Webmaster

Aragtida Shacabka Hargaysa ee Saamaynta Somaliland ee Go’aankii Xayiraada Iyo Cuno Qabataynta ee Dalka Qatar DAAWO

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Shacabka Ku nool Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa ka hadlay Cuna qabatayntii Xulufada Sucuudigu ku soo rogeen dalka Qatar oo ay ku eedeeyeen inuu Maalgeliyo Ururada Argagixisada,Waxaa kale oo Qaybo ka mid ah dadweynaha Magaaladda Hargaysa ay ka hadleen Sida ay u arkaan Go’aankii ay Xukuumadda Somaliland ku taageertay Isbahaysiga…

Read More

Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo La Kulmay Siyaasiyiinta Abiib Timo Cad Iyo Ismaciil Yare & Dareenada ka dhashay

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa Kulano Midabyo badan leh Waxa uu la qaatay Siyaasiyiin Magac weyn leh oo ay ka Mid yihiin Abiib Diiriye Nuur ‘’Abiib Timo-cad’’ iyo Ismaaciil Aadan Cismaan ‘’Ismaaciil Yare’’ oo  Labadooduba ka wada Tirsan Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye. Siyaasiyiintan…

Read More

Dhisme Laga Dhex Bilaabay Xaydaabka Madaarka Cigaal ee Caasimadda Hargaysa & Fadeexada dul hoganaysa Wasiirka Hawlaha Guud

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Badhtamaha madaarka Cigaal Airport ee magaalada Hargeysa ayaa laga dhex bilaabay dhisme cusub oo hadda seeskiisu bilowyahay. Dhismahan cusub oo ku yaala gudaha xayndaabka loo sameeyay madaarka Hargeysa ayaanay wasaaradda duulista iyo hawadu wax war ah ka soo saarin cidda dhisanaysa iyo sababta loo dhisayaba, waxase la sheegay in dhismahani…

Read More

Xaguu marayaa Mooshinka Xildhibaano katirsan Baarlamaanka ka Gudbinayaan Xukuumada Ra’isul Wasaare Kheyre ?

Muqdisho 03. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaano tiro yar oo katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in maalmihii lasoo dhaafay ku mashquulsanaayeen diyaarinta mooshin ay doonayaan in ay ka gudbiyaan Xukuumada Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre. Sida aan Wararka ku heleyno Xildhibaanada qorshaha diyaarinta Mooshinkan waday oo markii hore ka badnaa 50-xildhibaan ay hada kala fur…

Read More

Dawladda Qatar oo Qaramada Midoobey Ka Codsatay in Xal Loo Helo Xiisadda Khaliijka

Doha 03. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar ayaa ka Mohamed Bin Abdulrahman Al Thani ayaa la kulmay Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada, isagoo kala hadlay xiisada u dhaxeysa dalalka Khaliijka. Mr Al Thani ayaa weydiistay xubnaha Golaha Ammaanka in Sacuudiga ka dalbadaan inay qaadaan xayiraada ay saareen Qatar, taasoo haatan ku dhow…

Read More

Hogaamiyaha Midawga Afrika Oo Gogol Nabadeed U Fidiyay Dalalka Khaliijka Isagoo ka Hor dhacay Garnaqii uu Samayn lahaa

Addis Ababa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha ururka Midawga Afrika Alpha Conde ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu dhexdhexaadiyo dalalka Carbeed iyo Qadar oo khilaaf soo kala dhexgalay. Alpha ayaa BBC-da u sheegay in arrintaasi ay muhiim u tahay la dagaalanka argagixisada iyo dhaqaalaha lagula dagaalamaba. Afar dal oo Carbeed oo kala…

Read More

Al-Shabaab oo Waalidiin Boqol ku dhaw Xidh-xidhay Kadib Markii ay Diideen inay Carruurtooda ku Wareejiyaan Kooxdaas

Mudug 03. July 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaalyahano katirsan Xarakada Al Shabaab dad badan ku xir xireen Deegaanka lagu magacaabo War Shubo oo qiyaastii 90-km u jirta degmada Xarar Dheere ee gobolka Mudug.   Dadkan Al Shabaab xir xireen ayaa la sheegay in a diideen in caruurtooda ku wareejiyaan…

