Webmaster

Arsenal oo Horyaalka si Xun Ku Bilowdey Markii Garoonkooda 3-1 Aay Everton Ku Dubatey.By Jaahuur.

London-Aug-20-2013-qurbejooog.com-Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula kacaynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo uu sihabsami ah uga bilowdey Aug-17-dii  horyaalkii oo ay ku tartamayaan 20-an kooxood. Todobadii ciyaarood ee qabsoomey waxay u kala badiyeen sidantan Liverpool 1_0 Stoke Arsenal 1_3 Aston Villa Norwich 2_2 Eve Sunderland 0_1 Fulham West Brom 0_1 Southhampton West Ham 2_0 Cardif Waxaa…

Read More

    Finding Hope in Somalia

    Mogadishu Aug 20, 2013 (SDN) — As Doctors Without Borders announced last week that they’re quitting Somalia after 20-plus years in the country due to an increase in violent attacks, the need for new solutions to this crisis is key. The answer to the rebel group al-Shabaab’s growth in Somalia, as I discovered this month…

    Read More

      Somalia Gang Rape Victim Speaks Out

      Nairobi Aug 20, 2013 (SDN) — Abducted, drugged and gang raped in Somalia: a young mother details the most brutal of allegations against African Union troops and Somali soldiers in a case causing widespread anger. “The soldiers raped me… I tried to defend myself but they beat me badly and I passed out,” she said,…

      Read More

        Daawo Madaxweyne Siilaanyo oo Qasriga Madaxtooyada ku Qaabilay Wefti Fiqi Fuliye ka Yimid

        Hargaysa 20.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland ku qaabilay Wefti Balaadhan oo ka socday Deegaanka Fiqi-fuliye oo uu hogaaminaayo Garaad Cabdilaahi Maxamed Guuleed oo ay la socdeen Chief Caaqilo, Cuqaal, Aqoon yahano  iyo waxgarad ka tirsan deegaamadaasi Labada Dhinac ayaa Markii Kulanku Dhamaaday Waxay…

        Read More

          Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland oo Dhaliilay Qaabka loo Xulo Gudiyada Wada hadalada Somaliland iyo Somalia {DHAGAYSO}

          Hargaysa 20.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Maanta sheegay in Aqoonsiga,Koboca Dhaqaalaha, Horumarintiisa iyo Nabadgalyaduba ay tahay Waxyaabaha uu ahmiyada Kowaad Siinayo wax ka qabashadooda. Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay mar uu maanta warbaahinta kula hadlayay Huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa,ayaa waxa uu Wasiirku Xusay in Isku…

          Read More

            Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya RW Hailemariam Desalegn

            Addis Ababa 20.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta uu la kulmo raysul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, kaddib markii uu shalay gaaray dalkaasi. Labada mas’uul ayaa ka wada hadli doona xiriirka iyo iskaashiga labada dowladood ee Soomaaliya iyo Itoobiya. Sidoo kale, madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu…

            Read More

              Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Qaabilay Ergo Garaado iyo Salaadiin ah oo ka Yimid Koonfurta Sanaag {DHAGAYSO}

              Hargaysa 20.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo uu Weheliyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti uu Hogaaminayo Garaadka Cabdilaahi Maxamed Guuleed kana kooban Saladiinta Iyo madaxdhaqameedka Deegaanka Fiqi Fuliye ee Gobolka Sanaag. Shirkan ayaa markii uu dhamaaday waxaa Saxaafada…

              Read More

                Shirka Hiigsiga Cusub Ee (New Deal ) oo Maanta Ka Furmay Magaalada Galkacyo Ee Maamulka Gal-mudug

                Gaalkacayo 20.Aug 2013 (SDN)- Shir looga hadlaayo Barnaamijka Higsashada Cusub (New Deal) ayaa maanta ka furmay magaaladda Galkacyo, barnaamijkan oo ah wada-tashi ayaa socon donaa  labo maalmood , waxaana shirka furay Wasiir kuxigeenka  Wasaarada Maaliyadda Qorsheynta mudane  Abukar Sheikh Cabdi Ibrahim oo hormuud u ahaa waftigii dowladdu u xilsaartay New Deal-ka iyo Madaxweynaha maamulka Galmudug…

                Read More

                  Madaxweyne Faroole oo Turkiga ugu Baaqay Inay Mucaawimooyinka ay soomaalida ugu talo galeen Muqdisho soo dhaafiyaan, xusayna sababta ay markabkii Hore U soo celiyeen

