‘’Ingiriisku Ma Aqoonsana Somaliland,Laakiin Waanu la Dhacsanahay Waanan Taageersanahay’’ Safiirka Uk u Qaabilsan Somaliland Iyo Somalia
London 03. July 2017 (SDN/QJ):- Safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya danjire David Concar, ayaa sheegay in inkastoo aanu Ingiriisku aqoonsanayn Somaliland haddana uu Ingiriisku la dhacsanyahay. Danjire David Concar, oo u waramay BBC-da, ayaa su’aalaha la weydiiyay waxa ka mid ah mawqifka Ingiriiska ee madaxbanaanida Somaliland, waxaanu safiirku ku jawaabay “Sida aad…
