Ra’isal Wasaare Saacid oo Kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxweynaha iyo Dhigiisa Yemen
Sanca 09.Sep 2013 (SDN)- Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” ayaa magaaladda Sanca ee dalka Yemen kula kulmay Madaxweynaha dalka Yemen Mudane Cabdu Rabbuh Mansur iyo Ra’isul Wasaaraha Yemen Mudane Maxamed Saalim Bassanduwa iyagoo ka wada hadlay iskaashi cusub oo dhexmari doona dalalka Soomaaliya iyo Yemen oo ay ka dhaxayso taariikh Iskaashi, Ganacsi iyo mid…
