Webmaster

    Cabashadii iyo Qawadkii Saraakiisha Ciidanka ee Derajooyinka Oo Cirka Isku Sii Shareeraysa iyo Saraakiil Sarsare oo Markii Dheg jalaq loo Siin Waayey Go’aanno Halis ah Qaatay

    Hargeysa:21-Aug-2013- (SDN) – Tan iyo intii Guddidii Derajo qaybinta Ciidamada Somaliland ay bilaabeen bixinta Derejooyinka Ciidanka waxa marba marka ka dii dambaysa sii kordhayey Cabashada ciidamada kala duwan ee dalku ka muujinayaan qaabka Guddidu wax u soo xuleen. Iyadoo ay jiraan saraakiil sarsare oo Ciidan oo illaa iyo hadda u xidhxidhan saluug ay muujiyeen oo…

    Read More

      Haweeneydii Xerada Maslax ay ku Kufsadeen ciidamada AMISOM oo hadashay:Waxa la ila kufsaday Dumar kale

      Muqdisho Aug 21,2013(SDN)-Haweeneydii dhawaanta ay kufsadeen ciidamada AMISOM ee degen xerada Maslax ayaa markii u horeysay saxaafada u warantay kana war bixisay fal danbiyeedkii lagula kacay. Haweeneyda oo aan magaceeda la shaacin ayaa TVga Somali Channel uga waratay sidii loo afduubtay isla markaana loo kufsaday. “ciidamada dawlada Soomaaliya ayaa i afduubay oo indhaha iga xiray,waana…

      Read More

        Sarkaal ka mid ahaa Ciidankii Soomaaliya oo hore ugu noolaa Mareykanka oo Maxkamadi ku Xukuntay in uu $15 million siiyo nin Amar uu bixiyay lagu jir dilay

        Columbus Aug 21,2013(SDN)-Sarkaal hore oo ka tirsanaa ciidamadii hore ee Soomaaliya isla markaana Mareykanka isga tegey xili ay Maxkamadi ku socoto ayaa xukun ku dhacay. Col Cabdi Aden Magan ayaa waxa lagu helay denbi ah in uu bixiyay amaro lagu jir dilay Abukar Xasan Axmed sanadihii 1980aadkii. Xaakim Mark Abel ayaa faray in Col Magan…

        Read More

          Cali Dheere:Ciidamada Dawlada ayaa Gabdhaha Soomaaliyeed au afduunaan kufsada ka dibna la wadaaga Ciidamada AMISOM

          Muqdisho Aug 21,2013(SDN)-Afhayeenka Al Shabaab Cali Maxamuud Raage ayaa ka hadlay dhacdadii ay ciidamada dawlada iyo kuwa AMISOM ee xerada Maslax ay ku kufsadeen haweeney Soomaaliyeed. “Ciidamada dawlada ayaa marka hore afduuba Gabdhaha oo kufsada ka dibna waxa ay la wadaagaan ciidamada AMISOM”ayuu yiri Cali Dheere. “Ciidamada dawladu waa haraagii meliishaadkii hogaamiye kooxeedyadii,waxa ay laayaan…

          Read More

            Waa Geddii Hooyadiis lagu gowracay!! (QORMO)

            Eed, Arxan daro, Itaal sheegad iyo Uur-xumo la isku beeraa waa waxa uu Aadanuhu kusoo Caana-maalayay illaa iyo aminkii ay Ilmo Aadan Is maageen oo midkood uu kii kale Ableeyda la dhacay Iilkana geliyay. Sidaas beey Ayaan daradu u tiilay, Eebe Xikmadiisa ayeeysa ku ahaatay inuu Uunku noolaado, una tallaaba qaado Dhismo Aduun iyo Aayatiin…

            Read More

              Shacabka Reer Muqdisho Oo Saaka Qaadaa Dhigaya Xubno Shabaab ka tirsan oo Xalay laga soo qabqabtay meelo Mitirro u jira Madaxtooyada Soomaaliya

              Muqdisho:21-Aug-2013- (SDN) – Subaxan Saaka ah Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho waxa ay si aad ah u hadal hayaan arrin habeenkii xalay ahaa ka dhacday Agagaarka Aqolka Madaxtooyada Somaliland. Gurigaasi ayaa waxaa xalay weerar ku qaaday ciidamada Nabadsugida Dowladda Federaalka Somalia, oo xidhay dhammaan aagga, islamarkaana dhammaan luuqyada ka dhow ku daadiyey ciidan, iyada oo…

              Read More

                Fu’aad Shongole:- “ Maraykanku waxa uu Madaxayga Dul Dhigay Shan Milyan Oo Dollar, Aniguna Obama waxan Madaxiisa Duldhigay…..”

