Webmaster

    War dag dag ah Fanaanadii Somaliyeed Saado Cali Warsame ayaa iska casishay barlamanka Somalia sheegtayna waan ka xumahay oo waxan ku soo laban doonaa wadankaygii aan jeclaa Somaliland

    Muqdisho 21Aug13(SDN) Fanaanadii Somaliyeed Saadio Cali Warsame ayaa iska casishay barlamnaka Somalia kadib markii uguhoraysay oo ay manta ka hadashay saxafada xorta ah in ay ka xuntaay wax walba oo dhacaay imikana ay tidhi waxan rajaynaa in ay reer somaliland i cafiyaan ,,, Xildhibaan saado cali ayaa sheegataay hada ka hor pro Ahmed Ismail Samater…

    Read More

      Wasaarada Arimaha Dibada Sweden ayaa xaqiijisay in haweeney Sweden ah lagu dhaawacay Muqdisho halka Nin Somali Sweden ah lagu dilay

      Sweden 21.Aug 2013 (SDN)  ” Waxaan xaqiijinaynaa in haweeney Swedish ah lagu toogtay Muqdisho, balse nasiib wanaag ma dhiman way nooshahay, waxayna la hadashay safiirka Sweden,  iyadoo dhaawac ah ayay taallaa isbitaalka howlgalka Midowga Afrika ee Muqdisho, waxaana lagu howlan yahay sidii daaweyn dheeraad ah loogu qaadi lahaa Nairobi” Sidaasi waxaa tiri Camilla Åkesson Lindblom oo…

      Read More

        Dad Tiro Badan Oo Ka Cadhooday Ay Mayd Ah Oo Xalay Lagoo Digay Goobta Qashin Qubka Xaafadda Half-London Oo Maanta Isku Soo Baxay

        Hargaysa 21.Aug 2013 (SDN)- Dad faro badan oo ka cadhaysan Ay mayd ah oo xalay lagu soo tuuray goobta qashin qubka ee xaafadda Half-London ee magaaladda Hargeysa ayaa maanta iskugu soo baxay goobtan. Sida ay sheegeen dadkani, Ay-gan oo la sumeeyay ayuu meesha uu keeney maydkiisa gaadhi nooca yar yar ee loo yaqaab Granda-ha oo…

        Read More

          Maamulaha Madaarka Hargaysa oo Beeniyay In Madaarka Caasimada aan Waxba laga qaban,Aflagaadana kula kacay Wargayska Hubaal

          Hargaysa 21.Aug 2013 (SDN)- Maamulaha Madaarka Hargeysa Abdillaahi Qaasim Obsiiye ayaa Qoraal uu Maanta soo saaray ku beeniyay War Sheegaya in Madaarka Caasimada oo uu dhawaan Madaxweynaha Somaliland Xadhiga ka jaray aan wax la taaban karo laga qaban. Warsaxaafadeedka Maamulaha ayaa u dhignaa Sidan:- Waxaanu si mugleh u beeninaynaa war maanta ku soo baxay wargeyska…

          Read More

            Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Madaxtooyada ku qaabilay Wefti ka socda Wadanka Holland

            Hargaysa 21.Aug 2013 (SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti uu hogaaminayo Safiirka Holland u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Joost Reintjest  oo Booqasho ku Yimid dalka. Kulankan oo ay Madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland,Wasiirada Arrimaha Dibada,Gudaha, Macdanta iyo Tamarta. Markii Kulanku dhamaaday waxaa si wada…

            Read More

              Egyptian Court Orders Release of Hosni Mubarak

              Cairo, Aug 21, 2013 (SDN)  -An Egyptian court Wednesday ordered the release of former President Hosni Mubarak, ushering in yet another potential flash point of anger in a country already reeling from unprecedented political violence. A judge in Cairo said there were no legal grounds to hold the 85-year-old former autocrat under allegations of corruption…

              Read More

                ‘’Waxaa qabsoomay Afarti bilood ee koobaad in uu Baarlamanku isdhiso, markaad adiga isdhistaad wax dhisi kartaa” Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia {DHAGAYSO}

                Muqdisho 21.Aug 2013 (SDN)  Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka warbixiyay Waxqabadka Baarlamaanka mudada sanadka ah ee uu jiro ayaa sheegay in Xildhibaannada Baarlaanku ay waxyaabo badan u qabsoomeen sanadkii aynu ka soo gudubnay ayadoo dhanka kalena uu gudoonka Baarlamaanka rajo ka muujiyey ku guuleeysashada howlaha horyaala. ‘’Waxaa qabsoomay Afarti bilood ee koobaad in uu…

                Read More

                  Breaking News: Swedish woman shot in Somalia drive-by

                  Mogadishu, Aug 21, 2013 (SDN) – Sweden’s Foreign Ministry (Utrikesdepartementet) confirmed on Wednesday that a Swedish woman was shot and injured in Mogadishu, with additional reports that a Swedish man of Somali origin was shot dead. “We can confirm that a Swedish woman has been shot. She is alive and has spoken to the Swedish…

