Xaaladda waan-waaneed ee laga dhex wado Beelaha Deegaanka Oog Oo Gaabis ku Socota iyo Wararkii ugu dambeeyey
Oog: 25-Aug-2013-(SDN)-Wali waxa sii qulqulaya wufuudda Nabadda ka dhex wadda labada Beelood ee dhawaan shaqaaqadu ku dhex martay Deegaanka Oog ee Gobolka Sanaag, iyadoon wali la gaadhin wax heshiis ah oo rasmi ah. Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyey ee Shabakadda Qurjejoog ka helayo xaaladda Deegaankaas, ma jiraan wax heshiis oo rasmi ah oo la…
