Webmaster

    Ciidanka Asluubta ee Gobolka Sanaag oo Madaxweyne Siilaanyo ku Hambalyeeyay Darajo Bixinta Ciidamada {DAAWO}

    Ceerigaabo 10.Aug (SDN) Ciidanka Asluubta ee Gobolka Sanaag ayaa Maanta Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Xukuumadiisaba uga Mahadceliyay Bixinta Derajooyinka Ciidamada kala duwan. Xubnaha ciidanka Asluubta  ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin in ciidammadda Somaliland loo hirgeliyo darajadii ciidammadda qalabka iyagoo ku dooday inay tamar-gelinayso niyadda xubnaha ciidanka isla markaana ay wadada u xaadhayso in…

    Read More

      Hawlihii Airpor-ka Muqdisho oo caadi dib ugu soo noqday,Kadib Burburkii Diyaaradii Itoobia ee Shalay

      Muqdisho 10.Aug (SDN) Waxaa maanta  caadi u socda hawlihii Airporka Muqdisho oo shalay si kumeel gaar ah loo hakiyey kadib markii ay halkaasi kusoo dhacday diyaarad ay leeyihiin ciidamada dowlada Itoobiya, diyaaradaasi oo hub siday. Diyaaradan ku burburtay Airporka Muqdisho ayaa shalay keentay in la joojiyo diyaaradihii halkaasi kasoo degayey kadib markii looga cabsi qabay…

      Read More

        Somaliland: 5 New Countries That Might Exist By 2025

        With violence in Xinjiang continuing and tensions in Chechnya and Dagestan back in the public consciousness, it seems almost cliché to say the end of the sprawling, imperial nation-state is here, or at least not far off. Hell, a couple thousand signatures for an independent Texas got the foreign press questioning if even the U.S….

        Read More

          Siyaasiga Cali Cabdi Awaare oo ku Dhawaaqay inuu u taagan yahay Jagada Madaxweyne ee Punt land {DHAGAYSO}

          Garowe 10.Aug (SDN) Kulan uu saxaafadda ugu qabtay Magaalada Garoowe Siyaasiga Cali Cabdi Awaare ayuu si rasmi ah ugu shaaciyay musharax nimadiisa isagoo muujiyay waxqabadkiisa Hadii la doorto iyo qibrada uu u leeyahay. ” ..Sida aad ka war qabtaan muddo badan waxaan kasoo shaqeeyay Puntland, mar walbana waxan u heelanaa horumarka iyo waxqabadka Puntland laga…

          Read More

            Madaxweynaha Jubaland oo Ku Sugan Magaalada Afmadow iyo Kulamo uu la Yeeshay Ciidamadiisa iyo kuwa Kenya

            Afmadow 10.Aug (SDN) Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo shalay gaaray magaalada Afmadow ayaa halkaasi kula kulmay ciidamada maamulka iyo kuwa Kenya ee deegaankaasi ku sugan. Madaxda uu hogaaminayo Madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa booqasho ku tagay deegaankaasi kadib markii ay dagaalo dhawaan ka dhaceen magaalada Afmadow halkaasi oo ay weerar kusoo qaadeen kooxaha Al Shabaab iyo…

            Read More

              Mareykanka Oo Sheegay In Safaaradihiisa Uu Dhawaan Xidhay ay Dib U Furmayaan Maalinimadda Beri Ah

              Washington 10.Aug (SDN) Xukumadda wadanka Mareykanka ayaa sheegtay in 18 safaaradood oo dhawaan la xiray hanjabaad lala kulmay darteed in dib loo furi doono maalinta berito ah.Waxaana dawladu shaacisay inay wali indhaha ku hayso arrimaha ay maleegayaan kooxda Alqaacidda isla markaasna ka feejigan tahay. Waaxda arimaha dibada ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in safaarada Mareykanka…

              Read More

                Xaalad Caafimaad oo ka Taagan Degmada Balli Gubadle kadib Markii Shinbiro Badani Baraago ku Bakhtiyeen

                Bali Gubadle 10.Aug (SDN) Maayarka Degmada Baligubadle Cabdi Iimaan Jaamac(Guray) ayaa ka dayriyay waxyeelada caafimaad ee ka  dhalan karta shimbiro ku bakhtiyay baraagaha  Biyaha ee duleedka magaalada bali gubale. Waxaa Maalmihii u danbeeyay Jiida degmadaasi lagu arkayay  shimbirahan oo u socda raxan raxan oo ku dagayay biyaha baraagahaas iyaga  oo muddo ka dibna ku dhex…

                Read More

                  Puntland oo Dib u celisay Markab Turkey oo siday Raashin ay ku Sheegeen Mid Siyaasadeysan

                  Garowe 10.Aug (SDN) Waxaa xeebta Dekedda Bossaso soo gaaray Markab sida raashin mucaawino lagu sheegay oo laga soo diray magaalada Muqdisho laguna soo hagaajiyey Degmooyin  gaar ah oo ka tirsan gobollada Dowladda Puntland, kaasoo aan Dowladda Puntland  wax xiriir ah lagala soo samayn habayaraatee. Qaabka sharci-daradda ah ee raashinkaan lagu soo diray iyo baalmarista Dowladda…

                  Read More

                    Saraakiil Maraykan ah Oo Habeenkii Xalay Soo Gaadhay Muqdisho si ay Su’aalo u weydiiyaan Sheekh Xasan Daahir

                    Mugdisho:10-Aug-2013 (SDN)Xogo hoose oo ka soo baxaya  ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho habeenkii xalay ahaa ay soo gaadheen saraakiil ka socda dowladda Mareekanka oo loo soo xilsaaray baadhitaanka iyo maraamarnka sheekha Xasan Daahir Aweys.   Sheekh Xasan  oo Al-shabaab ka mid ah, islamarkaana markii  khilaaf weyni ururka ku yimi isku soo dhiibay Dawladda Federalka ah,…

