Webmaster

    Hay’ada Wadooyinka ee Punt land oo dayactir ku samaynaysa Jidadka burbursan ee Khatarta ku ah Nolosha dadka

    Garoowe 23.Aug 2013 (SDN)-Hay’ada wadooyinka Puntland PHA ayaa rajo wanaagsan ka mujiisay inay dhamaystirto hawlgalka wadooyinka burbursan ee Laamiga Puntland lagu dayactirayo, Gudoomiyaha Puntland Highway Authority Eng. Maxamuud Cabdinuur ayaa Radio Garowe uga waramay halka ay shaqada marinayaan iyo dadaalka ay ugu jiraan sidii loo horumarin lahaa wadooyinka ay burburku soo gaaraan taasi oo dadka…

    Read More

      Kenya oo ka Digtay Weeraro argagixiso oo dalkeeda lagu bartilmaameedsado

      Nairobi 23.Aug 2013 (SDN)- Dowladda Kenya ayaa shalay ka digtay weerarro argagixiso oo maleeshiyada Al-Shabaab ay ka geysato magaalo-xeebeedka Mombasa ee dalka Kenya. Madaxa ciidanka booliska Mombasa Robert Kitur ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters inay heleen xog qarsoodi ah oo muujineysa in ay Al-Shabaab qorsheyneyso weerarro argagixiso oo inay ka fuliso qeybo ka…

      Read More

        ANALYSIS: Somalia Seems Stuck With Its Basket-Case Image

        Nairobi, Aug 23, 2013 (SDN)- Hope that Somalia may soon turn the page on decades of anarchy has been dealt a string of blows, giving the internationally backed government little to cheer as it marks its first birthday. Al-Qaeda-inspired fighters, breakaway regions, rival clans and a climate of rampant insecurity have conspired to ensure the Horn…

        Read More

          Three arrested in Somalia for attack on Swedes

          Mogadishu, Aug 23, 2013 (SDN)- Three arrests have reportedly been made in Somalia for an attack that left one young Somali-Swedish politician dead and a second Swedish politician injured. On Thursday, the Somali government said three people had been arrested for the attack, according to Norwegian news agency NTB. In addition to 24-year-old Abdirahim Hassan,…

          Read More

            UNESCO Chief Deplores Murder of Somali Radio Journalist

            Zurich, Aug 23, 2013 (SDN)- The head of the United Nations agency tasked with defending press freedom today denounced the murder of Ahmed Sharif, a Somali journalist killed in Mogadishu. “I condemn the murder of Ahmed Sharif,” said the Director-General of the UN Educational, Scientific and Cultural Organization (UNESCO), Irina Bokova. “He joins an already…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somalia Fawsiya Yuusuf oo Si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Chine iyo Nuxurka Safarkeeda

              Shanghai 23.Aug 2013 (SDN)-Ra,iisul wasaaraha ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan iyo wafdi ay hogaaminayso  ayaa gaaray magaalada Shangahai ee caasimada dhaqaalaha dalka shiinaha. Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan waxaa  garoonka diyaaradaha ee Shangahia ku soo dhaweeyay madax sar sare oo ka tirsan wasaarada arrimaha dibeda Shiinaha iyo Danjiraha Soomaaliya ee dhulweynaha…

              Read More

                Ciyaartoyga Kubada Kolayga ee Jabuuti oo Socdaal ku Yimid Caasimada Hargaysa

                Berbera 23.Aug 2013 (SDN)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ay Weheliyaan Mas’uuliyiin kale ayaa maanta Gegida diyaaradaha ee Magaalada Berbera ku soo dhaweeyay Ciyaartoy Kubada Kolayga ah oo ka socda dalka Jabuuti ee lagu magacaabo Jabuti City. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Dhabeeye ayaa Sheegay inuu ku faraxsan yahay…

                Read More

                  Todoba Askari oo Al Shabaab ah oo lagu dilay Magaalada Kismaayo iyo Amisom oo ka Hadashay

                  Kismaayo 23.Aug 2013 (SDN)- Toddoba qof oo ka tirsanayd maleeshiyada Al-Shabaab ayaa shalay lagu dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, kaddib markii ay weerareen xarun ay ku sugnaayeen ciidanka AMISOM ee garoonka diyaadaha Kismaayo. War-saxaafadeed kasoo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in la gubay gawaari ay wateen maleeshiyada, isla markaana laga qabsaday gawaari…

                  Read More

                    ”Dadka ajnabiga ah waa in ay soo diiwaan-galiyaan si looga warqabo” Afhayeenka Xukuumada Somalia

