“Waxaan idin leeyahay dalka u tudha, mihnaddana u tudha” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}
Hargaysa 25.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ka hadlay hab-dhaqanka saxaafadda kala duwan ee Somaliland, waxaanu sheegay in aanu jirin wax tacadi ah oo ay kala kulmaan xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo. Wasiirka Warfaafintu waxa uu ka dalbaday bah’da Saxaafadu inay Ilaaliyaan Sharafta Ciidanka amaanka isla markaana ku…
