Komishanka Doorashooyinka Oo Burco Tababbar Uga Furay Hawl-wadanneeda Kaadh-qaybinta & Xubno la Dhaariyey DAAWO
Burco 04. July 2017 (SDN/QJ):-Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Shalay Magaalada Burco Tababbar uga furay Hawl-wadeennada qaybinaya Kaadhadhka Cod-bixinta Doorashada Madaxtooyada. Qaybinta Kaadhadhka Cod-bixiyeyaasha Doorashada ayaa haddii Alle yidhaahdo 8-da bishan Juulaay si wada jir ah uga bilaabmaya Gobollada Togdheer iyo Maroodi-jeex, kuwaasi oo noqonaya labadii Gobol ee ku xiga Awdal, Saaxil iyo Xeebaha Sanaag…