                    Muqdisho 23.Aug 2013 (SDN)-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ugu baaqday in ay isa soo diiwaan-galiyaan dadka ajnabiga ah  marka ay soo gaaraan dalka si markaa looga warqabo islamarkaana loo sugo ammnigooda. Afhayeenka xukuumada Soomaaliya Ridwaan Xaaji C/wali oo arinta ka hadllayay ayaa sheegay  weerarkii lagu dhaawacay haweeney u dhalatay dalka Swedan uu ahaa…

                    Read More

                      “Waa In la Xoojiyaa Nabadgalyada Gobolka Shabeelada Hoose” Wasiirka Gaashaandhiga Fiqi

                      Wanla-Weyn 23.Aug 2013 (SDN)- Wasaaradda gaashaandhiga ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u soo jeedisay maamulka gobolka Shabeellaha hoose iyo ciidamada nabad-ilaalinta ee Midowga Afrika inay xoojiyaan ammaanka gobolka. Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya C/xakiin Xaaji Max’uud Fiqi oo wafdi uu hoggaaminayo uu maanta gaaray degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa tilmaamay in loo baahan…

                      Read More

                        Waftigii Daminta colaadda u joogay Deegaanka Oog oo maanta Si Rasmi ah u Gudo-galay Hawlahoodii shaqo

                        Oog:23-Aug-2013-9SDN0-Waftigii ballaadhnaa ee uu hogaaminayey wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa maanta Gudo-galay hawlahoodii shaqo ee la xidhiidhay daminta colaaddii labada Beelood ku dhex martay Deegaanka God-heeli. Sida ay sheegayaan wararka ka iminaya Deegaankaasi wasiirka iyo waftigan tirade badan ee uu hogaaminayo, ayaa maanta kulamo kala duwan la  yeeshay dhinacyadii ay dirirtu…

                        Read More

                          The State of Higher Education in Somalia – Privatization, Rapid Growth and the Need for Regulation

                          Mogadishu, Aug 23, 2013 (SDN)- Higher education institutions have proliferated in Somalia during two decades of civil war. More than 50,000 students are attending some 50 universities across the country. This exponential growth has happened largely without government oversight and quality control. Research and publications capacity is almost nonexistent. Teaching capacity is low. Universities lack…

                          Read More

                            Somalia shooting a possible kidnap attempt

                            Mogadishu, Aug 23, 2013 (SDN)- The Swedish politician Ann-Margarethe Livh, who was shot in the chest on Wednesday in Mogadishu in an attack that claimed two colleagues’ lives, said the gunmen tried to abduct her. Livh, of the minority Left Party, was on a visit to Somalia with youth from Stockholm’s Husby and Rinkeby neighbourhoods…

                            Read More

                              Somaliland: Guddi u Banbaxday Dagaal ka dhan ah Dadka Caadaystay Af-legaadada Diinta Islaamka

                              Hargeysa:23-Aug-2013- (SDN) –  Badiba Gobolada Somaliland wax aka socda Olole Dagaal  oo Ballaadhan kaas oo lagaga soo horjeedo af-lagaadeynta Diinteena iyo Suubanaheena CW, iyadoo dadka ku dhaqan magaalooyinka waaweyn sanadihii u danbeeyay laga wacyi gelinayay waxyaabaha xun xun ee Diinta waxyeeleynaya. Guddiga Wanaag Farista iyo Xumaan Reebisa Somaliland oo dadaal u galay sidii looga joojin…

                              Read More

                                Guddoomiye KU-xigeenka UCID oo khabiir Matt Bryden warbixin uu ka qoray taageeray

                                Hargeysa Aug 23,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee xisbiga UCID Cali Guray ayaa taageeray warbixin uu dhawaan daabacay Matt Bryden oo ah khabiir aad wax uga qora arrimaha Soomaalida. Mujj Cali Gurey ayaa qoraal uu ku faafiyay barta internetka ee facebook waxa uu ku yiri;Warbixintii Matt Braden waxay taabatay xaqqiqada ka jirta Somaliland marka aynu eegno sedex…

                                Read More

                                  Khilaafka waayadan ku soo noqnoqonaya Beelaha Somaliland oo lagu macneeyey Guurtidii oo macno Beeshay una janjeedhsaday Arrimo siyaasadeed oo aan loo igman

                                  Hargeysa:23-Aug-2013-(SDN)-Golaha Guurtida Somaliland oo ahaa golihii ugu magaca iyo maamuuska wanaagsanaa Somaliland, ayaa haatan noqday kuwo fadhiid ah oo Magac ahaan uun u jira, islamrkaana aan dalka wax la taaban karo u tarin.  Golahan ayaa u xuub-siibtay Gole siyaasadeed, kana tegay arrimihii dhaqanka ee ay u xilsaarnaayeen, waxana ay wakhtigooda inta badan siiyaan arrimo siyaasadee,iyagoo…

                                  Read More