                  Garowe:20-Aug-2013-(SDN)- Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole,  oo ka hadlayey Munaaasibada lagu qabtay Garoowe, waxa uu dhaliilo u soo jeediyey siyaasadda Dawaladda Turkigu ku horumarinayso Magaalada Muqdisho. Madaxweyne  Faroole, ayaa sheegay inay Turkigu dhamaanba gargaarkii Soomaalida oo dhan loogu talo galay uu ku shubay magaalada Muqdisho. “Sababta aan u celinay markabkii siyaasadeysnaa waa inaga oo…

                  Read More

                    Ugu Yaraan 25-ka mid ah Askarta Masaarida Oo Qudha lagaga Jaray Gacanta Sinai Ee Dalka Masar

                    Rafax:20-Aug-2013-(SDN)-Saraakiisha Ammaanka u Qaabilssan Dalka  Masar ayaa sheegay in ugu yaraan 25 boolis ah lagu dilay weerar ka dhacay gacanka Sinai Maalintii shalay.   Maleeshiyaad Islaami ah ayaa looga shakisan yahay in ay  Isbaaro  u dhigeen laba gaadhi oo ay ku safrayeen ciidammada booliska meel ka baxsan magaalada Rafax.   Waxaa la kordhiyay ammaanka gacanka…

                    Read More

                      Xisbiga UCID oo taageero u muujiyay Shir Beeleedka Hoodaale

                      Hargeysa Aug 20,2013(SDN)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa taageero u muujiyay Shir Beesha Sacad Muuse ee Hoodaale,sidaa waxa lagu sheegay qoraal uu ku sexeexan yahay xoghayaha arrimaha dibedda ee UCID Md Abdi M.Saleiman(Mingiste),warmurtiyeedka ayaa sidan u dhignaa:Waxaa mudan in marka hore aanu halkan salaan uga soo gudbino guud Shacabka qaaliga ah ee reer Somaliland ,meelkastoo…

                      Read More

                        Generaal Cadde Muuse:Labadeenuba Waa Inaan Kawada Shaqeyno Danaha Puntland “Anigoo Oday ah Iyo Adigoo Madaxweyne ah

                        Qardho Aug 20,2013(SDN)-Madaxweynihii hore ee Puntland Gen Cade Muuse ayaa qoraal dheer oo uu soo saaray waxa uu uga waramay xaaladaha siyaasadeed ee ka jira Puntland haatan. Qoraalka ayaa ku so beegmaya maalmo ka dib kolkii ay Gen Cade iyo Madaxweyne Faroole ereyo qalafsan hawada isu mariyeen,Qoraalka Cade Muuse ayaa sidan u dhignaa: Waxaan ugu…

                        Read More

                          Taliyihii Booliska Saldhigga Wajaale Oo Xabsiga Loo Taxaabay Kadib Markii Uu Diiday In Derajadiisa Dib loo Rifo

                          Hargeysa:20-Aug-2013-(SDN)- Taliyihii Booliska Saldhiga Wajaale Muxumed Yare ayaa maalin ka hor lagu soo xidhay Xerada Birmadka Hargeysa, kadib markii loo sheegay inuu soo celiyo Derejo hore loo siiyey oo aanu u qalmin.   Taliyaha ayaa hore loo siiyey Derejada Kabtanka, waxase lagu wargeliyey inuu xaq u leeyahay laba-xiddigle taas oo uu isagunka iska diiday inuu…

                          Read More

                            Alshabaab Oo Markii Ugu Horraysay Si Adag uga Hadashay Gumaadka Lagu Hayo Ikhwaanu Muslimiinka Dalka Masar

                            Baraawe:20-Aug-2013-(SDN)-Ururka Alshabaab ee ka dagaalama dalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dhibaatada  iyo Xasuuqa ay ciidamada Masar ay ku hayaan shacabka taageerayaasha u ah Maxamed Mursi iyo ururka Ikhwaanka.   Alshabaab ayaa war ay ku daabaceen barta ay ku leeyihiin Twitter-ka  kaga hadlay xaaladda ka taagan dalka Masar iyo baaq ay u direen…

                            Read More

                              Safaaradda Soomaalidu Ku Leedahay Yemen Oo Bilowday Diiwaangelinta Arday ka Faa’iidaysanaysa Deeqo Waxbarasho Oo Ay Heleen

                              Sanca:20-Aug-2013-(SDN)- Iyadoo ay soo kordhayaan Deeqa waxbarasho ee Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshadu ka helayso waddamada Carabta,  ayaa    Safaarada Soomaaliya ee  wadanka  Yemen,  waxay   bilawday   diwaangalinta ardayda  Soomaaliyeed  ee dhamaysatay waxbarasha dugsiyada sare ee ku  nool  xerooyinka  qoxootiga  dalkaasi Yemen ku yaalla. .   Qunsulka soomaalida u fadhiya dalka Yemen Axmed Cabdi Xasan oo la…

                              Read More