Webmaster

    Sideebay dawladu dhaqaalaha dalka u kordhisaa kharashaadka aan loo baahnayna u yaraysa

    Waan idin salaamay dhammantiinba dadka maqaalkan akhrisanayaw. Horta anigu dalkii Somaliland ma degeni laakin sida ay dawladu wax u maamusho war iguma seegana oo wax walba warbaahintaan kala socda. La iskuma hayo Xukuumadan waxbadan way qabatay. Waxana amaan mudan waxqabadkii ugu danbeeyay ee ay imika talaabsatay sida darajada Ciidamada oo dhamaan la dhamaystiray, Airporkii Hargeysa…

    Read More

      Dowladdaay Dukaameysiga daa

      Ilaahow adaan waxba kaa qarsooneyn. Anigu waxaan arkayaa, Dowladda maanta dalka ka arrimineysa, siiba hoggaankeeda sare in aanay diyaar u ahayn hanashada howlaha loo doortay ama loo igmaday. Waa mas’uuliyeen xilal culus lagu aaminey loona dhaariyey. Balse hab dhaqankooda, hadaladooda, gudashada waajibkooda, fikradahooda, ficilladooda iyo go’aamadooduba waxay istaweynayaan niman hayya xilal dhalanteeda oon dhab ahayn….

      Read More

        Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Adis Ababa Gaadhay iyo Ujeedka Socdaalkiisa

        Adisabab:20-Aug-2013-(SDN)-Madaxwaynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi  Ballaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa galabnimadii shalay gaadhay  magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia halkaasi oo uga qayb galayo sanad guuradii koowaad ee kasoo wareegtay geeridii Ra’iisul Wasaarihii dalka Ethiopia Atto Meles Zenawi.   Dowladda Ethiopia ayaa sanadkii tagay 21-Aug shaacisay in uu geeriyooday Ra’iisul Wasaare…

        Read More

          Awdal traditional leaders Establish Unity Forum

          Borama 19.Aug 2013 (SDN)- Awdal traditional leaders have established a cultural unity forum during a ceremony held in Borama attended by traditional leaders from Awdal, Salal and Gabiley regions. After a two day meeting between 18-19th August the traditional leaders agreed the following points 1. To empower people for cultural peace unity 2- To strength collective…

          Read More

            Xoghaya ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed oo ka Hadlay Xadhig la Sheegay in loo gaystay {DHAGAYSO}

            Muqdisho 19.Aug 2013 (SDN)- Xoghaya ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cismaan Nuur ayaa ka hadlay xarig la sheegay inay u gaysteen Ciidamadda Nabad sugida dowladda Soomaaliya, oo la sheegay in lagu soo eedeeyay inuu lunsaday lacago loogu tala galay Saxafiyiinta Soomaaliyeed. Waxaa uu sheegay in Cumar Faaruuq aan la xerin, laaiin waxaa…

            Read More

              Ururka VOSOMWO oo Hargeysa ku qabtay dood-cilmiyeed lagu dersayo caqabadaha doorashadii Deegaanka Somaliland kala kulmay Murashaxiintii bulshada Lahayb-sooco

              Hargeysa 19, August 2013 (SDN)- Ururka VOSOMWO oo ka mida kuwa samofalka ee ka hawlgala Somaliland, ayaa maanta magaalada Hargeysa ku qabtay dood-cilmiyeed lagu dersayo caqabadaha doorashadii Deegaanka ee November 29 2012 dalka ka dhacday kala kulmay murashaxiintii bulshada Lahayb-sooco. Kulanka oo lagu qabtay hotelka Safaari ee magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay guddoomiyaha xisbiga UCID…

              Read More

                “Hala dhiso guryihii dowladda”Maamulka gobolka Banaadir

                Muqdisho 19.Aug 2013 (SDN)- Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta u soo jeediyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay dhisto guryaha dowladda ee laga saaray dadkii deggenaa. Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay in wasaaradaha laga doonayo inay dhistaan xarumahooda oo ay ku shaqeeyaan, maadaama laga saaray dad danyar ah…

                Read More

                  Wasiirka horumarinta adeega bulshada oo Muqdisho kula Kulantay Mas’uuliyiinta Daladaha Waxbarashada

                  Muqdisho 19.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka horumarinta adeega bulshada ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaadatay mas’uuliyiinta daladaha waxbarashada Soomaaliya, kaasi oo looga hadlayay horumarinta nidaamka waxbarasho ee dalka. Kulankani oo ay sooqaban qaabisay Waasaaradda horumarinta adeega bulshada ayaa looga hadleyeey sidii looga wada shaqeyn lahaa in lahelo nidaam waxbarsho oo midaysan, iyadoo ay wada shaqeyn…