Read More

Cudurka Daacuunka oo Faro baas ku haya Dalka Sudan & Dawlada oo Laga dalbaday inay Xaalad Deg deg ah ku soo Rogto Gobolada uu ka dilaacay

Khartuum 03. July 2017 (SDN/QJ):- Dalka Sudan waxaa soo baxaya baaqyo lagaga dalbanayo Xukuumada inay qaado xaalada degdega ah ee Gobolada qaarkood saaran si fursad loogu helo ka hortaga xanuunka daacuunka oo dalkaasi  ku sii faafaya . Sida uu baahiyey telefishinka SKY news qaybtiisa afka carabiga oo soo xiganayay saraakiil caafimaad, dad gaadhaya 22 kun…

Read More

Tobanaan Kun oo Ruux oo Banaan Bax ka Dhigay Magaalada Hamburg oo uu Todobaadka Danbe ka Furmi doono Shir madaxeedka Dalalka G 20

Hamburg 03. July 2017 (SDN/QJ):- Tobanaan kun oo ruux oo banaanbaxaya ayaa isugu soo baxay Magaalada hamburg ee Dalka jarmalka, halkaas oo todobaadka dambe lagu qaban doono kulan madaxeedka dalalka G 20, uuna markiisii ugu horaysay ka qaybgeli doono Madaxweynaha Maraykanku Donald Trump. Banaanbaxyadan ayaa qayb ka ah tobanaan isu soo bax oo kale oo…

Read More

Haweenaydii u horreysay ee Hoggaamiye ka noqota Hong Kong oo la dhaariyey iyo Odhaahda Madaxweynaha China

Hong Kong 03. July 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha cusub ee Hong Kong Carrie Lam, ayaa loo dhaariyey Xilka hoggaaminta Jasiiraddaas. Lam, ayaa ah Haweenaydii ugu horraysay ee hoggaamiye ka noqota Hong Kong. Madaxweynaha dalka Shiinaha, ayaa ka qaybgalay dhaarinta Xafladda dhaarinta Hoggaamiyaha Hong Kong, xilli sidoo kale isla maanta la xusayey 20-guuradii ka soo wareegtay markii…

Read More

‘’Soomaalidii Loo Dhiibay Kililka Shanaad Waxay Maanta Samaynayaan Wax aanay Yuhuudu Samayn,Adduunka Kamay dhicin Askar intay Magaalo Timaado Tidhaa waanu Dharagnee Dumarna na siiya’’ Gudoomiye Faysal DAAWO

Hargaysa 02. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Inj.Faysal Cali Waraabe, ayaa mar kale ku celiyey Xadgudubyada ay Somaliland ay ka Tirsanayso Madaxda Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Waxaanu Sidoo kale Weeraray Gudoomiyeyaasha Xisbiyadda Kulmiye Iyo Waddani. Eng. Faysal Cali Waraabe Wuxuu markale sheegay in ay la xisaabtami doonaan dawladda Itoobiya; “Dawladda Itoobiya waan la xisaabtameynaa…

Read More

Xildhibaan Ka Tirsan Guurtida oo Afka Furtey+ Eedahii ugu Cuslaana u  Soo Jeediyey Wasiiradda Maaliyadda iyo Madaxtooyada Somaliland DAAWO

Hargaysa 02. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibbaan ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, ayaa eedahii ugu adkaa ugu adkaa ku ganay wasiiradda wasaaradda Maaliyadda iyo weli ba wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland oo uu sheegay in ay ka mas’uul yihiin xaaladda sicir-bararka ee dalka ka taagan.

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Inay Dib U Bilaabayaan Wada Hadalkii Somaliland Iyo Soomaaliya U Dhaxeeyay DAAWO

Muqdisho 02. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo Ayaa sheegay inay diyaar u yihiin in mar kale dib loo bilaabo wadahadaladii u dhaxeeyay Somaliland iyo Soomaaliya.   Waxaanu sidan ka sheegay   mar uu ka hadlayay munaasabad calan saar ah oo Muqdisho lagu qabtay  oo aheyd 57-sano guuradii ka soo wareegtay markii ay…

Read More

Xildhibaan Ingiriis ah oo Su’aalo Dood ah oo Ku Saabsan Arrimaha Somaliland la Hor tagay Wasiirada Dalkaasi Iyo Jawaabtii ay ka Bixiyeen

