Webmaster

    “Mar haday Aqalkayga Hadii laga Adkaadiyo Hadaan Raystay Idhaahdaba Marlay oohin u Tay bal maxaan Istafiiday ” Dardaarankii Abwaan Gaariye {DHAGAYSO}

    Hargaysa 22.Aug 2013 (SDN)- Waa Maanso Xili kasta oo dhiilo Colaadeed ka dhex dhacdo Umad walaalo ah kana dhaxayso dhiig iyo Dhalasho loo adeegsado waa Maanso uu Alle ha u Naxariistee Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye curiyay 1993kii Wakhtigaas oo uu dagaal sokeeye ka Socday Magaalada Berbera kaas oo u dhexeeyay beelo walaalo ah. Waa…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo oo dhanbaal tacsi ah u diray Ehelkii uu ka baxay Marxuun Suldaan Bare Warsame

      Hargaysa 22.Aug 2013 (SDN)-Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Sulaadiinta, Cuqaasha, Boqorada, Golayaasha Qaranka, Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan Shacbiga Somaliland, isaga oo ka tacsi-yadaynaaya geerida ku timid SULDAAN BARRE WARSAME SHIRE oo Xalay ku geeriyooday 21/08/2013 Shil-baabuur oo daad ku qaaday Dacar-budhuq isagoo Marxuumka ka mid ahaa…

      Read More

        Xaalada Deegaanka God Heeli ee Gobolka Sanaag oo Maanta Degen kadib dagaalo Shalay iyo Xalay ka Dhacay Jiidaas

        God Heeli 22.Aug 2013 (SDN)-Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa si adag gacanta ugu qabtay isla markaana isku balaadhiyey deegaanadii ka tirsanaa bariga Somaliland ee ay ku dagaalameen labo ardaa oo walaalo ah oo isku deegaan ah. Iyadoo dhanka kalena ay halkaa gaadheen wufuud ka tirsan dawladda iyo ergooyin madax dhaqameedo ah. Wararka aanu ka helayno deegaanka…

        Read More

          Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xadhiga ka Jaray Dugsiga Farsamada Gacanta

          Muqdisho 22.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray dugsiga farsamada iyo tababarka Soomaaliyeed kaasi oo laga hirgeliyay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Dugsigan ayaa waxaa iska kaashaday dhismihiisa dowladda Denmark iyo Midowga Afrika waxaana ku baxday lacag gaareysa $147,600 dollar (Boqol afartan iyo todobo kun iyo…

          Read More

            Wafti Ballaadhan oo uu Hogaaminayo Wasiir Waran-cadde oo u sii jeedo Deegaanka Shaqaaqadu labada Beelood ku dhex martay Ee Gobolka Sanaag

            Hargeysa:22-Aug-2013-(SDN)-Wafti ballaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa habeenkii xalay goor dambe ka ambabaxay Magaalada Hargeysa. Waftigan ayaa ku sii jeeda Deegaan ka mid ah Gobolka Sanaag oo shaqaaqo ku dhex martay laba beelood oo reer Somaliland ah, iyadoo ay xubno ka mid yihiin Salaadiin, wasiiro, Taliyayaal,aqoonyahanno iyo wax-garad…

            Read More

              Weerarkii Haweenayda Reer Sweden oo Fadeexadi ka dhalatay

              Muqdisho:22-Aug-2013-(SDN)-Ciidamo ka tirsan Hay’adda Nabad Suggida ayaa saacado kadib waxay  Saacado ka dib markii ay Haweenaydaasi dhaawacantay ayey ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugiddu Gudaha u galeen Xarunta Jaamacad oo ahayd Goobtii lagu weeraray; Baadhitaanno ay ciidanka Nabad-sugiddu sameeyeen, ayaa sidoo kale lago Ogaaday inaanay jirin cid ka tirsan xukuumadda oo ka war haysay imaanshiyaha Haweenaydan…

              Read More

                Wasaarada Arimaha Dibada Sweden oo ka hadashay haweeneydii lagu dhaawacay Muqdisho

                Stokeholm:22-Aug-2013-(SDN)-Dowladda Waddanka Sweden ayaa xaqiijisay in haweeney Swedish ay ku dhaawacantay  weerar koox dabley ah ay magaalada Muqdisho ka geysatay, kaasoo sidoo kale lagu dilay laba qof oo kale oo Haweenaydaas la socday.   Afhayeen u hadashay wasaaradda arrimaha dibedda ee  Sweden oo lagu magacaabo Camilla Akesson Lindblom, ayaa sheegtay  in dhaawaca haweeneyda la geeyay…

                Read More

                  Boqor Buur-madow oo Farta ku Fiiqay Habka kaliya Beelaha Somaliland uga wada faa’iidaysan karaan khayraadka Dalka

                  Hargeysa:22-Aug-2013-(SDN)-Bqor cismaan Aw Maxamuud Buur-madow oo ka mid ah Madax-dhaqameedka caanka ka ah meelaha Soomaalidu Degto, ayaa sheegay in  tan iyo intii Somaliland xorriyadeeda dib ula soo noqotay wixii dheef ah ee laga helay ay afka si gaar ah ugu shubteen Beelaha Dhexe iyo midda Galbeed ee Aagga Boorama. Boqor cismaan oo maalintii shalay ka…

                  Read More

                    War Deg deg ah: Suldaan Xassan Barre oo Xalay Daad kula Tegey Dooxa Dacar-budhuq.

