Webmaster

    Maareeyaha Madbacada Qaranka oo Talaabo dhanka Horumarka loo qaaday ku Tilmaamay Qabyada ka taagan Bedelaada Lacagta Giinbaarta ee Ceerigaabo

    Hargaysa 09.Sep 2013 (SDN)- Maareeyaha Guud ee Madbacadda qaranka Mudane Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Carey) ayaa xukuumadda Somaliland ku ammaanay tallaabadii ay todobaadkii hore kaga bedashay Lacagtii giimbaarta ahayd magaaladda Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Maareeyaha Madbacadda Qaranka oo maanta xafiiskiisa ugu waramayay qaar ka mid ah Saxaafadda ayaa sheegay in lacagtii giimbaarta ahayd ay la daa-degtay…

    Read More

      Jawhar oo ay ka socoto qaban qaabada soo dhawaynta Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ku sii Jeeda

      Muqdisho 09.Sep 2013 (SDN)- Qaban qaabo lagu soo dhoweynayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka ka socota magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe oo lagu wado in saacadaha soo socda inuu soo gaaro, kadib markii uu shalay baaqday. Sida ay sheegayaan wararka ammaanka magaalada ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo la xiray wadooyinka soo…

      Read More

        ” Colaadii way dhammaatay ee ku soo biira nabadda oo waliba Cali Khaliif waa nin wayn oo muxtarima, waar Axmed Ismaaciil Samatar ku dayo ” Xaglo Toosiye

        Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Somaliland, Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa u soo jeediyay siyaasiga dibad wareega ah ee Cali Khaliif Galaydh inuu ku daydo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo uu dadkiisa wax la qabsado. Saleebaan Xaglo-Toosiye waxa uu ka jawaabayey hadalo ka soo yeedhay Cali Khaliif oo uu ku sheegay in aanay magaalada Buuhoodle iman karin…

        Read More

          Shirkii Bruseles oo Kaabiga Inagu Soo Haya iyo Wasiiradda lagu wado Inay ka Qayb galaan.

          Brusels: 9-Sep-2013 –(SDN)- Waxa soo dhawaatay muddada lagu wado inuu furmo shirka Magaalada Brusels ee dalka Beljium 16-ka bishan aynu ku jirno, kaas oo diyaargarowgiisu ka socda soomaaliya iyo dunida kaleba. Shirkan oo loogu magac daray  Hiigsiga Cusub (New Deal) ayaa beesha caalamka iyo Soomaaliya ay ku geli doonaan heshiis rasmi ah, oo lagu Maalgelinayo,…

          Read More

            Diyaaradda Ethiopia Airline Oo Ka Cago –jiidaysa inay ka duusho Garoonka Hargeysa iyo mudaharaad ay sameeyeen rakaabkeedii

            Hargeysa:9-Sep-2013 (SDN)- Shirkada Diyaaradaha Ee Ethiopian Airline ayaa maalintii shalay diidday inay soo cago dhigato garoonka dhawaan casriyeynta lagu sameeyey ee Hargeysa, taas oo keentay dhibaato ku timaadda dadkii rakaabka ahaa ee raaci lahaa. Xafiiska ay diyaaraddu ku leedahay magaalada Hargeysa ayaa ku wargeliyey dadka rakaabka ah ee raaci lahaa inay diyaaraddii Go’aansatay inay cago-dhigato…

            Read More

              xasan ciise iyo faysal iyo Raggii dawladda ku soo tabcay yaanay dar jiidhin oo sida Dhallinyarada Suuqa Joogta yey u Hadline…………” Xaaji Cabdi waraabe

                Hargeysa:9-Sep-2013 (SDN)-Xaaji Cabdiwaraabe oo ka tirsan Odayaasha ugu da’da weyn reer Somaliland kana tirsan xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland, ayaa markii ugu horraysay ka hadlay mucaaradadda ay banbaxeex Madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranku.   Xaajiga oo maalintii shalay ka hadlayey munaasibad lagu furayey Dugsi Kaafi oo laga hirgeliyey magaalada Hargeysa, ayaa xubnahan Madasha wada-tashiga si…

              Read More

                Meliishaad ka mida mucaaridka Syria Al Qaciidana ka mida oo qabsaday magaalo Masiixiiyiintu ku badan tahay

                Maaloula Sept9,2013(SDN)-Mucaaridka Syria ee xiriirka la leh Al Qaacida ayaa gacanta ku dhigay degan meesiiixigu ku leeyahay duleedka caasimada Dimishiq. Meeliishaadkan oo cagta mariyay magaalada Maaloula ayaa waxa ay magaalada dibedda ka dhigeen boqolaal ka mida dalkii halkaa ku noolaa. Xukuumada Syria ayaa dhankeeda warar kuwaa ka duwan ka soo saartay colaada Maaloula,waxaaney sheegtay in…

