Webmaster

    Wareegii labaad ee doorashada Maali oo ka socota Wadankaas

    Maali 11.Aug (SDN) Dadweynaha dalka Maali ayaa maanta codkooda ka dhiibanaya wareegii labaad ee doorashada madaxtinomada dalka maali,iyadoo la kala dooranayo labadii Murashax ee ugu codadka badnaa wareegii hore ee doorashada . Labadan Musharax ee ku tartamaya madax tinimada dalkaasi oo lagu kala magacaabo Ibraahim Abokor Kiita oo ahaan jiray Ra’isal wasaare dalkaasi xukunkiisa soo…

    Read More

      Haji Abdi Warabe Calls Government and Somaliland Diaspora to Support National Library

      Hargeisa, Aug 11, 2013 (SDN) — Somaliland’s oldest and well known member of Somaliland’s upper house of parliament (Guurti) Haji Abdikarim Yususf ‘Abdi Warabe’ has called Somaliland government and the diaspora to support the establishment of the national library. Haji Abdi Warabe made remarks while talking to the press today in Hargeisa . “The government should…

      Read More

        Wefti ka Socda Xukuumada Somaliland oo kulan Magaalada Laascaanood kula Yeeshay Xildhibaano iyo Cuqaal

        Laascaanood 11.Aug (SDN) Weftigii Wasiirada ahaa ee Ku Sugnaa Magaalada Laascaanood ayaa maanta Xarunta dawlada hoose kulan balaadhan kula yeeshay qaybaha bulshada sida Cuqaasha,Dhallinyarada iyo Haweenka . Kulankaas oo sidoo kalena ay ka soo qayb galeen Gudoomiyaha Gobolka Sool iyo Duqa Magaalada Laascaanood  oo ay Weheliyaan Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Magaaladaasi ayaa waxaa hadalo ka…

        Read More

          Xaaji Cabdi Waraabe oo Xukuumada iyo Qurbejooga ugu baaqay in la Taageero Aasaaska Maktabad qaran {DHAGAYSO}

          Hargaysa 11.Aug (SDN) Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland Xaaji C.kariin Xuseen Cabdi Waraabe ayaa maanta Sheegay in Gole ahaan ay qaybtooda ka qaadan doonaan hirgalinta aasaaska maktabada qaranka oo laga hirgalinayo Caasimada hargaysa. Xaaji Cabdi Waraabe oo la  hadlayay Warbaahinta ayaa Sheegay inay soo dhawaynayaan Maktabad qaran oo qaban qaabadeedu ay hada…

          Read More

            Egypt, Sudan, Ethiopia to meet on Nile waters by end of August

            Addis Ababa, Aug 11, 2013 (SDN) — Negotiations for holding the long-anticipated meeting between Egypt, Sudan and Ethiopia to discuss the latter’s Grand Renaissance Nile Dam Project are still ongoing, Egypt’s ambassador to Addis Ababa said. Ambassador Mohamed Idris denied recent media reports that the meeting is set to take place within days. However, he told Al-Ahram…

            Read More

              Djibouti Promises Somalia More Military Aid

              Beledweyne, Aug 11, 2013 (SDN) — The government of Djibouti has promised to give more military support to Somalia. The promised was made by the visiting Djibouti defense minister who celebrated the Eid festival with the residents Beledweyne town in Hiran region of Somalia. “We will support the government with military facilities and training “said the…

              Read More

                Hor-jooge ka tirsanaa al-Shabaab oo ku dhintay is-rasaaseyn

                Buula Burde 11.Aug (SDN) Hor-jooge ka tirsanaa maleeshiyada al-Shabaab oo lagu magacaabi jiray Cali Wadaafo ayaa ku geeriyooday is-rasaaseyn shalay galinkii dambe dhex martay maleeshiyo uu hor-joogaha u ahaa. Is-rasaaseynta oo ka dhacday deegaanka Tardo oo ka mid ah deegaannada hoos yimaada degmada Buulo-Burte ee gobolka Hiiraan ayaa timid markii maleeshiyada dagaallanay ay ku murantay…

                Read More

                  Al-Qaida Militants in Somalia Destroy £480,000 in UK Aid

                  London, Aug 11, 2013 (SDN) — Humanitarian aid supplies worth £480,000 have been looted by al-Qaida-linked militants in Somalia, official documents reveal. The supplies, which were paid for by the UK taxpayer and stored in warehouses, were stolen by al-Shabaab insurgents in 2011-12 and later believed to have been set ablaze. The details have emerged from…

                  Read More

                    Qalab iyo Sahay Gargaar oo la Sheegay in Xarakada al-Shabab ay qaadatay

                    Muqdisho 11.Aug (SDN) Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Xarakada al-Shabab ay ka qaadatay qalab iyo sahay kale bakhaarada hay’ado gargaar oo ku yaalla Soomaaliya. Waxay ahaayeen qalab xafiiseed iyo sahay gargaar oo hay’daha la shaqeeya dowladda Britain ay ku kaydiyeen qalab xafiiseedkooda iyo sahay gargaar. Waxaa qalabkaas maalgaliyay dowladda Britain, waxaana qiimihiisa lagu qiyaasay…

                    Read More

                      Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dibu Dajinta Somaliland Oo Deeq Raashin Iyo Dhar Iskugu Jirta Soo Gaadhsiiyay Dhakhtarka Dhimirka Boorama

