Dawladda Jabuuti oo Midowga Afrika Ka Dalbatay in ay Goob-joogeyaal u Diraan Xuduudka ay Isku Hayaan Eriteria
Jabuuti 05. July 2017 (SDN/QJ):- Sida ay baahisay Wakaaladda wararka Reuters, ayaa sheegaysa in dawladda Jabuuti ay ururka Midowga Afrika ka dalbatay in ay goob-joogeyaal u diraan xuduudaha muranku ka taagan yahay ee dalkaasi la wadaago dawladda Eriteria. Wasiirka arrimaha dibadda dawladda Jabuuti oo u warmaayey wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa sheegay in ay Midowga…