                Read More

                  Madaxweynaha Mareykanka oo taageero uga Heysan goleyaasha dalkaasi si Syria uu u weeraro

                  Washington Sept 09.2013(SDN)-Madaxweynaha Dalka Mareykanka ayaa ilaa iyo haatan aan ku qancin golleyaasha Baarlamaan ee dalkaasi in ay weeraraan dalka Syria si loo ciqaabo xukuumada Asaad. Tiro koobyo kala duwan oo aay soo bandhigeen warbaahinta Mareykanka ayaa muujinaya in labada aqal ee baarlamaan ee dalkaasi ay xubnahoodu ka soo horjeesteen weerar lagu qaado Syria. Madaxweynaha…

                  Read More

                    “Waa inaad astaan u Noqotaan Haybada Ciidamada,Isla markaana aad si Cadaalad ah u baadhaan Kiisaska idin soo mara” {DHAGAYSO} Taliye fadal

                    Hargaysa 08.Sep 2013 (SDN)- Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa Tababar ugu farmay Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Booliska ee Somaliland waxaana furay Taliyaha ciidanka booliska JSL Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan. Saraakiisha Tababarka loo furay oo Tiradood dhamayd Todobaatan Sarkaal ayaa Mudada uu Socdo waxa ay ku qaadan doonaan Duruus la xidhiidha Xeerarka kala duwan ee Baadhista…

                    Read More

                      Qaadka iyo raadka dhaqaale uu ku leeyhay dalalka Somalidu degan ama Somaliweyn oo dhan iyo sida ay uga faaiidaysteen dawladaha Ethiopia iyo Kenya

                      Waxa imika  dhamaaday wiigii faraxada laha ee lagu dhawaaqay in Qaadka gebi ahaanba  laga joojinaayo UK oo ku beegnayd maalintii Arbacada ee Bisha 3dii July  2013, iyadoo bahwaynta u olaylaysa joojinta Qaadka oo ay ka mid yihin  raga sida Abukar Awale , Mohamed Ibrahim iyo MP Mr. Larcaster ay kolay  hadda ku hawlan yihiin sidii…

                      Read More

                        Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo casho sharaf iyo kulan la qaatay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland

                        Djbouti, September 8, 2013(SDN)-Iyadoo todobaadyadii ugu danbeeyay ay jireen hoos u dhac ku yimid xiriirka u dhexeeya Dawladda Federalka Soomaaliya iyo Puntland ayaa xalay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” waxaa uu casho ugu sameeyay hotelka Kempinski ee magaaladda Djibouti Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Faroole. Kulankan cashadda ah oo ay goobjoog ka ahaayeen…

                        Read More

                          Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qayb-galay furitaanka 2 Dakadood oo cusub oo maanta laga dhagax dhigay Djibouti

                          Djbouti, September 8, 2013(SDN)-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo Marti-sharafta 1-aad ka ahaa munaasabad balaaran oo lagu furayay Dakaddii 6-aad iyo 7-aad ee Dalka Djibouti oo uu weheliyo Madaxweynaha Dalka aan walaalaha nahay ee Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geele waxaa ay dhagax dhigeen Dakadaha cusub ee Djibouti oo qaban doonta adeegyo kala…

                          Read More

                          Is Reeb-Reebkii Qaaradda Afrika ee Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka Qaarna Ay Rajo Leeyihiin Kuna Ay Ka Huleeleen.By Jaahuur

                          Afrika-Sep-09                       -2013-qurbejoog.com-Asxaabtay faaqidaadeena ciyaraha waxaynu maanta ula qaxaynaa xagaa iyo qaaradda Afrika uu ka socdo is reeb-reebka koobka kubadda cagta ee Aduunka ee ka dhici doona dalka Brazil 2014. Haddaba xulka qaranka ee Masar ayaa ugu cad-cad wadamada Afrrika u matali doona walow ay la walbahaarsanyihiin siyaasad xumo,iyo mudaharayaado aan kala joosi lahayn. Akhyaartay bal…

                          Read More

                            Muxuu Madaxweyne Siilaanyo ka Yidhi Dhagax dhigida dhismayaasha Wasaarada Boosaha iyo Maktabada Qaranka {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 08.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Mas’uuliyiin kale oo ay ka Mid Yihiin Wasiirada Wasaaradaha oo hadal kooban madashii dhagax dhigid ka jeediyay ay sheegay inuu ku faraxsan yahay dhagax dhigida dhismaha wasaarada boosaha waxaanu xusay in mudooyinkii u danbeeyay ay Xukuumadu ku hawlanayd sidii ay Hay’adaha dawlada…

                            Read More