Xildhibaan Farxaan Xidig oo ka tirsan Barlamaanka Somaliya oo si qarsoodiya uga qayb galay Baraamijkii Ciida ee Tvga Somaliland iyo bulshada Somalilalnd oo Shaki ka mujisay Dawasho wacan
Hargaysa Sunday, August 11, 2013 (SDN) Waxa habeen Hore bulshda reer Somaliland ka Daawadeen Tv-ga Somaliland Xaruntiisa Hargeysa iyo London oo Barnamij uu Daadihinayey Wariye Abiib iyo Wariye Bushaaro Baanday ,Barnamijkan oo loogu Tala Galey Munasibada Ciid Fidrida ayaa wariye Abiib waxa uu Wareystey Fanaanin Badan sida Hibo Mohamed ,Amiina Farax, Amina Abdilahi iyo Farxan…
