Webmaster

    Baanka Imaaraadka Carabta oo shaaciyay xanibaada hantida madaxda Shabaabka iyo magacyada Shabaabka lacgtoodu taalo baananka dalkaas

    Dubai Aug 23,2013(SDN)-Baanka dhexe ee dalka ImaraadkaCarabta ayaa shaaciyay in ay joojiyeen la macaamilka madaxda Shabaabka isla markaana soo bandhigay magacyada Shabaabka lacaguhu u yaalaan dalkaasi. Madaxa Baanka dhexe ee Imaraadka ayaa sidoo kale amar uu dul dhigau baanaka kale ee madax banaan waxa uu ku faray in ay u hogaansamaan qaraar ka soo baxay…

    Read More

      Dhimashada Xasuuqii Shalay ka dhacay Syria oo cirka isku Shareeray iyo Quwadaha Dunida oo ku kala qeybsamay cida ka danbeysa

      Dimishiq Aug 23,2013(SDN)-Tirada dadka ku dhintay xasuuqii shalay ka dhacay magaalada Dimishiq ayaa cirka isku shareeratay ka dib kolkii la booqday degaankii weerarku ka dhacay duleedka caasimada. Shalay waxa la sheegay in tirada dalka ku dhintay weerar loo adeegsaday sun uu ahaa ilaa 100 ruux. Halka maantana la shaaciyay in tiradaasi ay 1,800 oo ruux…

      Read More

        Maamulka gobolka Mudug oo qalab xafiiseed ku wareejiyay dhalinyarada degmada Galdogob

        Gaalkacayo 22.Aug 2013 (SDN)-Maamulka gobolka Mudug ayaa agabka xafiisyada loogu adeego ugu deeqay ururada dhalinyarada degmada Galdogob ee galbeedka gobolka Mudug. Qalabkan lagu wareejiyay dhalinyarada degmada oo isugu jiray Kombiyuutarro,Printer iyo qalab xafiiseed kala ayaa munaasabad lagu wareejinayay dhalinyarada oo ka dhacday xarunta maamulka gobolka Mudug waxaa ka qayb galay masuuliyiinta gobolka,kuwa degmada Gaalkacyo,saraakiisha ammaan…

        Read More

          Jawaari oo Sheegay in Baarlamanka danbe uu noqon doono mid ay Shacabku doortaan

          Muqdisho 22.Aug 2013 (SDN)- Gudoomiyaha baarlamanka Soomaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in doorasho xor ah ay ka dhicidoonto dalka  marka uu dhamaado waqtiga dowlada,  isagoo xusay  in baarlamanka wax badan ay u qabsoomeen mudadii uu jiray Afhayeenka Baarlamanka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in baarlamanka uu yahay…

          Read More

            Xeer Iyo Xakamme Miyaan Loo Helayn?

            “Laba oorya Walaaliyo Ilmaadeer is maquunsha lama sheegin adduunkee -marka aan ugu liito mar aan eeda sokeeyiyo ilmahayga ku waayo -mar aan aayo la’aanta seedigay ugu aarro oo walaashay asay qaado -mar hadday aqalkayga Haddii layga adkaadiyo Hadaan raystey idhaahdaba -mar lay oohin u tahay bal maxaan istafiiday” Maansadii ERGO ALLE ha u naxariistee Marxuum-…

            Read More

              Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo Xabsiga dhigay Saddex qof oo looga shaki qabo weerarkii lagu dhaawacay Haweeneydii Sweden

              Muqdisho 22.Aug 2013 (SDN)- Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa Maanta sheegay in ay xireen saddex qof oo ay ku tuhmeen in ay qeyb ka ahaayeen weerarkii shalay lagu dhaawacay haweeneydii Swedishka ee Ann-Margarethe-Livh iyadoo labo qof oo kalena oo mid uu ahaa Somali haystay Baasaboorka Sweden ay ku dhinteen. “Ilaa iyo hada saddex qof oo la…

              Read More

                Wasiirka Caafimaadka oo dhagax dhigay Xarun lagu sifeeyo Kelyaha lagana hirgalinayo Magaalada Burco