                      Boorama 11.Aug (SDN) Agaasimaha guud ee wasaarada dibu dajinta Somaliland Mudane Xaaji Maxamuud Jibriil Yoonis ayaa maanta dhakhtarka Dhimirka Boorama soo gaadhsiiyay deeq Timir,Buskud Iyo Dhar uu soo wakiishay walaalkii Aadam Jibriil Yoonis oo degen Wadanka Demnark. Munaasbadii gudoonsiinta deeqdan oo ka dhacday xarunta dhakhtarka dhimirka ayaa ugu horeyn waxa ka hadlay Agaasime Xaaji Maxamuud…

                      Read More

                        Suldaan Xiirey Oo Madaxweynaha Ku Ammaanay Bixinta Derajooyinka Ciidamada Sheegayna Inay Tahay Mid Bulshada Iyo Qarankuba Ku Diirsaday

                        Hargaysa 11.Aug (SDN) Afhayeenka Salaadiinta Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed  Xiirey ayaa soo dhaweeyay bixinta Derejooyinka Ciidamadda kala duwan ee dhawaan Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo)ku taxay Ciidamadda kala duwan ee qaranka. Afhayeenka Salaadiinta Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed  (Xiiray) oo Wargeyska Saxansaxo u waramaayay ayaa sheegay inuu ku bogaadinaayo Madaxweynaha Somaliland Md Axmed (Siillaanyo)…

                        Read More

                          Meher Farxad Leh: Samiira M Cumar-Yey iyo C/Risaaq Askar

                          Aabbo Maxamed Cumar-Yey, Hooyo Raxma Maxamuud Gahayr, NimcoMaxamed Cumar-Yey, Hoodo Maxamed Cumar-Yey, Khatin Maxamed Cumar-Yey, Ayaan Maxamed Cumar-Yey, Diiriye Maxamed Cumar-Yey, XamdiMaxamed Cumar-Yey,  Cumar Maxamed Cumar-Yey iyo dhammaan Reer Cumar-Yey oo kala jooga dacallada adduunku, Waxa ay hambalyo meher u dirayaan: Samiira Maxamed Cumar-Yey iyo C/Risaaq Xuseen Axmed (Askar)  Oo uu 10/Ogos/2013-ka meherkoodu ka dhacay Scandinavian Hotel ee magaalada Hargeysa, Waxa ay…

                          Read More

                            Hambalyo Meher: Samiira Maxamed iyo C/Risaaq Xuseen

                            Ayeeyo Hodan Cabdi Cilmi, Ayeeyo Aamina Axmed Weris, Abtiyo Siciid Maxamuud Gahayr ( Kabadheere), Abtiyo Mahad Kabadheere, Abtiyo Eng Khadar Kabadheere, Abtiyo C/Qani Kabadheere, Abtiyo C/Shakuur Kabadheere, Abtiyo Abuubakar Kabadheere, Abtiyo Cumar Kabadheere, Abtiyo Cismaan Kabadheere, Habaryaro Saado Kabadheere, Habaryaro Khadra Kabadheere iyo dhammaan reer Maxamuud Gahayr (Kabadheere). Waxa ay hambalyo meher u dirayaan: Samiira…

                            Read More

                              Liiska Soddon (30) Ka mid saraakiisha Ciidanka Qaranka Ee Qaadatay Derejaada Gaashaanle Sare iyo Beelaha ay ka soo jeedaan

                              Hargeysa:Aug-11-2013 (SDN)- Tan iyo markii Dhawaan ciidamada kala duwan ee Somaliland loo qaybiyey Derejooyinka, ayaa waxa soo baxayey Guux iyo Saluug farabadan oo laga tirsanayey Guddida soo xushay qaadka loo qaadanayo Derejooyinka. Warbaahinta Somaliland, ayaa socod badan u gashay helitaanka liiska rasmiga ah ee saami-qaybsiga ay beelaha Somaliland u heleen Derejooyinka iyadoo ay jiraan Beelo…

                              Read More

                                Turkey Oo Ciidankiisa Nabad-ilaalinta Kala Baxaya Dalka Lubnaan

                                Ankara: 11-Aug-2013 (SDN)Xukuumadda Turkey ayaa qorsheynaysa inay ciidamadeeda kala baxdo ciidamada Nabad-ilaalinta Qaramada Midoobay ee howlgalka UNIFIL u jooga dalka Lubnaan. Xogtan ku saabsan ka bixitaanka ciidanka Turkey ee Dalka Lubnaan, ayaa waxaa sheegay ilo ka tirsan Turkey iyo Qaramada Midoobay, waxaana loo malaynayaa in arintaasi xidhiidh ay la leedahay afduub dhawaan ka dhacay dalka…

                                Read More

                                  Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland oo Xukuumadda Siilaanyo Ku Eedeeyay Inay Darajadii Ciidamada u Bixisay Qaab aan Cadaalad Ahayn Tageerayna Golahii wada Tashiga Dawasho wacan

                                  Berbera Aug-11-2013(SDN) Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland oo Xukuumadda Siilaanyo Ku Eedeeyay Inay Darajadii Ciidamada u Bixisay Qaab aan Cadaalad Ahayn, Salaadiinti Golaha Wadatshiga iyo Xukuumadda Dhexdhexaadinaysayna ku Tilmaamay Qaar ay Xukuumaddu Dhabarka soo Taabatay Suldaanka Guud Ee Beelaha . Halkan kaa daawo

                                  Read More