                Barawe:21-Aug-2013-(SDN)-Sh. Fu’aad Shongole oo ka tirsan saraakiisha sare ee dhaqdhaqaaqa  Al-Shabaab, ayaa sheegay in qofkii nool ee Alle cimri siiyay uu mar uun arki doono Xarunta Dalka maraykanka oo uu ka Dul babanayo Calanka Tawxiidku ku xardhan yahay. Hadalkan ayuu ka sheegay Fu’aad Shongole munaasabad ay kasoo qeybgaleen waxgaradka beesha Jiido isla markaana lagu furayay…

                Read More

                  Ciidamada RRU-da oo Xalay Reer Burco jiif Iyo Joogba u Diiday iyo Wadooddo iyo Dadkale oo Guryahoodii Lagala Baxay

                  Burco:21-Aug-2013-(SDn)-Ciidamada Booliska  Gaar ahaan kuwa sida gaarka ah loo Tababaray ee RRU, ayaa Xalay saqdii dhexe weerar Hubaysan ku soo qaaday Guriga uu ka degan yahay magaalada Burco Sheekh Siciid Axmed Jaar oo ka mid ah Ganacsatada Gobolka Togdheer. Ciidankan oo watay Gaadiid aad u tiro badan  ayaa la sheegayaa inay markii ay soo gaadheen…

                  Read More

                    Boqor Cismaan Buur-madow oo Ka Hadlay Shirka Beesha Sacad Muuse iyo Kala Saaridda Guddoomiye Muuse Iyo Wasiir Samaale

                    Hargeysa:21-Aug-2013-(SDN)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa shirka Beesha Sacad Muuse uga socda Deegaanka Agabar oo Muddooyinkii dambe Hadal-hayntiisu bulshada dhexdeeda aad ugu badnayd. Boqorka oo maalintii shalay u warramayey qaar ka mid warbaahinta dalka, ayaa ugu horrayn kula taliyay Reerka shiraya inay  soo saaraan wax Somaliland iyo reerkaba dani ugu jirto, “Annaba waa shiri…

                    Read More

                      Cabashadii iyo Qawadkii Saraakiisha Ciidanka ee Derajooyinka Oo Cirka Isku Sii Shareeraysa iyo Saraakiil Sarsare oo Markii Dheg jalaq loo Siin Waayey Go’aanno Halis ah Qaatay

                      Hargeysa:21-Aug-2013- (SDN) –  Tan iyo intii Guddidii Derajo qaybinta Ciidamada Somaliland ay bilaabeen bixinta Derejooyinka Ciidanka waxa marba marka ka dii dambaysa sii kordhayey Cabashada ciidamada kala duwan ee dalku ka muujinayaan qaabka Guddidu wax u soo xuleen. Iyadoo ay jiraan saraakiil sarsare oo Ciidan oo illaa iyo hadda u xidhxidhan saluug ay muujiyeen oo…

                      Read More

                        Barnaamijka Higsiga Cusub ee (New Deal ) ayaa maaanta ka furmay Magaalada Galkacyo ee Maamulka Gal-mudug

                        Galkacyo, 20, Augst, 2013…..Shir looga hadlaayo Barnaamijka Higsashada Cusub (New Deal) ayaa maanta ka furmay magaaladda Galkacyo, barnaamijkan oo ah wada-tashi ayaa socon donaa labo maalmood , waxaana shirka furay Wasiir kuxigeenka Wasaarada Maaliyadda Qorsheynta mudane Abukar Sheikh Cabdi Ibrahim oo hormuud u ahaa waftigii dowladdu u xilsaartay New Deal-ka iyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi…

                        Read More

                          Xasan Sheekh Maxamud Oo u banbaxay Sidii U Baabi’in lahaa Xisbigii Sheekh Shariif, Xubin Muhiim Ahna Kala Soo Dhex Baxay

                          Muqdisho:20-Aug-2013-(SDN)-Warar ku dhaw dhaw Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya, ayaa sheegaya in madaxweyne Xasan Sheekh uu haatan u ban baxay sidii uu  hilifaha ugu laabi lahaa xisbiga madaxweynihii uu ka guulasytay ee Sheekh Shariif, isagoo mid ka  mid ah baalashii xisbigaas u magacaabay xil muhiim ah. Waxa la sheegayaa in masuulkaas oo Magaciisa la yidhaahdo Daahir…

                          Read More

                            MSF: Why We Left Somalia

                            Zurich, Aug 20, 2013 (SDN) —  Our announcement on 14 August that we were closing all our medical programmes in Somalia sent shockwaves through political and humanitarian communities. It came at a moment when world leaders, for the first time in decades, began making positive noises about a country on the road to recovery and…

                            Read More

                              Somalia: Media Law Hits Somali Journalists

                              Mogadishu Aug 20, 2013 (SDN) —  Somalia’s journalists say that the government is not serious about reviewing the country’s new, controversial media bill that requires them to reveal their sources, despite a series of recent consultations. Their concerns have been raised as another journalist, Ahmed Shariif Hussein, who worked for state radio and TV as…

                              Read More

                                Madaxweyne Faroole oo Booqday Wasaarada Caafimaadka iyo Xogwaran laga siiyay

                                Garowe 20.Aug 2013 (SDN)-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta 20 Aug, 2013 booqasho ku tagay xarunta wasaarada caafimaadka ee Puntland. Wasiirka caafimaadka Dr.Cali Cabdulaahi Warsame ayaa madaxweynaha uga waramay hawsha wasaaradu halka ay mareyso iyo ololaha Talaalka Dabaysha qaabka uu uga socdo deegaanada Puntland. Kulan uu la yeeshay bahda caafimaadka Dr.Farole ayaa lagu…

                                Read More

                                  Philippe Lazzarini iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Jowhar

                                  Jawhar 20.Aug 2013 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminayo isku duwaha arrimaha bini’aadannimo ee Qaramada Midoobay, Philippe Lazzarini ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Wafdiga Qaramada Midoobay ayaa booqashadiisa ku tilmaamay mid ay ugu kuurgalayay xaaladda bini’aadannimo ee ka jirta gobolka. Wafdiga ayaa isugu jira hay’adaha World Health Organization, hay’adda carruurta u qaabilsan…

                                  Read More