                Burco 22.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada caafimaadka  Saleebaan Ciise Axmed(Xaglatoosiye) oo safar shaqo ku jooga magaalada Burco Ayaa maanta dhagax dhigay Xarun Caafimaad oo lagu sifeyn doono  Kelyaha, xaruntan oo laga dhisi doono Cisbitaalka Magaalada Burco Gudaheeda ayaa waxaa Kulankii lagu dhagax dhigayay oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirka wasaarada Xanaanada Xoolaha Cabdi Aw…

                Read More

                  Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay Kismaayo iyo Maleeshiyada Raaskambooni oo lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen

                  Kismaayo 22.Aug 2013 (SDN)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in galabta ay maleeshiyo beeleedka Raaskambooni wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadka magaalada dagan ay dileen. Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa maleeshiyo beeleedka Raaskambooni in ay wiilkan dhalinyarada ah oo aan la shaacin magaciisa ay ku dileen suuq Yaasin…

                  Read More

                    “Al Shabaab waxey sameyaan ficillo xun xun oo ka soo horjeda shareecada Islaamka” fu’aad Shangole

                    Muqdisho 22.Aug 2013 (SDN)-  Horjooge fu’aad Shangole oo ka tirsan kooxda Shabaab ayaa sheegay in kooxdooda ay ka fogaatay shareecada Islaamka, isla markaana ay noqdeen ficiladoodu kuwo aan wanaagsanayn. Fu’aad Maxamed Qalaf Shongole oo ka tirsan Al Shabaab ayaa hadal uu ka jeediyay qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose waxa uu ku dhaliilay hoggaanka…

                    Read More

                      “Lama Ogolaan doono Cid Sidata wax Hub ah Ciidankuna way ka qaadayaan” Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Gaadhay deegaankii dhibku ka dhacay {DAAWO}

                      Oog 22.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade iyo Wefti uu  Balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa Gaadhay deegaank God-Heeli oo shaqaaqo gacan ka hadal ahi ku dhex martay laba beelood oo Walaalo ah Isla markaana Sababtay Dhimashada 6 Qof oo labada dhinac ah iyo Dhaawaca 9 qof oo…

                      Read More

                        Aas balaadhan oo loo sameeyay Marxuun Suldaan Bare Warsame iyo Weedhihii Madaxda {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 22.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),oo ay Weheliyaan Shir Gudoonada Golayaasha Qaranka,Madaxda Xisbiyada,Madax dhaqameedyo iyo dadweyne kale  ayaa Galabta ka qayb galay aas balaadhan oo loo sameeyay alle ha u naxariistee Marxuun Suldaan Barre Warsame Shire oo ku geeriyooday Shil baabuur kadib markii uu Xalay dooxa dacar budhuq qaaday. Gudoomiyaha…

                        Read More

                          Xukuumadda Somalia oo Golaha Ammaanka Codsi u dirtay Kadib kulan ay maanta isugu yimaadeen

                          Muqdisho 22.Aug 2013 (SDN)- Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyagoo uga hadlay qodobo dhowr ah oo la xariira amniga, falkii shalay lagu dhaawacay haweeney u dhalatay dalka Sweden iyo codsi ay u jeediyeen golaha ammaanka…

                          Read More

                            Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale oo ay Gaadhi wada Saarnaayeen Suldaan Bare Warsame oo ka hadlay Siduu Shilkaasi u dhacay {DHAGAYSO}

                            Burco 22.Aug 2013 (SDN)- Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale oo Goob Joog ka ahaa Shilkii daad ee uu xalay ku Geeriyooday alle ha u naxariistee Marxuun Suldaan Barre Warsame Shire isla markaana ay Marxuunka Gaadhi wada saarnaayeen ayaa ka waramay sidii uu Shilkaasi u dhacay Habeenkii Xalay. Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale waxa uu Ka Sheekeeyay qaabka…

                            Read More

                              Madaxweynaha Somaliland oo Qaabilay Gudida Academy-ga Daryeelka Af-soomaaliga {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 22.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland waxa uu ku qaabiley Gudida, Academy-ga Daryeelka Af-soomaaliga. Gudidan oo ka kooban 13 xubnood balse ay madaxweynaha la  kulmeen 5 xubnood oo ka mid ah gudidaasi oo kala ah. Gudoomiyaha Guddida Academy-ga Daryeelka Af-soomaaliga Dr. Maxamed Daahir…

                              Read More