                    Read More

                      War cusub oo Ka soo Kordhay Diyaaraddii ku Burburtay Garoonka Aadan Cadde iyo Qaar ka mid ah Dadkii Ku Dhintay oo La Ogaaday

                      Adisababa:10-Aug-2013 (SDN) Waxaa  isa soo Taraya  wararka ku saabasan diyaardii ku gubatay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, waxana haatan la sheegayaa  in sarkaal ka tirsan Ciidamadda Cirka Dalka Itoobiya  uu ku geeriyooday diyaaradda. Wargaysyada ka soo baxa Dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu qorey in Raggii ku geeriyoodey Diyaaraadii laga lahaa Dalka Itoobiya ee ku burburtey Garoonka Aadan…

                      Read More

                        Al-qaacida oo La Sheegay Inay Soo Saareen Miinooyin Jidhka Dadka Lagu samaynayo oo Aan Qalab Lagu Ogaan Karin

                        Sanca: 10-Aug-2013 (SDN)Haddii aad maqli  jirtey  maraykanka iyo Ruushka ayaa samaystay Hub casri ah oo aan noociisu adduunka hore uga jiri jirin, maanta waxa iyaguna markooda horumar sameeyey qaar ka mid muslimiinta Adduunka gaar ahaan kuwa caddaystay inay Dagaal kula jiraan dalalka sheegtay inay dunida ugu quwad badan yihiin. Digniino kasoo baxay dowladda Mareykanka ayaa…

                        Read More

                          Nin Miino ku Aasayey Buundada Magaalada Jowhar oo La Qabtay

                          Jowhar:10-Aug-2013(SDN) Ciidamada amaanka Magaalada Jowhar ayaa Aroornimadii hore saaka  gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu miino ku aasayay Bundada Magaalada Jowhar ee ay iskaga kala gooshaan labada Xafadood ee Magaalada Jowhar. Ninkan ayaa la sheegay in Booliisku qabteen xili uu ku howlanaa aasida Miinadaa waxaana la sheegay in Ciidamada roonda samaynayay halkaa kula kulmeem…

                          Read More

                            Dhacdo Xanuun Badan oo ka dhacday Dalka Faransiiska.

                            Paris:10-Aug-2013(SDN)Sida laga soo xigtay Wargeys ka soo baxa Dalkaasi Faransiiska, ayaa waxa uu daabacay Dhacdo la yaab leh kadib markii Qoys dalkaasi u dhashay ay muddo Saddex bilood  ah haysteen Gabadh meyd ah.   Aabaha Qoyskaasi ayaa waxaa lagu soo waramaaya inay ka dhimatay Hooyadii Carruurtaasi u dhashay oo la sheegay inuu aad u jeclaa,…

                            Read More

                              Tahriibayaashii Ugu Tirada Badnaa oo Labadii Maalmood Ee Ciidda ka Tallaabay Xuduudda Somaliland iyo Ethiopia iyo Xukuumadda oo Indhaha ka qarsatay Celintooda

                              Hargeysa:10-Aug-2013(SDN) Waxa labadii Maalmood ee Ciidul fidriga Ka tallaabayXuduudda u dhexaysa Somaliland iyo Ithiopia dhallinyaradii ugu tirade badnayd oo koox koox u socota, iyadoo Xukuumadduna aanay wali waxba ka qabanin sidii loo joojin lahaa. Dadka Shababka ah ee Ku Deegaamada Wajaale  iyo kuwo kale oo xuduuda ku Teedsan, ayaa shabakadda wararka Ee Qurbejoog.com u sheegay…

                              Read More

                                Somaliland: Saraakiil Tiro Badan oo ka Tirsan Ciidamada Kala duwan oo Xabsiyada loo Taxaabay Ka dib Saluug ay Ka muujiyeen Derejooyinkii la siiyey.

                                Hargeysa:10-Aug-2013(SDN)Ilaa intii ciidamada kala duwan ee Somaliland la siiyey Derejooyinka, waxa soo baxaya Muran iyo Guux badan oo qaar ka mid ciidamadu ka muujiyeen Saamiga ay Heleen Derejooyinka. Saraakiil farabadan oo aan la magacaabin ayaa warar lagu kalsoon yahay sheegayaan in xabsiga la dhigay ka dib markii ay ku qanci waayeen Derajadii la siiyey, iyadoo…

                                Read More

                                  Video Shabaabku shaaciyeen oo Minnesota Ruxay

                                  Minneapolis August 10,2013(SDN)-Magaalada Minneapolis ayaa mar kale Waxa so wejahay werwer ka dhashay cajalad video ah oo ay shaaciyeen kooxda Al Shabaab. Cajaladaan ooah mid40 daqiiqo soconeysay ayaa lagu shaaciyay barta YouTube. maamuleyaasha YouTube ayaa ka saaray bogooda ka dib kolki ay cadaatay in ay lidi Ku tahay ujjeedada bogs lol aasaasay. “cajaladani Waxa ay…

                                  Read More

                                    Xildhibaanno u istaagay Dhexdhexaadinta iyo Xallinta khilaafka ka Dhex Aloosan Puntland iyo Somaliya

                                      Garowe:Aug -10- 2013 – (SDN)Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya  oo dhawaan gaaradhay deegaanada maamulka Puntland, ayaa sheegay inay u istaageen sidii ay ku xallin lahaayeen khilaafka ka dhaxeeya maamulka Puntland iyo dowalda Federaalka Soomaaliya.   Maxamed Cabdi Yuusuf, oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ku sugan Puntland, oo Warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay…

                                    Read More