London 02. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Stephen Doughty oo ka tirsan aqalka golaha wakiilada Ingiriiska, si weyna u taageera qaddiyadda madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland ayaa dood adag la hor-istaagay xukuumadda Ingiriiska, waxaanu weydiiyay su’aalo ku saabsan aqoonsiga Somaliland iyo doorashooyinka iyo doorka uu Ingiriisku ka qaadanayo. Xildhibaan Stephen, ayaa wasiiro ku sugnaa toddobaadkan aqalka baarlamaanka Ingiriiska…

Read More

Xukuumada Somaliland Oo Daboolka Ka Qaaday Inaanay Doorasho Wakhtigeedi Dib Uga Dhaceyn

Hargaysa 02. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyigalin Jamhuuriyadda Somaliland  ayaa  daboolka ka qaaday inaanay doorashadu wakhtigii loo cayimay aanay dib uga dhacayn, islamarkaana ay dhici doonto doorasho xor iyo xalaala. Wasiirku waxaa kale oo uu xusay in lacagaha abaaraha ee Soomaaliya loogu talagay iyaga oo qaran ka madax banaan Soomaaliya ay helayaan….

Read More

Somaliland, UAE signs on further accords

Dubai 02. July 2017 (SDN/QJ):- The governments of Somaliland and UAE have signed a new agreement; towards enhanced economic and bilateral relations of the two nations. . The agreement which includes construction of the road from Berbera port to Wajaale district, the border between Somaliland and Ethiopia that would facilitate the trade of those nations was…

Read More

“Maareynta Tawstii Ka Dhalatay Abaaruhu Waxay Saameeyeen Siyaasaddii Somaliland, Waxaanay Dhalisay   In Doorashadii Madaxtooyada…’’ Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland

Hargaysa 02. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire, ayaa si qotodheer uga war-bixiyay dhibaatooyinka Somaliland ka haysta aqoonsi la’aanta, taasi oo hortaagan in maalgashadeyaasha shisheeye ku soo dhiiradaan dalka. Wasiirku waxa kaloo uu caddeeyay in dib-u-dhigistii doorashada madaxtooyada ee abaartii dalka ka dhacday keentay sannadkan, ay xumaysay mustawihii siyaasadeed…

Read More

Heshiis Taariikhiya Oo Ay Kala Saxeexdeen Somaliland Iyo Imaaraadka Carabtu,Iyo Waxa uu Ku Saabsan Yahay SAWIRO

Dubai 02. July 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo dawladda Imaaraadka carabta oo kale saxeexday heshiiska taariikhi ah oo lagu fulin doono mashaariic horumarineed oo ay  Somaliland ka fullindoonto dawladda Imaaraadka carabtu qaybo ka mida Somaliland.   Mashaariicdaasi oo ay ka mid yihiin waddada marinka ganacsi ee isku  xidhi doonta Magaalo marseedka Berbera iyo Dalka Itoobiya (Berbera…

Read More

Wefti Ka Socda Maamulka Khaatumo Oo Ceerigaabo Soo Gaadhay, Iyo Odayaal Eedeyn Kulul Ujeediyay Wasiiro Somaliland Ah DAAWO

Ceerigaabo 02. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag soo Gaadhay Wafdi ka socda maamulka khaatumo oo uu Hogaaminayo wasiirka arimaha dibedda Maxamuud Ismaaciil Shabac iyo Masuuliyiin kale, waxayna soo dhowayn kala kulmeen waxgaradka deegaanka, Iyagoo u sheegay inay kala hadli doonaan arimaha ku saabsan Khaatumo Iyo Somaliland.   Dhinaca kale Qaar…

Read More

“Waxa kale oo aanu ka wada hadlnay dacwad rasmiya oo dheer, oo aanu ka gudbinay VOA,oo qoraal ah, waxaanu u sharaxnay in aanay VOA, ahayn Warbaahin dhex ka ah arimaha Somaliland iyo Somaliya’’ Wasiir Caddaani

Hargaysa 02. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani, ayaa ka hadlay kulan ay la yeesheen Safiirka Mareykanka ee Somaliland iyo Somaliya, oo dalka booqasho ku yimid, waxaanu sheegay inay ka wada hadleen waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin Doorashooyinka, abaaraha dalka ka dhacay, madax-banaanida Somaliland iyo xidhiidhka Somaliland iyo Mareykanka…

Read More