Shirweynihii Afaraad ee Machadka Cilmi baadhista iyo Horumarka ee SORADO oo Hargaysa ka furmay
Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda warfaafinta iyo dhaqanka ee JSL Md cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta ka furay magaalada Hargaysa shirweynaha afraad ee mac-hadka cilmi baadhista iyo horumarinta ee SORADO, kaasoo lagaga hadlayo fursadaha iyo caqabadaha soo waajaha saxaafadda. Kulankan oo soconaya muddo labo maalmood ah ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiir ku…