                    Hargeysa:22-Aug-2013-(SDN)-Waxa habeenkii xalay Daad ku qaaday Suldaan xasan warasame shire oo ku magac dheeraa Suldaan Xasan-barre, iyadoon ilaa hadda la haynin Geeri iyo Nolol midnaba. Suldaanka ayaa ka mid ahaa wafti ballaadhan oo uu Hogaaminayo wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland oo u sii ambabaxayey daminta shaqaaqo Laba beelood ku dhexmartay Gobolka Sanaag, iyadoo uu Daadku ku…

                    Read More

                      Somalia the Country of the Blind

                      Recently elected government in Mogadishu, has managed less than a year reduce to high hopes to hopelessness, suppress dissent voices, turn optimism to despair, trust to abuse , division among fallow Somalis, as it escalated civil war to new heights. One have to find antidote of existence in midst chaos whatever it takes, to fight…

                      Read More

                        Somaaliyeey halkee baad ka socotaa ama u socotaa?

                        Qormadaan waxaanu kusoo bandhigi doonaa qodobkan soo socdo: kacdoonadii dalkasoo maray,maxaa kiciyay maxaasa laga kasbaday? Dalka soomaaliya waxaa soomaray dhoowr kacdoon kuwaasoo isbedel ineey ukeenaan dadka iyo dalkaba lagu doonaayay.waxaana aan kasoo qaadan karnaa: 1-kacddoonkii AL- Imaam Axmed Gureey: waxa uu dhacay qarnigii 16 aad ee lasoo dhaafay sababtiisuna waxa ay ahayd: gumaad ay xabashidu…

                        Read More

                          Warbixin soo bandhigtay dhibaatooyinka Dawooyinka Dumarku isku Cadeeyaan iyo sababaha Dumar badani u isticmaalaan

                          Minneapolis Aug 22,2013(SDN)-Warbixin ay daabacday Jaamacada Minnesota ayaa lagu soo bandhigay dhibaatooyinka Dawooyinka la isku cadeeyo iyo sabahahbaha Dumarka ku kalifa is Cadeynta. Warbixintan oo ay wax ka qortay haweeney Soomaaliyeed oo la yidhaahdo Aamina Cadaawe ayaa ka wareysatay dhawr dumar ah sababaha ku kalifa isticmaalka Dawooyinkan. “Si aad u noqoqto Haweeney Soomaaliyeed oo Qurux…

                          Read More

                            Somaliland President receives Dutch ambassador to Somaliland and Somalia

                            Hargeisa,  Aug 22, 2013 (SDN) – Somaliland President Ahmed Mohamed Mohamed Silanyo today received the Dutch ambassador to Somaliland and Somalia Joost Reintjes in the presidential palace. Netherlands ambassador to Somalia Mr. Joost Reintjes said that the government of Netherlands is eager to reestablish relations with the government of Somaliland after an absence of more than…

                            Read More

                              Somaliland: A haven of jollity and calm

                              Hargeisa,  Aug 22, 2013 (SDN) – The still unrecognised republic of Somaliland has been parading its de facto independence from its battered bigger brother, Somalia, with an international book fair in its self-styled capital, Hargeisa. Along with the reopening of a revamped international airport, the fair was intended to show the world that Somaliland is open…

                              Read More

                                Somalia calls for regional outlook to peace, stability

                                Mogadishu,  Aug 21, 2013 (SDN) – A mid-year review done on the improvement of the humanitarian situation in Somalia shows that country’s crisis remains one of the largest and most complex in the world. The review carried out under the “Consolidated Appeal report for 2013 to 2015 indicates that the humanitarian situation has improved in the…

                                Read More

                                  Somalia: FIFA Training Course Concludes in Somalia

                                  Mogadishu,  Aug 21, 2013 (SDN) – The first training course sponsored by the International Federation of Association Football (FIFA) in Somalia in two decades concluded at Mogadishu’s Benadir stadium Monday (August 19th), FIFA announced. Thirty-one football coaches from across Somalia attended the five-day programme, which ended with a festival that hosted 300 children. The coaches will…

                                  Read More

                                    Laba Beelood oo Dagaal ku Dhex maray Gobolka Sanaag,Khasaaraha Dirirta,iyo Baaqa Nabada ee C.raxmaan Cirro iyo Muuse Biixi {DHAGAYSO}

                                    Ceerigaabo 21.Aug 2013 (SDN)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa baaq nabadeed u diray labada beelood ee Shaqaaqada gacan ka hadalka ahi maanta ku dhex martay Deegaanka Good-heerin ee Degmada Oog . Wararka ilaa hadda degaankaas naga soo gaadhaya ayaa sheegaya in…

                                    Read More