                  Read More

                    “Doorashadii u Danbaysay ee dhacday Waa Doorashadii Doorashooyinka Dishay” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 19.Aug 2013 (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Eng Faysal ayaa Sheegay in dalku ku Jiro Xaalad aan la isu Joojin Isla Markaana awoodii Hogaamineed ee Qaranku ay Gacanta u gashay Cid gaar ah oo Sidii ay doonaan ugu tagri falay. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Waxa uu dhaliil Xoogan u soo Jeediyay Xukuumada…

                    Read More

                      “Ujeedada Socdaalka Uganda waxa Weeyi Mataanaynta labada baarlamaan” Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia {DHAGAYSO}

                      Muqdisho 19.Aug 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Baarlamanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo muddo ku dhow todobaad booqasho ku joogay dalka Uganda ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha oo magaalada Kambala heshiis kula soo saxiixday barlamanka wadanka Uganda kulamana la soo qaatay madaxweynaha dalakasi ayaa markii uu soo degay waxaa…

                      Read More

                        Wefti uu Hogaaminayo Garaad Cabdilaahi Maxmaed Guuleed oo Goor dhawayd Hargaysa soo Gaadhay

                        Hargaysa 19.Aug 2013 (SDN)-Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Garaad Cabdilaahi Maxmaed Guuleed Ayaa Lagu soo Dhaweeyay Magaalad Hargeisa Waftigan ayaa waxa Meel 25Km kaga Hortagay Wafti Balaadhan Oo Iskugu Jira Wasiior Madaxdhaqameed  taliyaaysah Ciidama iyo Dadwayne Aad U tiro Badna Ugu Horeyn waxa Halkaa Ka Hadlay Suldaan Rashiid Maxamed Ducaale oo Ka mid ah Salaadiinta…

                        Read More

                          “Kiiskii Nalagu soo Weeraray ee dhaawaca Na loogu Gaystay Waa Sidiisii,eedana waxaa iska Leh Taliyaha Ciidanka” Maareeyaha Wargayska Hubaal {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 19.Aug 2013 (SDN)- Masuuliyiinta Wargeyska Madaxa bannaan ee Hubaal ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo digreetada uu soo saaray uu Caafiska ugu fidiyay ayaa  sheegay innuu Kiiskii  lagu soo weeraray ee dhaawaca loogu geystay maareeyuhu uu wali halkiisii yaallo  oo aanay ka wada hadlin madaxweynaha, iyagooo taliyaha ciidankana ku eedeeyey inuu kiiskaas ku taagan yahay oo…

                          Read More

                            Wasaaradda Duulista Iyo Shirkaddaha Oo Isku Waafaqay Xiliga garoonka Hargeysa Uu Bilaabayo Duulimaadyadda Diyaaradaha Waaweyn

                            Hargaysa 19.Aug 2013 (SDN)- Shir ay maanta ka wada qayb galeen Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, maamulayaasha diyaaradaha iyo khabiirro wasaaradda Duulista ka caawiya arrimaha duulimaadyada ayaa isla meel dhigay waqtiga ay diyaaduhu Hargeysa ka bilaamayaan duulimaadyada. Maalintii sabtida ayaa madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxmed Maxamuud (Siilaanyo) uu xadhiga ka jaray madaarka…

                            Read More

                              Wasiirka Caafimaadka oo furay Shir caalami ah oo ku wajahan isku duba ridka barnaamijyada adeega quudinta

                              Hargaysa 19.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda caafimaadka ee JSL MD Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) ayaa maanta furay shir caalami ah oo ku saabsan isku dubaridka barnbaamijyada xidhiidhinta adeega quudinta ee xiliyada xaladaha degdega ah. Kulankan oo socon doona muddo sadex malmood ah ayna ka qayb qaadanayaan hawlwadeeno caafimad oo ka kala yimid dalalka Somaliland…

                              Read More

                                Report: Former Egyptian President Hosni Mubarak to be Freed

                                Cairo, Aug 19, 2013 (SDN) —Egyptian judicial officials have ordered former President Hosni Mubarak freed from jail, a stunning turnaround for the 85-year-old strongman who ruled the nation for three decades before being ousted in a popular revolution, and a move that could plunge the unraveling North African nation into further violence. The announcement, which…

                                Read More

                                  Sarkaal ka tirsan Bangiga Adduunka oo la kulmay madaxda Puntland iyo Waxyaabihii laga wada-hadlay

                                    Garoowe:19-Aug-2013-(SDN)-Sarkaal sare oo ka socda Bangiga Adduunka ayaa maanta madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe kula kulmay madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada.   Madaxda Puntland iyo sarkaalka oo lagu magacaabo Hugh Riddell ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin baahiyaha dhaqaale iyo horumarinta bulshada Reer Puntland, iyadoo…

                                  Read More