                  Read More

                    Garaadka Cabdilaahi Maxamed Guuleed Muxuu ka Yidhi Marti qaadka uu Madaxweyne Xigeenku u fidiyay {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 21.Aug 2013 (SDN)- Garaadka Cabdilaahi Maxamed Guuleed oo Isagu Hogaaminayay Waftiga balaadhan Ee Iskugu Jira Boqorada Saladiinta Iyo madaxdhaqameedka Koonfurta Gobolka Sanaag  ayaa uga waxanu  ugu Mahadceliyay Madaxweynaha J.S.Land iyo Madaxweyne ku Xigeenka iyo Dhamaan Xubnaha Xukuumada Sida Balaadhan Ee ay ugu  Soo Dhaweeyeen Caasimada iyo Kulamada ay u sameeyeen. Garaadka Cabdilaahi Maxamed Guuleed…

                    Read More

                      Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyay Madax dhaqameed ka Yimid Sanaag bari,iyo Balanqaad uu bixiyay {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 21.Aug 2013 (SDN) Madaxwene-ku-xigeenka somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta  kulan qado ah  la yeeshay Waftigii ballaadhnaa ee ka socday Beesha Deegaanka Sool iyo Sanaag/bari, waxana munaasibaddaas hadalo koob kooban ka soo jeediyey Madaxwyene Ku-xigeenka iyo Garaadka  Beeshaas , Waxana uu madaxweyne-ku-xigeenku sheegay inay Beeshu heli doonto wixii ay somaliland xaq ugu…

                      Read More

                        Degmada Gar adag oo lagu soo Gaba Gabaynayo Koob ay afar Degmo ka qayb galeen oo Nabada loogu Magac daray

                        Gar adag 21.Aug 2013 (SDN) Ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobkii kubadda cagta ee nabadda ee ka socday degmada Gar’adag ee Gobolka Sanag ayaa galabta ka dhacaysa halkasi iyadoo ay goobjoog ka yihiin mas’uuliyiin kala duwan oo heer Gobol iyo heer Degmo ahi. Ciyaartan Final-ka oo dhexmari doonta kooxaha kubadda cagta ee ku ciyaarayey magacyada…

                        Read More

                          Hawl gal ay Ciidamada amaanka ee Burco ku qabqabteen afar nin oo looga shakiyay inay Alshabaab ka tirsan yihiin

                          Burco 21.Aug 2013 (SDN)- Ciidamada maamulka Somaliland ayaa xalay howlgal ay ka sameyeen magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ku soo qabtay afar qof oo looga shakiyay inay Xidhiidh la leeyihiin al-Shabaab. Taliyaha booliska gobolka Togdheer, Gaashaanle Dhexe Axmed Cabdiraxmaan Xasan ayaa warbaahinta u sheegay in afarta qof loo gudbiyay magaalada Hargeysa, si su’aalo loo…

                          Read More

                            Shir Gudoonka Baarlamanka Federaalka oo ka Warbixiyay Guulihii ay Gaadheen Mudadii ay jireen

                            Muqdisho 21.Aug 2013 (SDN) Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka warbixiyay Waxqabadka Baarlamaanka mudada sanadka ah ee uu jiro ayaa sheegay in Xildhibaannada Baarlaanku ay waxyaabo badan u qabsoomeen sanadkii aynu ka soo gudubnay ayadoo dhanka kalena uu gudoonka Baarlamaanka rajo ka muujiyey ku guuleeysashada howlaha horyaala. Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ guddoomiyaha Baarlamanka Federaalka…

                            Read More

                              Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland oo Sheegtay inay Talaaleen Xoolo dhan afar malyuun oo Neef

                              Hargaysa 21.Aug 2013 (SDN) Agaasimaha Guud ee wasaarada xanaanada Xoolaha Dr, Axmed Maxamuud Cagaweyne, ayaa maanta qoraal uu soo saaray Kaga xog-waramay Wax qabadka Wasaaradaas ee Lixdii bilood ee ugu horeeyey sanadkan 2013. Qoraalka Agaasimaha Guud  oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Qurbejoog.com waxa uu agaasimaha Guud  sheegay in mudadii u dhexaysay  Jeeniweri…

                              Read More

                                Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Warbixin ka dhagaystay Gudi uu u Xilsaaray Xadgudubyada Kufsi ee Muqdisho ka dhacay

                                Muqdisho 21.Aug 2013 (SDN)- Kulankan ayaa lagu soo bandhigayey xaqiiqda guddi madax banaan oo uu Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya u saaray baarista dhacdooyinka xadgudubka ku ah xuquuqda aadanaha, waxaana ka soo qeyb, kulanka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, xubno ka tirsan golaha Wasiirrada, Baarlamaanka, Taliyaha ciidammada Booliska, Ururrada bulshada rayidka. Kulanka qeybtiisa…

                                Read More