Wasiir Caddaani oo Sheegay inay Xidhayaan Telefishano Somaliland ka Hawlgala Kuna Margaday Sababta ay Ku Diidan Yihiin in Dalka la Keeno Idaacado Gaar loo Leeyahay DAAWO
Hargaysa 05. July 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Kulmiye Waxa uu dharaarihiisii Mucaaridnimo Cod dheer ku Sheegi Jiray in aanay anfacayn dalka iyo dadkaba Hal Idaacad oo Radio Hargaysa ah oo Dawladu maamusho isagoo Balanqaaday Markii la galayay Doorashadii ay ku hanteen Hogaaminta dalka inay Meel marin doonaan Furashada Idaacado gaar loo leeyahay. Hasa yeeshee Maanta Maalintaas…
