munaasabada furitaanka kalafadhigii 3AAD ee Golaha Shacabka ee Federaalka Soomaaliya. “Barlamaanka wuxuu qabtay howlo farabadan oo ay ka mid yihiin ansixinta xukumadda, maaliyadda, iyo dib u eegista dastuurka. Shacabkuna wuu ku farax sanyahay shaqada aad heysaan.” Ayuu yiri…
